Madaxweyne Siilaanyo oo uu ku balan qaaday inay dhamaystiri doonaan waxyaabaha ka dhiman Ciidanka Booliska {DHAGAYSO}

    Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Madaxweynaha Somaliland, waxa uu si gaar ah ugu mahad naqay Ciidanka Somaliland sida adag ee ay nabadda iyo Ammaanka uga shaqeeyaan, waxana uu masuuliyiintooda ku ammaanay sida  muuqata ee ay u ilaaliyeen kala dambaynta, waxana uu Ballan qaaday inuu madaxweyne ahaan gacan Buuxda sidii loo dhamaystiri lahaa waxyaabaha ka dhiman ciidanka Booliska…

    Read More

      Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Tilmaamay doorka Ciidanka boolisku ku leeyihiin Sugida amniga {DHAGAYSO}

      Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Wasiirka arrimaha Gudaha Somaliland cali maxamed warancadde ayaa isaguna tilmaamay in Ciidanku Heegan ugu jiro sidii uu Nabadooda uga shaqayn lahaa, islamarkaana uu bulshada uga ilaalin lahaa dhammaanba wixii dhib ku haya. Sidoo kale waxa uu sheegay inay wasiir ahaan ka Go’an tahay inay ciidanka siiyaan Tababar adag oo ay ku…

      Read More

        Taliyaha Ciidamada Boolisku Muxuu ka Yidhi Xuska aasaaska Ciidamada Booliska {DHAGAYSO}

        Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Taliyaha Guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sarreeye Guuto Cabdilaahi Fadal Iiman, oo Maanta ka hadlayay Xuska Maalinta aasaaska Ciidamada Booliska Somaliland ayaa  in qaranku ku guulaystay inuu helo Derejooyinkii uu xaqa u lahaa taas oo ah mid kor u qaadday karaamada ciidanka Somaliland iyo Haybaddoodaba, isagoo tallaabadaasna uga mahad naqay madaxweynaha…

        Read More

        Tababarihii Hore ee Xulka Senegal Una Dhashey France Buruno Metsu Ayaa u Dhintey Cudurka Kansarka Isaga oo 59 Jir Ah.(By Jaahuur.

        France-Nov-02-2013-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxaynu ula haajireynaa xagaa iyo France,tababarihii hore ee xulka Senegal una dhashey dalka France Buruno Metsu ayaa ku bakhtiyey wadankiisa isaga oo 59-aal jir ah. Tababare Metsu waxaa qudha ka jarey cudurka lagu magacaabo colon cancer,wuxuuna horey u bedeley Maradona marku tababaraha u ahaa naadigii Al Wasi ee Dubi. Kansarkan oo…

        Read More

        Xiddigga Atletico Madrid ee Reer Brazil Diego Coasta Ayaa Shaaca Ka Qaadey Inuu u Safan Doono Xulka Spain Sababtu Maxay Tahay? (By Jaahuur)

           Spain-Nov-02-2013-(SDN)-Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu ula hayaameynaa xagaa iyo Spain,Xiddigga Atletico Madrid una dhashey Brazil Diego Costa haystana Basaboorka Spain iyo ka Brazil ayaa shaaca ka qaadey inuu u safan doono Spain. Coasta oo labada Basaboor ee Spain iyo Brazil jeebka ku haysta ayaa u sheegey Brazilian Football Confederation (BFC) inuu safan doono World Champion….

        Read More

          Faahfaahin Ku Saabsan Tiro-koobka Mugdigu Ku Jiro Ee Wasaaradda Qorshaynta Qaranku Ka Waddo Somaliland

          Hargeysa:2-Nov-2013(SDN)-Sida Ku Cad Xogo Rasmi ah Oo  Shabakadda wararka ee Qurbejoog.com,  ee ku saabsan Tiro-koobka ay wasaaradda Qorshaynta qaranka Somaliland ka waddo waddanka, waxa Arrintani ay ka Hor imanaysaa Guud ahaanba Tallaabadii ay Shacabka Reer Somaliland ku Go’aansadeen inay ka Go’aan Somaliya Inteeda kale.   Sida Ku Qoran Dokuments-ka aanu helnay ee Arrinkan ku Saabsan,…

