Somaliland: Warring Factions of Parliament Bury the Hatchet

    Hargeisa, 19 Feb 2014 (SDN) –Somaliland’s lower House of parliament warring factions allied to speaker Abdirahman Irro and his two deputies have buried the hatchet by accepting to elders recommendations. The Guurti elders recommendations that were unanimously accepted by the warring factions entail 1. Lowering the votes needed to disposed the house speaker from 55…

    Read More

      Gaadiidkii Iyo Qalabkii Lagu Bilaabayay Dhismaha Wadada Ceerigaabo iyo Burco oo Caawa Hargaysa Soo Gaadhay,Faanka ka Dhacay Wasiir Xirsi {DHAGAYSO+ SAWIRO}

      Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Waxa maanta Dalka soo gaadhay Agabkii lagu bilaabayey Wadada Ceerigaab kaasi oo ka soo degay Jabuuti soona maray Dhulka Somaliland nasiib wanaagna nabad ku soo gaadhay dalka iyada oo ay ka hortageen Wefti balaadhan oo ka kala socday Qaybaha Bulshada Golayaasha qaranka Sulaadiinta Dalka iyo Masuuliyiin fara badan oo kale. Guji…

      Read More

        Muxuu Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu ka Yidhi Wada Shaqayntii Isaga iyo Gudoomiye Cirro {DHAGAYSO}

        Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa Shaaciyay in Guud ahaanba la soo Afjaray Murankii ka dhex aloosnaa Golaha Wakiilada ,Isagoo Xusay In markasta oo ay Wax dhacaan ay Somaliland Caado u Leedahay in Wada hadal lagu kala baxo. Gudoomiye Ku xigeenka 1aad Waxaa kale oo…

        Read More

          Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada oo Ka Hadlay Dareenkiisa ku Aadan Go’aankii Guurtida {DHAGAYSO}

          Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Gudoomiye Ku Xigeenka Labaad ee Golaha Wakiilada Dr Cali Yuusuf Axmed Ayaa Sheegay inay Ku qanacsan Yihiin Go’aankii ay Golaha Guurtidu ku Furdaamiyeen Khilaafkii Ragaadiyay Hawlihii Shaqo ee Golaha Wakiilada. Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Aqalka Wakiiladu Waxa uu Xusay in Wixii haatan ka danbeeya uu Goluhu si rasmi ah Shaqadiisi…

          Read More

            Diblomaasiyadda Guddoomiye Cirro oo Guuleysatey

            salaan ayaan u dirayaaa warbaahinta iyo bulshada reer somaliland dhamaantood salaan ka bacdi sida aynu ka war hayno waxa maalmahan ka socdey golaha khilaaf balaadhan oo u dhexeeya xubnaha baarlamaanka, khilaafkaasoo salka ku hayey wax ka bedel lagu sameeyey xeerhosaadka golaha wakiilada, kaasoo isaguna dabada ku hayey isku shaandheyntii uu Guddoomiyaha Golaha wakiilada somaliland ku…

            Read More

              HAMBALYO MEHER WACAN

              بارك الله لك وبارك عليك وجمع بينكما في خير Muhyadiin Abdillah Saed, Khadar Abdillahi, Abdirahman Abdillah saed, Mohamed Abdillah saed (Cambe) Mahad Jama Mohamoud, Abdirizak Jama Mohamoud Osman Yusuf Osman, Mohamed Aadam Hassan, Zakariye Abiib gudhane, Adnan Abiib, Abdirizaq Ahmed Hussein, Dhamaan Ehelka Qaraabada iyo Asxabtuba waxay Hambalyo Meher wacan halkan u Marinaysaa Sheikh Saeed…

              Read More

                Madaxweyne Siilaanyo oo Kulan la Qaatay Ergadii Guurtida,iyo Shirgudoonka Wakiilada Soona Dhaweeyay Go’aanka Sawiro

                Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland  Md Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa qasriga madaxtooyada ku qaabilay Ergadii Golaha Guurtida ee Isu Xilqaantay soo afjarida Khilaafkii ka Dhex taagnaa Golaha Wakiilada, Iyo Shirgudoonka Golaha Wakiilada . Gudidan oo ay Hor kacayeen Ku simaha Gudoomiyaha Golaha Guurtida,Mudane Siciid Jaamac Cali , Gudoomiyaha Gudida Joogtada ah ee…

                Read More

                  Qaraarka Xalka looga dhigay Khilaafkii Cakirnaa ee Wakiilada,Oo Ku Soo dhamaaday Qodobo labada Dhinacba dani ugu Jirto {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 19.Feb 2014 (SDN)- Fadhi Xiligiisii ka soo Hor maray ayaa maanta ergadii Guurtida ee Isu Xilqaantay Soo Afjarida Murankii Golaha Wakiilada kaga dhawaaqay Xarunta Golahaasi. Xaaji Cabdi Xuseen “C.waraabe” oo Fadhigaasi Hadal dheer ka soo Jeediyay ayaa Mudanayaasha Golaha Wakiilada hoga Tusaaleeyay Xilka dal iyo dadba taabanaya ee ay u hayaan Somaliland, Waxa uu…

