Musharaxa Madaxweyne ee Xisbiga Ucid oo Xukuumada ku eedeeyay in Meel Shacabka loo Ogol yahay loo diiday Masuuliyiinta Xisbiga Ucid {DHAGAYSO}

    Hargaysa 25.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Ucid Jamaal Cali Xuseen oo Maanta ka hadlayay Soo dhawaynta Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo in Mudo ah Socdaal Shaqo ugu Maqnaa dalka Turkiga ayaa sheegay  inay fiicnaan lahayd inay si ka balaadhan sida ay u soo dhaweeyeen Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ay ku hawlanaayeen balse…

    Read More

      The history of Hargeisa as per documentary from Tube taken Hagi Abdi Hussen (Abdi Waraabe) commented by Dr. Mohamed Rashid sheik Hassan (An Ex-BBC Somali broadcaster))‏

      A city is a relatively large and permanent settlement although there is no agreement on how a city is distinguished from a town, however, many cities have a particular administrative and legal status and treated as head quarter of state legislative body and that is what distinguishes a city government from a town.Cities generally have…

      Read More

        OGAYSIIS OGGAYSIIS:CAAWA IYO HAWEENKA IYO HABLAHA UCID

        Waxa la Ogaysiinaya Dhaman  Taagarayaasha Haweenka UCID ee kunool LONDAN iyo Nawaaxigeed in laqabandoon Xaflad ka dhicidoonta magaalada LONDAN Habeenka  FREDAY 06/12/2013 .Sacada.07:00PM.ILAA IYO OO:30am Address. hoos ku qoran. EGYPTIAN HOUSE 95 BLoemfountain Road Londan W12 7DA.  {halkaasoo lagu soo bandhigi doono  talawadaag  iyo xog urrin xisbiga ah.waxaana GOOBTA  KA HEESAYA FANAANII ISUGU JIRTA RAG…

        Read More

        Sagaal Jir Reer Japan ah Ilaahayna Ku Maneystey Xirfadda Kubadda Cagta oo Dhan Ayaa Real Madrid u Saxeexay(Daawo) By Jaahuur.

        Takuhro Nakai-Japan-Nov-25-2013-Akhyaartay Koonkan Ilaahay abuurtey inta aad nooshahay waxaad ku arkaaysaa wax kaa yaabiya,Magaalada lagu magacaabo Takuhro Nakai oo ku taala dalkaa japan ayaa waxaa ku nool wiil yar oo 9-aal jir ah Ilaahayna hibo u siiyey xirfad kasta oo kubadda cagta lagu ciyaaro,bacdamaa aay naadiyaasha aduunka tartan ugu jireen sidii ay ku hanan lahaayeen…

        Read More

          Rajada Ra’isal Wasaare Saacid Oo Kor u Kacday Iyo Tiro Xildhibaanno Oo Hore Loo Sheegay Inay Ka Soo Horjeedaan Oo La Waayey

          Muqdisho:25-Nov-2013 (SDN)-iyadoo ay kala jiidashada Golaha Baarlamaanka ku dhex Maraysa Madaxweyne Xasan iyo Ra’iisal wasaare Saacid meel sare marayso, ayaa Haatan la Arkaa  Saacid oo hantiyaya Tiro badan oo aan markii hore la filaynin. Sida ay sheegayaan warar lagu kalsoon yahay oo warbaahintu ka helayso Xafiiska Ra’iisal wasaaraha, ayaa sheegaya inaanay 168-ka Xildhibaan ee la…

          Read More

          Ac Milan oo Gabalkeedii Sii dhacayo Markii ay 1-1 Kula Kuftey Genoa Iyo Taageerayaashooda oo ku Mudaharaadey(daawo) By Jaahuur

          Italy-San Siro Stadium-Nov-25-2013-(SDN)-Akhristiyaal Barnaamijkeena ciyaaraha waxaynu ku wajahaynaa naadiga facaweyn ee Ac Milan oo horyaalka Talyaaniga kaalinta 13-aad kaga jirta maxaa si ka ah? Todobaadkii hore waxaynu barnaamijkeenii ciyaaraha ku soo qaadaney isqab-qabsiga badan ee faraha lagaga gubtey kana dhexeeyey madaxda sare ee naadiga Ac Milan hormodkuna ka ahayd gabadha uu dhaley malkiilaha naadiga Berlusconi….

          Read More

            Ogaysiis:Dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Minnesota waxaa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan xafladda soo dhaweyn ta musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Caddaallada iyo Daryeelka (UCID), mudane Cabdirashiid Xasan Mataan.

