Maanta iyo Maxkamadaynta Madaxweynihii hore ee Masar: “Waxaan ahay Dr Mohammed Morsi, anigaa ah Madaxweynaha dhabta ah ee Jamhuuriyadda Masar”

    Qaahira Nov.4 2013 (SDN/BBCNews)- Madaxweynihii xilka laga tuuray ee Masar Mr Mohammed Morsi ayaa markii u horaysay Isniinta maanta la horgeeyay maxkamad ku taala magaalada caasimadda ah ee Qaahira. Siday ku warantay idaacadda BBC-da qaybteeda afka Ingiriisida ee dunida la hadasha, hoggaamiyihii hore ee Masar Mr. Morsi markii maxkamadda la geeyay, waxa uu Xaakimka u…

    Read More

      “Anagu Xisbiga Kulmiye u Kala Hiilin Maynee Waanu u Ducaynaynaa” Jamaal Cali Xuseen {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Musharaxa Jagada Madaxweyne ee Xisbiga Cadaalada iyo daryeelka ee Ucid Aqoon yahan Jamaal Cali Xuseen ayaa sheegay in Xisbi ahaan aanay Jeclayn inay u kala eexdaan Garabyada isku haya Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye oo Mudooyinkii u danbeeyay uu hadheeyay Khilaaf salka ku haya doorashadii Gudida Qaban qaabada Shirweynaha Xisbigaas…

      Read More

        “Xukuumadani waxay la Wadaagtaa Taliskii Siyaad bare Cabudhinta Saxaafada,Xoriyatul Qawlka,Xuquuqul Iinsaanka iyo Kuwo kale ” Xildhibaan Rayte {DHAGAYSO}.

        Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Ibraahim Jaamac Cali Rayte oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada kuna biiray Xisbiga Waddani ayaa Meel adag  iska taagay hanaanka Hogaamineed ee Xukuumada Maddaxweyne Axmed Siilaanyo isagoo ku sifeeyay inay meelo badan iska Metelaan Rajiimkii Siyaad bare, Waxa uu Mudanahani Tooska ku ifiyay aragtiyaha ay wadaagaan Dawlada madaxweyne Siilaanyo iyo…

        Read More

          Xuska 20 Guurada Aasaaska Ciidanka Booliska Somaliland Barnaamij Gaar ah {DHAGAYSO}

          Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Waxay ku Beegnayd 3 bishii Nov ee Sannadkii 1993kii Markii dhidibada loo taagay aasaaska Ciidan weynaha Booliska Somaliland kuwaas oo lagala soo dhex baxay Mujaahidiintii Ururkii SNM iyo Shakhsiyaad aqoon durugsan u lahaa Ciidanka Booliska iyo Shaqadiisa,Waxay soo mareen duruufo badan oo mid kastaaba Waayaheeda lahayd . Haatan waxay taagan yihiin…

          Read More

            “TV QARANKA IYO RADIO HARGEYSA waan hanti qaran oo ummadu wada leedahay, Looma baahna in laga sii daayo keliya MAXAY QABATAY TAWRADU “ Nuxurka Khudbada Gudoomiyahe Cirro

            Hargaysa 04.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI ayaa munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u samaayey Lix xildhibaan oo ka tirsan mudanayaasha Golaha wakiilada Somaliland oo ku biiray xisbigaasi. Munaasibada oo lagu qabtay Hotel Ambassador ee magaalada Hargeysa ayaa waxa ka soo qayb galay Hogaanka xisbigaasi, garabyada kala duwan ee dhalinyarada iyo haweenka,…

            Read More

              DAAWO:Cawke iyo Hereeri oo Wadajir u sameeyay Baraarujin lagu dhiiri gelinayo Dhismaha Wadooyinka Somaliland

              Hargeysa Nov 04,2013(SDN)-Labada Suxuufi ee ugu caansan Weriyeyaasha Soomaalida ee haatan Nool Axmed Xasan Cawke iyo Cabdisalaam Ibraahim Maxamed Hereri ayaa baraajun ay u sameeyeen dar dar gelinta dayactirka wadooyinka Somaliland waxa uu noqday mid taariikhi ah. Labada suxuufi ayaa muuqaal ay ku soo bandhigeen faaiidooyinka wadooyinku u leeyihiin wadooyinka waxa laga dheehan karaa wadaniyad…

              Read More

                Muranka Iyo Buuqa Kulmiye Oo Markii Ugu Horraysay Kala Reebay Madaxweyne Siilaanyo Iyo Rafiiqiisa Samaale.

