Loolanka Isgaarsiinta Ee U Dhaxeeya Hormuud Iyo Dahabshiil Waa Guul U Soo Hoyatay Guud ahaan Ummadda Soomaaliyeed
Muqdisho Nov 24,2013(SDN)-Tan iyo wixii ka dambeeyay markii ay burburtay dowladdii dhexe ee Soomaaliya ayaa waxaa dalka ka hanaqaaday ganacsi balaaran, iyadoo sidoo kale dalka uu yeeshay shirkado isgaarsiin oo madaxbanaan iyo kuwo xawaaladeed kuwaas oo faa’ido iyo khasaare intaba u leh bulshada Soomaaliyeed. Sidaasi oo ay tahay ayaa waxaa labadii bilood ee ugu dambeeyay…