            Ogaysiis: Dhammaan jaaliyadda Somaliland ee Minnesota waxaa lagu marti qaadayaa inay ka soo qayb galaan xafladda soo dhaweyn ta musharraxa madaxweyne-ku-xigeenka xisbiga Caddaallada iyo Daryeelka (UCID), mudane Cabdirashiid Xasan Mataan. Wakhtiga: Saturday, November 30th, 2013 5:30– 11:00 pm Goobta: 2400 Park Ave Minneapolis, MN 55404 Wixii faahfaahin dheeraad ah la xidhiidh Hassan Yonis @6126182969 Yusuf…

            Read More

              Somali Government Unveils 2014 Budget Proposal

              Mogadishu, 24 Nov 2013 (SDN) -Somalia’s Federal Government has on Sunday unveiled its 2014 budget proposal, which is more than this year’s budget. In total, the government plans to spend $219 million, which $128 million of the budget is local income from tax, according to the Ministry of Finance and Planning. Somali Minister of Finance…

              Read More

                “Talada waa la wada leeyahay laakiin markay fulin tahay cidi kuugu imanaysaa ma Jirto oo waa shaqadii Xukuumada” hadalkii Madaxweyne Siilaanyo ee qabashada Shirkii dooda qaran ee Ucid iyo Kulmiye {DHAGAYSO}

                Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Xukuumada Somaliland ee uu Gadhwadeenka ka yahay Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa si adag uga soo hor jeeda Shirka dooda qaran ee labada Xisbi Mucaarid ee Waddani iyo Ucid ay ku baaqeen taas oo ay ku sheegtay Mid ka hor imanaysa distoorka iyo shuruucda Wadanka,Isla markaana Madaxweynaha oo Keliyi uu…

                Read More

                  Xisbiga Kulmiye oo Mar kale Cadho ku kala dhaqaaqay Jawaabihii Warfidiyeenada ee Gudoomiye Muuse Biixi {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi iyo Guddoomiye ku-xigeenka xisbigaasi Maxamed Kaahin Axmed oo ahaa labada rafiiq ee isugu soo hadhay Xisbiga Kulmiye ayaa waxa soo kala dhex galay khilaafkii ugu cuslaa kadib markii Guddoomiyaha Golaha Guurtidda oo talada Xisbigaasi gacanta ku hayaa uu  dhex dhigay garabyada Xisbigaasi go’aan ka Maxamed…

                  Read More

                    President Silanyo Hosts Dinner Banquet for Visiting Turkish Ambassador

                    Hargeisa, 24 Nov 2013 (SDN) -Somaliland president Ahmed Mohamed Mohamoud “Silanyo” hosted a dinner banquet on Saturday night at the presidential Palace in honor of visiting Turkish Ambassador Hani Torun and his accompanying delegation. The banquet was attended by Vice-President Abdirahman Abdilahi Ismail, first lady Amina Waris, foreign minister Mohamed Bihi Yonis and cabinet members….

                    Read More

                      “biyaha aynu helno ee ilaahay ina siiyo intooda badan Bada ayey ku shubmaan iyaga oo wada Caradii wanaagsanayd” Wasiirka Biyaha {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 24.Nov 2013 (SDN)- Wasaarada khayraadka Biyaha ee Somaliland ayaa daahfurtay Xeerka Biyaha Somaliland, Munaasibada Daahfurka Xeerkan oo lagu qabtay Hotelka Maansoor Ee Hargeysa ayaa Waxaa ka soo qayb galay Wasiirka Wasaarada Biyaha Maareeyaha Wakaalada biyaha ee Hargeysa Masuuliyiinka socotay UNICEF, Musuuliyinka tirsan Golaha Xukuumada  iyo Martisharafkale oo tiroban. Wasiirka Wasaarada Beeraha  Xuseen Axmed Cabdule…

                      Read More

                        Tacsi:Eng Axmed Xasan Aden oo Hargeysa Ku geeriyooday

                        INA LILAHI WA INA ILEEYHI RAJICUUN Bahda Shebekeda Somalidiasporanews.com iyo inta ku xiraniba waxa ay tacsi hawada u marinayaan qoyskii ehelkii iyo qaraabadii uu ka baxay Marxuum Eng Axmed Xasan Aden. Marxuumka oo gaari uu la socday uu ku rogmaday duleedka magaalada Hargeysa ayaa  dhashay sanadii 1957dii waxaanu u shqeynayay wasaarada Hawlaha guud ee dalka…

                        Read More

                          Guddoomiye Saleebaan Gaal oo Xaraaradda Kulmiye Hoos U dhigaya iyo Muuse Oo Ka Kacay Soo Jeedimo ay Guddi Dhexdhexaad ahi ula Yimaadeen

                          Hargeysa:24-Nov-2013(SDN)-Madaxweynaha Somaliland, ayaa si aad ah uga Warwar qaba muranka iyo Is Qabqabsiga muddada Dheer dhexyaallay iyadoo xilligii loo iclaamiyey Shirweynaha Xisbiguna Uu Kaabiga inagu soo Hayo. Madaxweyne Siilaanyo oo Arrinta Daminteeda u igmaday inuu Guddoomiye Saleebaan ka Odayeeyo, ayaa Habeenkii xalay soo Saaray Go’aan uu labada Dhinac iskugu Keenayo. Sida ay sheegayaan  Wararka Hoose…

                          Read More