Somaliland iyo Hawadeeda sare ? Q.1aad

    Sida aynu la wada socono, waxa dhowaan lagu soo gebogebeeyey dalka Turkiga wareegii 4aad ee wada hadaladii u dhexeeyey Somaliland iyo Somaliya. Arimaha lagu heshiiyey waxa ka mid ah, qodob qeexaya in Maamulka hawada sare ee dalkii Somalia lagala soo wareego hayadaha kala duwan ee gacanta ku haya (UN/UNDP/ICAO/CASCAS), la abuuro hay`ad wadaag/wadajir ah (Somaliland/Somalia)…

    Read More

    (DHEGEYSO)Jawaab Denleydii Wasiir Xirsi:Ninka Duubka(xilka) kuuxiray Darajaba Derajaba kumuu Siin,Debi buu ku geliyee Derejaba xaq uma lihid. Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaciil

    Toronto July 15,2013(SDN)-Abwaan Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil ayaa Jawaab ka bixiyay tixdii Denleyda aheyd ee uu Wasiirka Madaxtooyada Somaliland Mucaaridkiisa u tiriyay. Abwaan Cabdilaahi ayaa sidoo kale Jawaab ka bixiyay eed uu dhawaan Wasiir Xirsi u jeediyay Guddoomiyaha Xisbiga Qaran ee UCID Eng Faysal Cali Waraabe. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/dhexyar.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD UDHEGEYSATO JAWAABTA DENLEYDII…

    Read More

      Muwaadinow Magaca Dastuurka oo wayda ayaan laguu adeegsan ee adiga Dastuurkoo Waafiyii ha kuu adeego: Golaha Wadatashiga V Dawladda.JSL‏

      Qormadaydan waxaan jecelahay in aan ku eego ugu yaran sedex qoral oo saxaafadda ku soo baxay oo ku aadanaa ku dhawaaqidda Golaha wadda Tashiga iyo Toosinta Qaranka. Qoraalladu waxay ka soo kala baxeen ama laga soo qoray; Gudoomiyaha Kulmiye, Muse Bixi Cabdi Wasiirka Arrimaha Gudaha, Cali Waran Cadde Wasiirkii hore ee Ganacsiga, Abiib Xasan Filil…

      Read More

        Madaxweynaha Somaliland oo Kulan kula Qaatay Qasriga Madaxtooyada Culimaa-udiinka {DHAGAYSO}

        Hargaysa 15.July (SDN) Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Silaanyo) waxa uu  Galabta kulan Afur iyo Casho la qaatay Sidii caadada u ahaydba Bisha Barakaysan ee Ramadaan Culimada Somaliland gaar ahaan Culimada Gobolada Dalka ku nool oo uu casuumad u fidiyey  . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa kulankaasi ka Sheegay in Sababta uu isugu Yeedhay…

        Read More

          Madaxweyne Faroole oo ka hadlay Sababta ay u Joojiyeen doorashooyinkii Punt Land {DHAGAYSO}

          Garowe 14 July (SDN) Madaxweynaha Dowladda Puntland Dr. Cabdiraxman Maxamad Maxamud Farole, markuu si qotodheer ah ula tashaday Madaxweyne ku xigeenka, Gudoomiyaha Golaha Wakiilada, Golaha Wasiirada iyo xubnaha Guddiga Nabadgelyada Dowladda Puntland, Gudoomiyaha Guddiga Doorashooyinka KMG ah, iyo dad xurmo ku leh Bulshada Rayidka ah, wuxuu soo saaray go’aankaan ku saabsan joojinta Doorashooyinka Golayaasha Deegaanka,…

          Read More

            Breaking News: Leaked Documents Show Somaliland government’s decision to take control of its airspace Before Istanbul Agreement

            Hargeisa, July 14, 2013 (SDN) — Somaliland government has decided to take full control of its airspace, the Medeshivalley website reported Today, quoting from documents it said came from Somaliland’s minister of civil aviation. The leaked document is an official letter dated 5th July which Somaliland’s minister of civil aviation sent to CACAS project manager and United…

            Read More

              Shirkadda TELESOM oo lagu amaanay Hirgalinta Adeegga ZAAD oo loo aqoonsaday MMT-ga ugu fiican Caalamka

              Hargeysa July, 14 2013 (SDN)- Warbixin uu diyaariyay ururka GSMA,  oo ah urur ay ku bahoobeen shirkadaha ka shaqeeya shabakadda isku xidhka mobiladda adduunka, ayaa si qoto dheer uga hadashay hirgelintii, hababka uu ku guulaystay iyo isticmaalka adeeg ZAAD ee shirkadda TELESOM. Warbixinta waxa lagu xusay in Shirkadda TELESOM ay tahay hogaamiyaha shirkadaha isku xidhka…

              Read More

              Xiddigga Reer Ivory Coast Didier Drogba Ayaa 5-an Cusbitaal u Dhisaya Dalkiisa.By Jaahuur.

