Madaxweynaha Somaliland iyo Socdaalkii Gaabnaa ee uu Magaalada Berbera (DAAWO)

    Berbera 15.Nov 2013 (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta socdaal gaaban ku tagay magaalo Xeebeedka Berbera waxaanu Madaxweynuhu u Kuurgalay Xaalada dadkii ku baro kacay roobabkii ka da’ay magaaladaasi . Sidoo kale Waxa uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Waxaa kale oo uu Tababar u soo gabo gabeeyay Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada…

    Read More

      Madaxweyne Siilaanyo Oo Saacadaha Soo Socda Saraakiil Militari Kula Kulmi Doona Markab Taagan Xeebta Berbera

      Berbera:15-Nov-2013(SDN)- Madaxweynaha Somaliland Md. Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) iyo xubno k tirsan Golihiisa Wasiirrada  , ayaa  saacadaha soo socda ee Maanta Markab dushii shir kula yeelan doona Saraakiil Millateri, kaasoo ku sugan duleedka Dekedda caalamiga ah ee Berbera.   Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud(Siilaanyo), ayaa la sheegay inuu maanta tegi doono magaalada Berbera. Waxaanu Warku…

      Read More

        Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Oo Madaxweynaha iyo Axsaabta Mucaaridka Mid Walba Si Gaar ah Runta Ugu Sheegay

        Hargeysa:15-Nov-2013(SDN)-Madaxweyne-ku-xigeenkii Hore Ee Somaliland Axmed Yuusuf Yaasiin ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay Baaqa ka soo Baxayey Axsaabta Mucaaridka ah ee la xidhiidha  shirka Dood qaran oo xukuumadda iyo Xisbigeeda Kulmiye Si weyn uga soo horjeesteen. Madaxweyne-ku-xigeenkii hore ee Somaliland oo maalintii shalay u warramayey qaar ka mid ah warbaahinta dalka, ayaa ugu horrayn tilmaamay…

        Read More

          Madaxweyne Obama oo Congress-ka Mareykanka ka dalbaday in cadaadis dheeri ah aan la saarin Iran

          Washington Nov 15,2013(SDN)-Madaxweynaha Dalka Mareykanka Barack Obama ayaa aqalka Congress-ka ee dalkaasi ka dalbaday in aaney cunaqabateyn dheeri ah saarin dalka Iran. Waa inta ay socdaan buu yiri wadahadalada reer Galbeedka iyo Iran ee ku saabsan sidii Iran loogu qancin lahaa in aaney sii wadin sameysashada Hubka Nuclear-ka. Mareykanka ayaa dalbana mudo dheeri ah in…

          Read More

            Qiimee Qaran-kaaga!! Bal -eeg Qaylo-dhaanta – Qorshe-xumada iyo Qabyaaladeynta Wadooyinka

            Waa qormooyinkeenii – -Qiraayey  Qudha iyo Qoonta iyo  Qoomamooyin joogto ah.Waa qormooyinkeenii qeexaayey Dhurta, Dhaqanka iyo dhiteysiga  xun ee xukuumadeenu caadeysatey. Waa qormooyinkeenii — Waa–Qaliban– Waa–Qadhiidh– Waa—Qadhaab– Waa -Qaaq — Waa Quus —Waa -Qeex — Waa Cad-Quudheed — Waa– Qurbaan– Qulaamin iyo Qudh-Qudho joogto ah –Waa Qaran -Jab  iyo Qoomiyad la’aan, Mar hadii Qorshihii Wadooyinkiina  Qabiil…

            Read More

              BALANBAALISTII iyo SHINIDII (PRT2)

              Anoo meeshii sii fadhiya , oo la yaaban dhaqankii QUDHAANJADA , ayaa waxa soo martey cayayaan aad u qurux badan , waa xiligii BALANBAALISTA . Culimadu waxay sheegeen , inay BALANBAALISTU tahay ta ugu muruqyada (xoogga) wayn  makhluuqaadka illaahay abuuray , ha arkin yaryaraanteeda iyo jiljileeceeda , intaa way duuleysaa , baalasheedaasuna mar qudha isma…

              Read More

                Kulmiye oo kulmiyay laba reer”SACLO”

                Waagii hore ee Somaaliya la joogay waxa jiri jiray shariikado ka dhexeeyay laba dal, sida Somaliya iyo Liibiya ama Romaniya, shariikadahaa waxa magacoodu sifayn jiray labada dal ee mulkiyadaasi ka dhexayso sida; LIBSOMA ama ROMSOMA. Malaa yaab ayay idinku noqon doontaa hadii aad barri maqashaan xisbiga SACLO. Kalmadani waa xarafyo laga soo qaatay labada mulkiile ee…

                Read More

                  inspirations of empowering our youth generations

                  Youth leadership is the practice of youths exercising authority over themselves or others. Youth leadership has been involved upon as a theory of youth development in which young people gain skills and knowledge necessary to lead civic engagement, education reform and community organizing activities. Countless programs around the world seek to teach young people particular…

                  Read More

                  Xulka Mexico oo 5-1 Ku Asqeysiiyey Xulka New Zealand(World Cup Play/off) By Jaahuur.