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo oo Xalay Si Kedis Ah U Baajiyey Kulan Garnaqsi ah Oo Guddoonka KULMIYE Ku Goodiyayey Sharciyadda Xisbiga+Ballan Kale oo Maanta Loo Qabtay

            Hargeysa:2-Nov-2013 (SDN)- Aqalka Madaxtooyada Somaliland ayaa  la sheegay inuu baajiyey Kulan  turxaan bixin ah oo la dawaynayo khilaafka ka dhex qarxay Xisbiga talada haya ee KULMIYE, xilli ay Xummadda Shirweynahooda 3-aad la suursan yihiin xubnaha iyo guddiyadda fulinta iyo qaban-qaabadu. Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (siilaanyo) oo  sida ballantu ahayd Marti looga ahaa Kulanka Turxaan…

            Read More

              OGEYSIIS:SHIRWEYNIHII LAANTA WADDANI EE SWEDEN

              Waxaanu si sharaf iyo hufnaan leh idiinku wargelinaynaa in shirweynihii Laanta Sweden ee Waddani la qaban doono maalinta sabtida ah ee bishan November 23:keed, saacaddu markay tahay 16:00, waxaana lagu qaban doonaa guriga dadweynaha ee ku yaal Xaafadda Rinkeby. Iyada oo arrimo badan oo muhiim ah lagaga doodi doono, islamarkaasna lagu qiimeyn doono waxqabadkii gudiga…

              Read More

                OGEYSIIS…XAFLADA GARABKA HAWEENKA EE XISBIGA WADDANI UK IYO HABEENKA SABTIDA 3.11.13

                Waxaa sharaf noo ah in anagoo ah Garabka Haweenka ee Xisbiga Waddani UK aanu idinku martiqaadno kulan is-barasho oonu ugu talogalay dhamaanba Xubnaha iyo Taageerayaasha Xisbiga ee UK rag iyo haweenba. Waxaanu gacmo furan ku soo showeynaynaa dhamaanba xubnaha gobalada oonu ka rajeynayno inay si mug leh noogala soo qayb-galaan Xafladan.  Xafladani waxay ku saabsanaan…

                Read More

                  Recommendation of establishing vocational Schools financed by Somali-land business community.‏

                  Technical and vocational education and training has emerged as one of the most effective human resource development strategies for under developed countries like us need to embrace in order to train and modernize their technical workforce for rapid industrialization and national development.Vocational schools are schools that teach people specific skills they need to obtain a…

                  Read More

                    Shirkii Golaha wasiiradda Ee Khamiista Oo Shalay Loo Baajiyey Jallaafooyin Loo Xidhayey Muuse Biixi iyo Shirar Hoose Oo La Iskugu Habarwacday

                    Hargeysa:1-Nov-2013(SDN)-Shirkii Golaha wasiirrada ee Khamiis kasta dhici jirey, ayaan maalintii shalay qabsoomin iyadoo xaraarada xisbiga Kulmiye  Meel Sare Marayso oo  la sii kala fogaanayo. Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo oo ka Masuul ah Khilaafka kala irdheeyey Xisbiga Kulmiye ayaa ku wargelisay Wasiirradeeda inaan maalinta khamiista wax shir ahi qabsoomi doonin, waxana ay taas Beddelkeeda wasiirada u fasaxday…

                    Read More

                      Qiimaha waqtigaagu waa qiimaha noloshaada!

                      Maxaad u nooshahay? Halkeed ku socotaa? Waamaxay micnaha Nolol?   Qof walba wuu ordayaa, hami iyo himilo ayaa ka horreysa oo uu is leeyahay gaadh ama hiigso oo mar uun gacanta ku soo dhig, Maaha wax inagu nool laakiin waa wax aynu ku noolnahay bashar ahaan, u fiirso sida ay u noolyihiin dadka la yidhaah…

                      Read More