Baqe-carar Ka Taagan Madaxtooyada Somaliland, Gawaadhidii Ciidanka Ilaalada Oo Dhammaantood Caawa Dibadda Loo Soo Saaray iyo Baadhitaan Ka Dhex Socda Gudaha Aqalka Madaxweynaha

    Hargeysa:21-Feb-2013(SDN)-Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa caawa xaalad Adagi ka Taagan Tahay, waxana Heegan Buuxa La Geliyey Ciidamada Ilaalada Madaxtooyada, iyadoo Baabuurta Gaashaman Ee Madaxtooyadana lagu Gooyey Albaabada laga Gala Madaxtooyada. Inta Badan Gaadiida Qoryuhu saaran yihiin ee Madaxtooyada, ayaa dhammantooda dibadda loo soo Saaray, waxana Si weyn loo Dhoobay Waddooyinka u dhaw Aqalka, iyadoo Ciidamo Tiro…

    Read More

      “Ragga Lacagta nagu Haystaa waxa ay ku jiraan Albeerkooyin Hargeysa oo marka Muddadu Dhammaato ayey lacagta soo Doontaan Uun” Xildhibaan ka Tirsan Golaha Deegaanka Buuhoodle Waraysi Gaara {DHAGAYSO}

      Hargaysa 21.Feb 2014 (SDN)-  Xildhibaan Xirsi Raygal oo hal habeen ku jirey Saldhiga Dhexe ee Magaalada Hargeysa, isagoo Xadhigiisa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha somaliland Saleebaan Garaad Soofe oo uu sheegay inuu hannaan qaawan oo qabyaaladaysan ula hadlay. Xildhibaanka oo Khadka Telefoonka uga Waramay Shabakada Qurbejoog.com ayaa faahfaahin ka bixiyay Qaabka loo Xidhay…

      Read More

        Tvga Universal ayaa waxa u qabanaya Dood Culus oo dhax mari doonta labada Xisbi ee Ucid iyo Kulmiye Mujaahid Cali Gurey iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan Habeenka Sabtida 22/2/14 Sacada 6:pm uk 9Pm Geeska Africa

        London 21Feb14(SDN) La Soco dood xiiso badan oo hore uga dhicin wadankan Uk iyo Telefeshenada ku hadla afka soomaliaga waa dod dhax mari doonta si live ah  Mujaahid Cali Gurey oo xisbiga Ucid iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye doodan oo aad ka dawan dontaan Tvga UniversalTv waxii faahfaahina kala…

        Read More

          Somaliland: Ministry of Sports Acquires New Premises

          By: Abdirisak Itaqile Hargeisa, 21 Feb 2014 (SDN) – Amid cheers and applause from the gathered officials and guests, Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” has on Thursday officially opened the new administrative building of the Ministry of Sports, Youth and Culture. Under the storm of applause of those present at the ceremony, President Silanyo…

          Read More

            Warabixin Lagu Shaaciyey Xafiisyo Qarsoon Oo Sirdoonka Ethiopia Ku Leeyihiin Magaalooyin Somalia iyo Somaliland kuYaalla Iyo Shaqada ay Hayaan

            21-Feb-2014(SDN)-Warbixin dheer oo Xafiisk Xuquuqda Aadamiga u qaabilsan Afrika Daabacay, ayaa Daaha Lagaga Rogay Tacaddiyo Qarsoon iyo Daba gal Sirdoonka Ethiopia ku Hayaan Xubnaha ka Tirsan Dadka Deegaanka Ogaadeenia. Warbixintan ayaa lagu sheegay in Ciidamada Ethiopia ee Sirdoonka ahi ay Xafiisyo Qarsoodi ah ku leeihiin Goobo Qarsoon oo ku Yaalla Meelaha ay Dadkaasi inta Badan…

            Read More

            Xulka Gabdhaha Kanada ee Xeegada Ayaa Hantiyey Biladda Dahabka Markii Aay 3-2 Ku Karbaasheen Xulka USA(Sochi Olympic Winter Games 2014) By Jaahuur.