                  Mexico-Azteca Stadium-Nov-14-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jibaaxaynaa ciyaar aad u xiisa badneyd oo dhexmartey xulka Mexico iyo xulka New Zealand kana tirsaneyd isreeb-reebka koobka kubadda cagta ee aduunka kana dhici doona Brazil 2014. Ciyaartan oo lugtii hore ahayd (First Leg) kana dhacdey Azteca Stadium ee dalka Mexico ayaa waxaa ka soo qeybgaley dadweyne iyo…

                  Read More

                    Hargeysa: Xukuumadda Oo Xabsiga u Taxaabtay Dhakhaatiir Borama Ka Soo Jeeda Oo Xamar Siminar Kaga Qaybgalay, Kuwii ay Shirka Muqdisho u Dirsatayna Gelbis kusoo Dhaweysay

                    Hargeysa:14-Nov-2013 (SDN)-Dawladda Somaliland ayaa maalintii shalay xabsiga u Taxaabtay Saddex Dhakhtar oo ka tirsan Jaamacadda Camuud, kuwaas oo ka soo noqday Casuumad ay ka heleen Dhiggooda Jaamacadda Banaadir ee Magaalada  Muqdisho. Dr Cabdirashiid cumar sheikh Ibraahim, madaxa kuliyada ilkaha ee   jaamacadda Camuud, Dr Mumin iyo Jibriil oo iyaguna ka tirsan Bahda Caafimaadka ee Jaamacadda Camuud,…

                    Read More

                      DAAWO:Waxqabadkii Raiisul wasaare Saacid oo la soo bandhigay xili khilaaf uu u dhexeeyo Madaxweynaha Soomaaliya

                      Muqdisho Nov 14,2013(SDN)-Warbaahinta dawlada dalka Soomaaliya ayaa baahisay wabixin mug leh oo lagu soo bandhigay waxqabadkii xukuumada Raiisul Wasaare Cabdi Shirdoon Saacid oo haatan sanad jirsatay. Sidoo kalena Warbixintan ayaa ku soo beegmeysa xili uu khilaaf u dhexeeyo Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo Raiisul Wasaare Saacid. Halkan hoose ka DAAWO barnaamijka waxqabadka Xukuumada Saacid.

                      Read More

                        Chinese Business Delegation Visits Somaliland

                        Hargeisa, 14 Nov 2013 (SDN) -Some of China’s wealthiest entrepreneurs have arrived in the country on Wednesday as part of a two week long trip to explore investment opportunities in the country.  Upon arrival the Chinese entrepreneurs received the red carpet treatment at Egal international airport.  Somaliland’s minister of industry Abib Diriye Nur who received…

                        Read More

                          Agaasimaha Sama falka ee Wasaarada Dibu dejinta oo Raashin u qaybisay Qoysaska danyarta ah ee Xaafada State House ee Hargaysa {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 13.Nov 2013 (SDN)- Agaasimaha samofalka  marwo amina maxamuud diiriye ayaa maanta deeq raashin gaadhsiisay 36 qoys oo ka mid ah dadka danyarta ah ee degan xaafada state house ka ee magaalada hargaysa. Deeqdaasi oo ka koobnayd raashin  isagu jira bariis ,daqiiq iyo sonkor ayaa agaasimaha samofalka marwo amina maxamuud diiriye oo ka hadshay halkaasi ayaa sheegtay in…

                          Read More

                            Gudoomiye Ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilad oo Sharci daro ku Tilmaamay Shirka Mucaaridku ku baaqeen {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 13.Nov 2013 (SDN)- Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada Mudane Cali Yuusuf Axmed ayaa Sheegay inuu Sharci daro yahay Shirka Qaran ee ay labada Xisbi Mucaarid ee Ucid iyo Waddani ku baaqeen waxaanu Xusay inuu Shirkaasi ka Hor imanayo Shuruucda dalka u degsan. Gudoomiye ku Xigeenka 2aad ee Golaha Wakiilada ayaa hadalkan ka…

                            Read More

                              Wasaaradda Duulista Oo Ceebo Dul Hoganayaan iyo Sababaha Dhabta ah ee Diyaaraduhu uga caageen Garoonka Hargeysa Oo Shaaca laga qaaday

                              Hargeisa:13-Nov-2013 (SDN)-Madaarka Caalamiga ah ee Cigaal Internarional Aiport, ayaan Haba yaraatee ilaa shalay wax Diyaarad ahi soo Fadhiisan, maadaama Aanu Garoonku lahayn wax isgaadhsiin ah oo uu kaga warbixin karo xaaladaha Noocan Oo Kale ah ee Roobabku jiraan. Gegida ayaa sida ay sheegayaan warar hoose oo shabakadda wararka ee Qurbejoog.com, ay Diyaaradihii waaweynaa ee soo…

                              Read More