                Hargeysa:4-Nov-2013(SDN)-Muranka iyo kala Qoqobnaanta ka dhex taagan Xisbiga Talada Haya ee Kulmiye ayaa u muuqda mid sii kala fogaynaya Saaxiibo isku dhawaa oo in Badan Madalo isha shacabku hayso Garbaha isku hayn jirey. Iyadoo uu madaxweyne Siilaanyo Maalintii shalay ka qayb galay Xuska Maalinta ciidanka Booliska Somaliland oo ku Beegnayd3-dii Bishan November, ayaa markii ugu…

                Read More

                  Saylici Oo Shalay Ku Jarmaaday Xarunta Xisbiga Kulmiye Iyo Kulan Natiijo-xumaystay Oo Saacado Qaatay

                  Hargeysa:4-Nov-2013 (SDN)-Xaraaradda Kacsan ee Xisbiga Kulmiye ayaa haatan xalkeedu sii Fogaanayaa, waxana Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdillaahi Ismaaciil (Saylici) uu shalay ku jarmaaday xarunta Xisbiga Kulmiye si uu Guddoomiye Muuse uga Dhaadhicyo wax madaxtooyada Looga Arko tallaabo Sharci oo Guddida Qabanqaabada Shirweynuhu qaadeen. Madaxweyne ku xigeenka  ayaa Beegsaday Xarunta, waxana uu Ragga ugu tunka…

                  Read More

                    Birmingham oo yeelatay guddi u ololeysa Wadada isku xirta Ceerigaabo iyo Burco

                    Birmingham Nov 04,2013(SDN)-Waxaa beryahanba ka socdey caasimadda labaad ee  waddanka UK   oo ah magaalada Birmingham dhaqdhaqaaq ku saabsan sidii  looga qaybqaadan lahaa samaynta waddada isku xidha Burco iyo Ceergaabo. Kadib shirar is daba joog ah  oo dhacay taariikhaha 27, 28 October  2013 ayaa lagu magaacabay  guddi  khusaysa magaalada Birmingham iyo nawaaxigeeda oo  ka hawlgasha arrimaha…

                    Read More

                      Performance measurements through indicators‏

                      Every government body, organization or company has their own respective performance, which required to be measured their performance on periodical basis in an effort knowing the standard of that particular performance by applying a list of performance indicators. This process i known as key Performance Indicators (KPI),Key Performance Indicators, also known as KPI or Key…

                      Read More

                        Warbixin Naxdin leh oo Ciidanka Boolisku ku qaabilay Xuska 20 Guurada aasaaskooda {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Hoggaanka hawl-gelinta Ciidanka Booliska  Gaashaanle Dhexe Maxamuud Ducaale Cali  ayaa Warbixin dhinacyo badan taaabanaysa oo uu maanta ka Jeediyay Munaasibad loo sameeyay Xuska 20 Guurada ka soo Wareegtay aasaaska Ciidanka booliska waxa uu ku iftiimiyay dhacdooyin naxdin leh oo taabanaya Nolosha Mujtamaca gaar ahaan Sannadkan aynu ku Guda Jirno. Hoggaanka hawl-gelinta…

                        Read More

                          “Waxa aanu ugu digaynaa in Tv-ga qaranka iyo Radio Hargeysa ay noqdaan godad abeeso oo mucaaridka lagu qanqaniino.” Md. Cabdiraxmaan Cirro {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa Maanta Munaasibad balaadhan oo soo dhawayn ah u sameeyay Xildhibaano door ah oo ku soo biiray. Gudoomiyaha Xisbiga Xisbiga Waddani ahna Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C,raxmaan Maxamed C.laahi Cirro ayaa ku tilmaamay Xildhibaanadan Cusub ee ku soo biiray Xisbiga Waddani kuwo dhiig Cusub gelinaya Xisbiga…

                          Read More

                            “Waxaa ka Mid ah Xusuusaha Qaaxo Madaxweyne Siilaanyo oo Gudoomiye noo ahaa oo uu eryanaayo Muuse Biixi oo aan Xabada isaga dhigay,Maantase Muuse ayaa ka hagaagsan” Xildhibaan Mataan Hoori {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN) Xildhibaan Mataan Hoori oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiilada uga soo baxay Xisbigii burburay ee Udub ayaa maanta iftiimin ka bixiyay halgankii dib u xoraynta dalka isagoo sheegay in Madaxweynaha talada dalka haya ee Somaliland oo xilligaas u ahaa Gudoomiyihii Ururkii SNM inuu xabad isaga dhigay isagoo ka cararaya Gudoomiyaha…

                            Read More

                              Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo Sharaxay Sababta uu ugu biiray Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 03.Nov 2013 (SDN)- Xildhibaan C.raxmaan Xoog oo ka Mid ah Mudanayaasha Sida ba’an u naqdiya Siyaasada hogaaminta ee Xukuumada Talada haysa ee ka dhalatay,ayaa sheegay inay mar walba ka go’an tahay Sidii uu Masiirka bulshada u ilaalin lahaa,Waxaanu Hoosta ka Xariiqay inaanu ka mid ahayn Mudanayaasha hadba meel u Guura ee u Xagliya Xisbiga…

                              Read More

                                Somalia’s Watergate Scandal: President’s Chief Of Staff Outmaneuvered in His Bid to Steal over 100 Million Dollar

                                Mogadishu, Nov 03, 2013 (SDN) -Somalia has been hit by a scandal similar to the US  Watergate Scandal. The Financial Times, a respected international business  journal has reported that Yusur Abraar, Governor of the Somalia Central  Bank has resigned her position. Governor Abraar was appointed as a governor  just two months ago. To Read full…

                                Read More