Dhacdo Naxdin leh Aabe Lix Caruur ah oo uu dhalay ku waayay Duufaanadii Puntland ku dhuftay {DHAGAYSO}
Nugaal 18.Nov 2013 (SDN)- Axmed Xasan Ismaaciil oo ka mid ah dadka ay saameysay duufaantii ku dhufatay deegaanno ka tirsan Puntland oo saxaafadda kula hadlay gobolka Nugaal ayaa sheegay in uu musiibadaasi ku waayay lix carruur ah iyo hooyadood. Waxa uu sheegay in uu ka maqnaa xilligaasi ay roobabka da’ayeen hoygiisa, isla markaana uu xayn ari…
