“Arrimaha Dib u Hanashada dalka iyo Dhismaha Ciidanka ayaa Shirka Xoog loogaga hadlay” Xasan Sh,Maxamud {DHAGAYSO}

    Muqdisho 05.Aug (SDN) Wafdigii uu hogaaminayay madaxweynaha soomaaliya mudane Xasan Shiikh Maxamuud ayaa galabta dib ugu soo laabtay ka dib markii uu magaalada Kambala ee caasimadda dalka Uganda uga soo qeyb galay shirkii ay ka qeyb galayeen madaxada wadamada ciidamada ay ka joogaan soomaaliya. Md.Xasan Sheekh Maxamud oo Warbaahinta la hadlay ayaa ka Waramay Waxyaabihii…

    Read More

      ”Waa ayo cida haysata dekeda Kismayo, dad Somali ah baa jooga, ma joogo Kenyan, kuwa Berbera iyo Bossaso bayna la mid tahay” M.Weynaha Juba Land {DHAGAYSO}

      Kismaayo 05.Aug (SDN) Madaxweynaha Jubaland Shiikh Axmed Madoobe ayaa sheegay in dekedda Kismayo la mid tahay kuwa Bossaso iyo Berbera ku yaal, islamarkaasina aysan haysan cid shisheeye oo ay Somali joogto. Axmed Madoobe ayaa garoonka diyaaradaha ku qabtay shir saxaafaded uu si qoto dheer uga hadlay xaaladaha Jubaland iyo Somalia ka dib soo dhowayn u…

      Read More

        Somalia: Final Communiqué on TCC’s Summit In Kampala

        Kampala, Aug 5, 2013 (SDN) —Meeting Of The Heads Of State And Government Of The Troop Contributing Countries Of The African Union Mission In Somalia (Amisom), Ethiopia And Somalia: Kampala, Uganda; 4th August 2013 COMMUNIQUÉ A meeting of the Heads of State and Government of the Troop Contributing Countries (TCCs) to the African Union Mission…

        Read More

          “Waxaanu Madaxweyne Siilaanyo ka Codsanaynaa inaanu Cafis u Samayn Wiilasha Kufsi Wadareedka Gaystay” Axmed Yuusf {DHAGAYSO}

          Hargaysa 04.Aug (SDN) Axmed Yuusuf Xuseen oo Xubin ka ah Daneeyayaasha Xuquuqda Aadamaha ayaa soo dhaweeyay Xukun ay Maxkamada Gobolka Hargeysa a maanta ku riday badan labaatan wiil oo ku Eedaysnaa kufsi-wadareed ay kula kaceen Laba Hablood oo Reer Hargeysa ah,Xukunkaas oo ah Mid dheer oo u dhexeeya toban sano ilaa shan sano. Gudoomiyihii hore…

          Read More

            “Waxa jira koox Salaadiin ah oo yara degdegsan oo aad mooddo in cidi riixayso oo wax aanu isku ogayn Wax aan ahayn ku Hadlay ” Muj.Xasan Guure {DHAGAYSO}

            Hargaysa 04.Aug (SDN)Golaha Wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka, ayaa maanta dhinac iskaga duway Eedo ay Guddidii salaadiinta ahayd ee dhexdhexaadinta  wadday warbaahinta u mariyeen Niskii dhexe ee Habeenkii xalay. Shirkan jaraa’id ee ay Golahani maanta ku qabteen Magaalada Hargeysa oo ay  ka soo qayb galeen hormoodka Golahani, ayaa waxa ugu horrayn ka hadlay Muj. Xasan Guure…

            Read More

              Axmed Madoobe oo booqday xarumo Kismayo ah {DHAGAYSO}

              Kismayo 04.Aug (SDN) Madaxweynaha Maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaan ‘’Madoobe’’ ayaa booqasho ku tagay xarumo ku yaal magaalada Kismayo oo saamayn uu ku yeeshay dagaal ka dhacay dhamaadkii June, 2013. Waxa wehelinayay madaxweyne ku xigeenka Gen.Cabdulaahi Shiikh Ismaaciil Fartaag, saraakiil iyo masuuliyiin ka tirsan maamulka Jubaland. Goobaha ay booqdeen waxa ka mid ahaa Saldhiga Booliska…

              Read More

                Warbixinta Taliyaha Ciidamada Booliska Dawlada Federaalka {DHAGAYSO}

                Muqdisho 04.Aug (SDN) Taliyaha ciidamada booliska DF Somalia Gen.C/xakiin Daahir Cilmi ‘”Saacid” ayaa ka hadlay hawlgalo mudooyinkii la soo dhaafay ciidanku ku qaaden xaafadaha magaalada Muqdisho. Taliyaha ayaa xusay inay jiraan rag siyaasiyiin ah oo Al-Shabaab la shaqeeya inay ku lamaansanyihiin dowladda Federaalka xili ay soo baxayeen warar sheegaya inaysan dhab ka ahayn dagaalka Al-shabaab…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Guddaha Soomaaliya oo Booqasho ku Jooga Hargeysa