            Sochi,Russia-20-Feb-2014-(SDN-Ottawa) Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula firdhiyeynaa xagaaiyo Sochi iyo ciyaartii kama dambeysta aheyd ee dhexmartey xulka qaranka Kanada Gabdhaha ee xeegada iyo kuwa USA oo ku kala faraxashey biladda dahabka (Sochi 2014 Olympic Winter Games) Haddaba ciyaaraha xeegada ama Hockey-da ayaa aad looga jecel yahay qaaradda America siiba Waqooyiga America,oo waxaa laga daawanayey ciyaatan…

            Read More

              OGAYSIIS: SHIRKA 1DA MARCH 2014 EE QURBAJOOGTA ISAAQ EE DEEGAANKA ISMAAMULKA SOMALIDA EITHOPIA

              Waxaa la ogaysiinayaa dhammaanba qurbajoogta ku nool UK iyo dalka kale ee Yurub imankara ee ka soo jeeda degaanka ismaamulka Somalida Ethopia gaar ahaan degaanka Beesha Isaaq in shir balaadhan lagu qabandoono magaaladda London 1da March 2014. Shirkaas oo ay gaban qaabinayaan Guddida Guud ee Qurbajoogta Deegaanku ee imika weli xilka sii haysa. Shirka waxaa…

              Read More

                OGEYSIIS:DOOD WADAJIR AY U QABAN QAABIYEEN QURBEJOOG.COM IYO UNIVERSAL OO DHEXMARI DOONTA UCID IYO KULMIYE

                La Soco dood xiiso badan oo dhax mari doonta si live Mujaahid Cali Gurey oo xisbiga Ucid iyo Mujaahid Maxamed Yusuf Libaan oo ka soo jeeda Xisbiga Kulmiye doodan oo aad ka dawan dontaan Tvga UniversalTv waxii faahfaahina kala soo xiriir qurbejoog.com adoo fariinta soo dhigaya naasir72@gmail.com doodan waxay baxaysaa 06:00Pm Uk Afrika 09:pm waxa…

                Read More

                  Extreme Genital Mutilation on Retreat in Somaliland

                  Hargeisa, 20 Feb 2014 (SDN) –It is a ritual supposed to keep women “pure”, but an increased understanding of the severe health risks of extreme forms of female genital mutilation appears to be slowly rolling back its prevalence in Somalia’s northwest. In the self-declared Somali republic of Somaliland, most women over 25 have undergone the…

                  Read More

                    “Wasiirku intuu laabta iska garaacay ayuu yidhi anigu nin Axmed Garaad ah baan ahay, annaguna dee waayahaye Haddii aad sharcigii iyo xukuumaddii Meesha ka Saartay Niman Maxamed Abokor ah Baanu nahay ayaanu ………..” Xildh. Xiris Raygal

                    Hargeysa:20-Feb-2014(SDN)-Xildhibaan Xirsi Raygal oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Qorilugud ayaa ku Eedeeyey Wasiirku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Saleebaan Garaad Soofe iyo Wasiirka wasaaradda Caafimaadka Somaliland Saleebaan Xaglo toosiye inay Xoog ku haystaan lacagtii kabka Ahayd ee Dawladda dhexe siiso Dawladaha Hoose. Xildhibaan Xirsi ooh al Habeen oo xadhig ah arrintan ku…

                    Read More

                      Muqdisho: Libaax Cadhaysan Oo Xalay Ammaanka Magaalada Khalkhal Geliyey, Laba Qofna Dhaawacyo u Geystay

                      Muqdisho:20-Feb-2014(SDN)-Libaax Cadhaysan Oo Baxsad ahaa ayaa Habeenkii Xalaya Magaalada Muqdisho ku Dhaawacay Tiro dad shacab ahaa oo Halkaas ku sugnaa. Libaaxan ayaa la sheegay inuu ka soo Fakaday Goob ku Taalla Waddada Warshadaha oo uu muddo ku xidhnaa, waxana uu Halis geliyey Nolosha Boqolaal qof oo  ku sugnaa Aagga oo markaas  soo Galay.   Dad…

                      Read More

                        Saaka oo Kale iyo Laba iyo Sodon Sanno ka hor iyo Hargaysa oo ku Waabariistay Dareen Colaadeed iyo Dhiilo hor leh {Barnaamij u Gaar ah Qurbejoog.com Dhagayso.

                        Hargaysa 20.Feb 2014 (SDN)-Dhagax Tuurkii Taliskii Siyaad bare iyo Dareenkii Hargaysa ka jiray Fooraha Dhacayaa Ma kii February-baa Daruuro Colaadeed ayaa dul hoganayay Bulshadii ku noolayd Magaaladan,Gaashaan qaad iyo Ganboolay Waxay Isu diyaariyeen inay Dhagax kala Hortagaan Ciidan ku hubaysan nooc kasta oo hubka dagaalka ah,Amarna ku Qaba in kii dhaqaaqaba ay Toogtaan,balse Waxay Gar…

                        Read More