                  Read More

                    WADDANI TORONTO :CANBAARAYN,TAAGEERO,WAANO& HANBALYO

                    Waxa  Kulan balaadhan iisugu yimmid  xubno ka mid ah  haldoorka Somaliland ee degan  magaalada Toronto iyo taageerayaasha Xisbiga Mucaaridka ah ee WADDANI. Waxay ka falanqoodeen Marxalada  adag ee Somaliland ku jirto  iyo jaahwareerka siyaasadeed. Dood dheer ka dib waxaa laysla gartay  qodobada hoos ku xardhan : 1. Canbaarayn:  Waxaanu  si adag u canbaraynaynaa fargelinta qaawan…

                    Read More

                      DAAWO:Warbixinta Xaaska Ganacsade reer Jabuuti ah oo Somaliland loo mustaafuriyay

                      Jabuuti Feb 19,2014(SDN)-Xaaska Maxamed Daahir Rooble oo ah muwaadin reer Jabuuti ah oo dhawaan loo mustaafuriyay Jamhuuriyada Somaliland ayaa ka warbixisay dhacdadaa ugubka ah. Maxamed Daahir ayaa intii aan la mustaafurin laga xayuubiyay dhalashadii dalka Jabuuti ee uu u dhashay iyadoon loo sheegin sababta tacadiga loogu geystay,DAAWO Post by Union pour le Salut National –…

                      Read More

                        Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Oo Sii Daayey Sagaal Sarkaal oo uu HOre Xabsiga Ugu Taxaabay iyo Magacyadooda

                        Hargeysa:19-Feb-2014(SDN)-Kooxdii Saraakiisha ahayd ee Taliyaha Ciidanka Qaranka Somaliland Xidhxidhay, ayaa la sii Daayey Sida ay Qurbejoog u xaqiijiyeen Ilo ku Dhaw Ciidanku.  Toddobaddii hore ee Taliyuhu xidhay ayaa soo Dayntooda la Raaciyey Saddex Sarkaal oo iyagu hore u xidhnaa kiiskoodana aan faahfaahin laga bixinin.   Lama oga sii dayntooda waxa sababay saraakiisha Ciidankuna kamay hadal…

                        Read More

                        Barcelona ayaa 2-0 Ku Samirsiisey Man City (Champion League) DAAWO- By Jaahuur.

                        Etihad Stadium-Feb-18-2014-(SDN)-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaaiyo cariga Ingiriiska iyo ciyaar aad u xiiso badneyd oo dhex martay Barcelona iyo Man city kana tirsaneyd horyaalka Yurub ama (champion League) Horyaalkan Yurub ayaa iskugu soo biyo shubtey iney foodda isla galaan 16-ban kooxood. Haddaba ciyaartan dhexmartay Barcelona iyo Man city ahaydna lugtii hore waxay ka…

                        Read More

                          We must go up against political corruption and kickback engaged by few government officials‏

                          Few somaliland ministries are engaged political corruption and kickback using the power of their government positions as ministries.In broad terms, political corruption is the use of governmental powers by government officials for illegitimate private gain. Misuse of government power for other purposes, such as repression of political opponents and general police brutality, is not considered political corruption. Neither are illegal…

                          Read More

                            Saudi Arabia – 12,000 Somalis Expelled – Mass Deportations Without Considering Refugee Claims

                            Nairobi — Saudi authorities have deported more than 12,000 people to Somalia since January 1, 2014, including hundreds of women and children, without allowing any to make refugee claims. Saudi Arabia should end the summary deportations, which risk violating its international obligations not to return anyone to a place where their life or freedom is…

                            Read More

                              “Wasiir Garaadow Kursiga Waxaad Ku Heshay Inamadii Aad Adeerka U Ahayd Ee Seemaal Lagu Gawracay Dhiigoodii”Dhalinyarada Awdal ka Daawo Qurbejoog.com

                              Boorama 18.Feb 2014 (SDN)- Qaar ka mid ah dhalinyarada mas’uuliyiinta xisbiga Mucaaradka UCID Ee Gobolka Awdal oo wax laga xumaado ku tilmaayay hadalkii shalay ka soo yeedhay wasiirka shaqada iyo arimaha Bulshada Somaliland Mudane Garaad oo uu ku Duray Gudoomiyaha Xisbiga Ucid isla markaana Maah Maah aanu Geyin Goob Fagaare ah ka Jeediyay . Waxaa…

                              Read More

                                Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex oo Xukun ku Riday Afar Weriye,iyo Asbaabaha loo Cuskaday {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Maxkamada gobolka Maroodi Jeex  ayaa maanta xukun ku riday sadex weriye oo ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee Somaliland. Garsoore Axmed Dalmar Ismaaciil  oo ka mid  ah garsoorayaasha maxkamada gobolka Maroodi Jeex ayaa waxa uu shaaca ka qaaday  xukunka lagu riday saxafiyiinta ka tirsan warbaahinta madaxa banaan ee ka hawl gasha…

                                Read More

                                  Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland iyo Nuxurka Khudbad uu u Jeediyay Qaybaha Warbaahinta {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 18.Feb 2014 (SDN)- Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Md Cali Maxamed Warancadde oo Maanta ka Hadlay Kulan uu la Qaatay Qaybaha Warbaahinta Somaliland ayaa  xusay in qabyaaladdu tahay shay Qaran dumis ah isla markaana aanay haboonayn inay ka muuqato saaxadda siyaasadeed iyo ta bulsho ee Somaliland, xilli ay Jamhuuriyadda Somaliland tiigsanayso dunida inteeda kale. Wasiirku…

                                  Read More