Muxuu Madaxweyne Siilaanyo ka Yidhi doorka Qurbejooga Somaliland {DHAGAYSO}

    Hargaysa 29.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud   siilaanyo ayaa Xalay Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa  Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad  ballaadhan  ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka…

    Read More

      “Codkii badnaa ee Shacabku Kulmiye Siiyay,Balanqaadyadii Xisbiga iyo Fariintii Shacabkuba Waxay ahayd in la Soo dhiso Dawlad Kooban oo Tayo Leh” Muuse Biixi {DHAGAYSO}

      Hargaysa 29.July (SDN) Sadex Sanno ka Hor Markii uu Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ku Guulaystay Hogaaminta Qaranka isagoo ka duulaya Balan qaadkiisii ahaa inuu Soo dhiso dawlad kooban oo Tayadu hagayso. Waxa uu Madaxweyne Axmed Siilaanyo Magacaabay Gudi 15 Xubnood ka Kooban oo uu u Xilsaaray inay ka soo Talo bixiyaan Sidii loo heli…

      Read More

      Waa Barnaamij ka Waramaya Waxqabadka Xukuumada oo documentary ah {DHAGAYSO}

      Hargaysa 29.July (SDN) Waa  Filim Dhagaysi ah kana Waramaya Waxqabadkii dhinacyada kala duwan lahaa ee Xukuumadu ku Talaabsatay Mudadii Sadexda Sanno ahayd ee ay Hogaaminta Qaranka Haysay,Kuwaas oo ay ka Mid Yihiin Kor u qaadka Dhaqaalaha iyo Miisaaniyada Qaranka,Furitaankii Ururada Siyaasada. Waxbarashada dugsiyada hoose oo bilaash laga dhigay,Mushahar kordhinta Shaqaalaha Dawlada iyo Ciidamada, Bixinta Derajada…

      Read More

        Tripute Paid To Khadra Muhumed Abdi

        This picture was taken in  around  1970’s which was an elegant Oriental Hotel of Hargeisa,Somaliland Khadra Muhumed Abdi was a girl from Hargeisa,Somaliland her father was muhumed Abdi well known and wealthy man who was the owner of the Oriental Hotel of Hargeisa. Oriental Hotel was stunning and shinning Hotel in the heart of Hargeisa…

        Read More

          MIYIR IYO MIRQAAN

          Siddeedaba dadku markay wadaagaan qaranimo, degaan, diin, dano bulsheed, waxa had iyo goor ka dhex taagan mushkilado la ogyey oo cidda hogaanka haysaa ay abuurto iyo qaar ay iyaga laftoodu isu geystaan. Dhibta la ogyey ee hogaanka taladda ummadaasi hayaa waa la sharaxi karaa lana tilmaami karaa dhibta iyo saameynta ay bulshaddu kala kulanto. By:…

          Read More

            Madal loogu dabaal degayo 3 Guurada Xukuumada,Iyo Iftiiminta Boogaha lagu Qarinayo Muraayada Akhtarka ah

            Hargaysa 28.June (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud   siilaanyo ayaa caawa Huteel Maansoor ee Magaalada Hargaysa  Mansor hutel kaga qaybgelay xaflad  ballaadhan  ay xukuumaddu ugu talo gashay inay ku Qurbejooga Somaliland ee dalka ku Sugan ay Warbixin uga siiso Waxyaabihii u Qabsoomay Mudada Sadexda Sanno ah ee Xukuumada Xisbiga Kulmiye ay talada Qaranka…

            Read More

              Hargeysaay Hooyadi Fankaay ma sidaasa kuu danbaysay

              Asc, waxan halkan marka hore ka salaamaya dhamaan akhristayasha maqaalkan meelkastoo ay kala joogaanba. Hadaba akhristaw maqaalkani wuu ka duwanyahay kuwii hore aan kaga hadli jiray dhinacayada ganacsiga iyo siyaasada labadaba , mawduucani wuxu ku saabsanyahay soojireenkii dhaqanka iyo fanka Somalida. Waqti lagu qiyaasay ila 1940 nadii in ku dhaw ayay ahayd markii ugu horeysay…

              Read More

                DAAWO:Sawir Gacmeed Qosol Badan

                Hargeysa July 28,2013(SDN)-Sawir Gacmeed aad u qosol oo uu soo bandhigay farshaxanka Amin Amir ayaa sawir ka bixinaya xaalada Siyaasada ee Somaliland. Sairku waxa uu si gar ah uga hadalyaa isbedelka Siyaasadeed ee Prof Axmed Ismaciil Samatar iyo ka Eng Faysal Cali Waraabe,DAAWO.

                Read More

                Tababare Saintfiet oo Reer Belgian Ah Ayaa Laba Bilood oo Bilaa Mushahar ah Ku Tababari Doona Xulka Malawi Muxuuse Ka Wadaa?By Jaahuur

                Malawi-July-27-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Asxaabtay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku jaleeceynaa xagaa iyo Bari Africa Malawi. Xiriirka kubadda cagta ee Malawi (Football Association of Malawi) ayaa manta shaaca ka qaadey iney heleen tababare cusub oo reer Belgian ah una tababari doona xulkooda qaranka laba bilood oo taburucaad ah (Volunteer). Haddaba tababarahan oo lagu magacaabo Saintfiet oo isagu ka dhawaajiyey…

                Read More

                  Somaliland:Sadex Sano ka Hor iyo Maantoo Kale Milgihii Xilwareejinta Siilaanyo Vs Rayaale {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 27.July (SDN) Waxay ku beegnayd 26 bishii June 2010kii Markii Shacabka Somaliland ay u dareereen Goobihii Codbixinta Doorashadii Madaxtooyada oo ahayd wareegeedii labaad. Waxaa ku Loolamayay Sadex Xisbi,Sadex Murashax Madaxweyne iyo ku Xigeenadoodii oo ku lamaanaa. Waxay ahayd Mucjiso in Xisbigii ugu Tunka Weynaa Mucaaridka Somaliland ee Kulmiye uu ku Guulaysto kala badh iyo…

                  Read More

                    “Kama Qayb galayno Shir aanu daba fadhiisanayno Madaxweynaha Somalia” Wasiirka Cusub ee Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirka Cusub ee Wasaarada Arrimaha Dibada iyo Iskaashiga Caalamiga ah Mudane Maxamed Biixi Yoonis ayaa Shacabka Somaliland uga Mahadceliyay Sidii Qiimaha Badnayd ee ay dalka ugu soo dhaweeyeen . Wasiirka Cusub ee Amuuraha Dibadu Waxa uu intaas ku daray inuu Wada Shaqayn buuxda la yeelan doono Ururada Caalamiga ah iyo dalalka Caalamka…

                    Read More

                      “Waxa Aanu Dhaxalnay Dalka Dunida Intiisa Kale Godoon Kaga Jira Una Baahan In La Der Der Galiyo” Dr Maxamed C.laahi {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 27.July (SDN) Wasiirkii hore ee Wasaarada Arrimaha Dibada haatanse loo magacaabay Wasiirka Ganacsiga Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa si qoto dheer uga Sheekeeyay talaabooyinkii ay Wasaaradu ku hawl gashay Mudadii uu Xilkeeda hayay,taas oo ay ugu Mudnayd ayuu Yidhi in Somaliland ka Gudubto Waxa uu ugu Yeedhay Go’doonkii ay kaga Jirtay ka qayb galka…

                      Read More