              Ivory Coast-Abdijan-July-14-2013-qurbejoognews.com-Ottawa- Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ula haajireyna xagaa iyo Galbeedka Afrika Ivory Coast oo xiddigoodu Didier Drogba u dhisayo Cisbitaalo (Hospitals). Warkan oo ka soo shaac baxay Abidijan ayaa xiddigan kubadda cagta ee caalimiga ah ee reer Ivory Cost Didier Drogba ayaa waddankiisa ugu deeqey inuu u dhiso 5-an Cusbitaal oo 5-an magaalo…

              Read More

                BEESHA AXMED SHEIKH ISXAAQ (TOLJECLE),WAXA AY SOO DHAWAYNAYSAA GOLAHA WADATASHIGA QARANKA,TAAGEERA BUUXDANA LA GARAB TAAGAN TAHAY

                Dhamaan Qurbjooga,Dhalinyarada,Aqoonyahanka,Odayaasha,Salaadiinta,Cuqaasha beesha Axmed Sheikh Isxaaq (Toljecle);waxa ay go’aansadeen ka dib wada tashi dheer in la garab istaago golaha wada tashiga iyo badbaadinta qaranka,ka dib marka ay eegeen arrimahan hoos ku qoran:   Taladii dalka oo qacanta u gashay koox dano gaar ah leh,taladiina ay qacantiisa ka baxday madaxwayne siillanyo,dalkana aanu ka talin. Hantidii qaranka…

                Read More

                  Shirwaynihii golaha aduunka ee xeerbeegtida oo Somalia lagu sharfay iyo Mr Hussein Alishaqi oo ka qayb galay

                  London 14/july/13(SDN) Waxa dhawaan lagu qabtay hudheelka Crowne Plaza ee London  xaflad loogu talogalay shirwaynaha golaha aduunka ee xeerbegtida (Jury). Xafladan ayaa waxa ka soo qayb galay in kabadan 16 wasiiro cadaaladeed oo ka kala socday dalalka   Pakistan, Bangladesh,Maldives, Kenya, Tanzania, Hindiya, Ireland, Jordan iyo sidoo kale wasiirka cadaalada  England  & Wales Dominic Grieve, iyo ka Scotland, Lord…

                  Read More

                    Golaha lagu dhawaaqay waa faras loogu soo joogo baabinta nidaamka iyo kala danbeynta reer Somaliland

                    Dhismaha golaha ay ku dhawaaqeen Odayada ku godoomay masraxa siyaasada waxa uu i xasuusiyay golihii ay horey ugu dhawaaqeen salaadiinta Somaliland xiligii uu dalka hogaaminayay Marxuum Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal , taasi oo dhalisay muran dhinaca sharciga ah oo aakhirkiina ay xukuumaddu ku adkaysatay in aanu dalka ka samaysmi karin gole dhaafsiisan kuwa dastuuriga ah…

                    Read More

                      Dhiiranaan Dhib U Nugul !! Cumar Seerbiya

                      Ku Dhaca ama Iskudaygu waa mid ka mid ah dariiqooyinka guusha lagu gaadho , qofkuna sida ay sheegaan culimada cilmi-nafsiga aqoonta u lahi  inta uu istijaabiyo ayuun buu ogaan karaa heerka go’aan, sixitaan , ama khalad  ee uu garaadkiisu taaganyahay. Waxa uu had iyo jeer jecelyahay in uu ahaado qof bulshada dhexdeeda looga muujiyo calool…

                      Read More

                        DAAWO Wasiirka Arrimaha Gudaha Dhawaan waxa uu Cadeeyay General Caanood in Calanka Somalia ee dhibaatadu inaga soo gaadhay in laga taagayo Somaliland

                        Berbera 13.July (SDN)  Wasiirka wasaaradda Arimaha Gudaha ee Dalkan JSL Md cali maxamed warancadde ayaa maanta socdaal shaqo ku tegay xarunta Gobolka Saaxil ee Berbera. Wasiirka oo socdaalkiisa uu ku weheliyo wasiirkuxigeenka arimaha ammaanka ee wasaaradaasi Cabdilaahi Abokor Cismaan ayaa kormeerkiisu waxa uu saameeyey qaar ka tirsan xarumaha hay’adaha dawladda ee Gobolkaasi ku yaalla sida…

                        Read More

                          Adan Dhoolayarow aadna ma Idaacaddii baad ku biirtay ii dhehda

                          Ku tigaalimayo oo u jeeddadaadu wa iska macruuf , waxaase fiicnaan lahayd in aad haddii aadAdan Dhalayare tahay in aad dib isuqiimayso inta aanad oodhan shadaan baadGolaha Wadatashiga aanad dhaleecayn masuuliyiinta ku dhawaaqdayna anad wax ka sheegin oo anad odhan shaydaan inagu soo dhextuuray golahan muwaadinintiigudoiyo dabadba lagu diirsaday ee bisha barakaysan ee eblayskii la…

                          Read More