                  Hargeysa Aug 04,2013(SDN)-Wariika wasaarada arrimaha Guddaha ee dalka Soomaaliya Md Cabdikariim Xuseen Guuleed ayaa Booqasho aan rasmi aheyn ku jooga Caasimada Somaliland. Wasiirka Arrimaha Guddaha ee Soomaaliya ayaa ka soo degay madaarka Berbera oo ay ku qaabileen raxan wasiiro ah oo ka tirsan Xukuumada Somaliland. Wasiirka ayaana deeto loo soo qaaday dhanka caasimada Hargeysa oo…

                  Read More

                    War Deg Deg ah: Isku daygii Dhex dhexaadinta oo Fashilmay iyo Salaadiintii Ergada ahayd oo Shaaciyay inay ku Hungoobeen Golaha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 04.Aug (SDN) Salaadiintii Dhex dhexaadinta Ka Waday Golaha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka iyo Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo la filayay inay Caawa Kulan Foolka Fool ah Yeeshaan ayaa Daboolka ka qaaday inay Ku Hungoobeen Sidii ay Xubnaha Golaha Wada Tashigu u qaabili lahaayeen inay ka Kulmaan Madaxweyne Axmed Siilaanyo . Xubnaha Salaadiinta…

                    Read More

                      Hawada sare ee Ex-Somalia waa hanti la wada leeyahay, sidaa daraadeed Somaliya ma wada qaadan karto, Somalilandna kama wada qadi karto!!

                      Sida aynu wada ogsoonahay, dalkii Somalia la isku odhan jirey waxa uu ku yaallaa goob muhiim/istraatiji ah. Hawadiisa sare waxay marin cireed u tahay, diyaarado badan oo isaga goosha Qaaradaha Afrika, Asia, Bariga dhexe, Bariga fog iyo Jasiiradaha iyo dalalka yar yar ee ku yaalla Badweynta Hindiya. Sida aan ka soo xigtey warbixin lagu daabacay…

                      Read More

                        “Dalkeena waxa ka jirta shaqo la’aan oo waad ogtiin dhalinyaradu shaqo ma haystaan” Wasiirka Maaliyada {DHAGAYSO}

                        Hargaysa 03.Aug (SDN) Wasiirka wasaaradda Maaliyadda  Somaliland Cabdi-casiis Maxamed Samaale, ayaa  Maanta Kulan La Yeeshay Agaasimeyaasha Guud Ee Wasaaradaha Dalka Somaliland. Kulankan oo u jeeddadiisu ahayd sidii kor loogu qaadi lahaa Dakhl-kooda ayaa ka qabsoomay Xarunta Guriga shaqaalaha Somaliland. Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Cabdicasiis Maxamed Samaale oo ugu horrayn kulankan ka hadlay,  ayaa Agaasimayaasha guud…

                        Read More

                          Tacsi :SULDAAN DAAHIR SULDAAN AMIIN SULDAAN FAARAX Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة

                          JAMHUURIYADDA SOMALILAND REPUBLIC OF SOMALILAND Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka UCID Justice and Welfare Party حزب العداله والرأفة Date: 03/08/2013 Ujeedo: Tacsi Gudoomiyaha Xisbiga Caddaalada iyo Daryeelka UCID, Murashaxa Madaxweynaha, Murashaxa Madaxweyne Ku Xigeenka ee Xisbiga UCID, Guddida Fulinta, Xubnaha G/Dhexe, G/Haweenka, G/Dhalinyarada iyo dhamaan Taageerayaasha Xisbiga UCID waxay Tacsi Tiiraanyo leh u dirayaan Alle Ha…

                          Read More

                            Laanta Uk ee Xisbiyada Mucaaradka ee Ucid iyo Wadani oo tageeray heshiiskii labada Gudoomiye daawo sawiro iyo Video

                            London 03 August 13(SDN)  kulan ay ku yeesheen Galbeedka Magaalada London labada Xisbiyada  Qaranka  ee Waddani iyo Ucid. kulankan oo ay abuubulkiisa iska kaashadeen Xoghayayaasha labada xisbi ee Ucid iyo Waddani Mudane  Cabdilaahi  Xuseen Shaqale iyo Mudane Mustafe A/lahi Ali, ayaa dabasocday heshiiskii labada Xisbi ku gaadheen Magaalada Hargeysa 24Jun 2013, uuna ka soo baxay…

                            Read More

                              Sidee loo Arkaa Shirkada Atlantic Marine And Offshore Group?

                              Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Heshiis la Saxiixatay Shirkad ilaalisa Xeebaha oo lagu Magacaabo The Atlantic Marine and Offshore Group Taasi oo Fadhigeedu yahay Dalka Holland, Qodobada Heshiiska ay wada gaareen Dowlada Soomaaliya iyo The Atlantic Marine and Offshore Group ayaa inta aan u guda gelin waxa ay Bulshadu ka qabto bal aan eegno Qodobada lagu…

                              Read More