Abwaaniintii uu Wasiir Xirsi u Jawaabay ee Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good oo ka waramaya Jawaabtii Xirsi(DHEGEYSO)

    Ottawa April 21,2013(SDN)-Abwaanada Ismaciil Maxamed Ismaciil Dulcad iyo Cabdilaahi Good Muuse oo bilowgii sanadkan daah furay Deeleydii “Xirsi iyo dadweynaha keebaa denbiile ah” ayaa nooga waramay tix gabaya oo uu wasiirka madaxtooyadu isku difaacay. Labada Abwaan ayaa ka waramaya sida gabayga wasiirka madaxtooyadu ula muuqday iyo waxa uu ka dhigan yahay. HALKAN GUJJI SI AAD…

    Read More

      (DAAWO) Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Weftigiisii oo u Kicitimay Maraykanka oo ay Marti qaad ka heleen

      London 20.April (SDN) Weftigii uu Hogaaminayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta u ambo baxay Xarunta Wadanka Maraykanka ee washitoon,kadib markii ay maalmihii u danbeeyay ku sugnaayeen Magaalada London. Wasiirka arrimaha Dibada Dr Maxamed C.laahi Cumar ayaa Sharaxaad ka bixiyay Socdaalka Weftiga Madaxweynuhu ugu Kicitimay Maanta dalka Maraykanka.     London…

      Read More

        Nairobi: Madaxweyne Uhuru Kenyatta iyo Raila Odinga oo u midoobay Kenya danteeda (WARBIXIN)

        NAIROBI, Apr 20, 2013 (SDN/CFM)- Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuruu Kenyatta iyo Raysul-wasaarihii hore Raila Odinga ayaa Jimcihii shalay markii u horaysay si caam ah loo arkay iyagoo wada jooga tan iyo codbixintii doorashada ee 4-tii March 2013 ka dhacday dalkaas. Madaxweyne Kenyatta iyo Mr. Odinga waxay balanqaadeen inay si wadajir ah uga shaqeeyaan horumarinta…

        Read More

          “Uma Dulqaadan doono In Qof ka mid ah Bulshada oo Dhiig daadiyay uu noqdo Geesi Reer ka dhashay,Waxaa Mabnuuc ah Qof Shicib ah oo Qori Sita {DHAGAYSO Wasiir Duur iyo Raygal}

          Caynabo 20.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur iyo Weftigii uu Hogaaminaayay ee Socdaalka ku Wajahan Xal u helida Dablay todobaadkii hore Weerar ku soo qaaday Xabsiga Magaalada Caynabo ayaa Kulan labaad oo ay maanta la yeesheen Odayaasha ay ka soo Jeedaan ragii falkaas gaystay Waxa uu si rasmi ah ugu…

          Read More

            Guddoomiyaha Gobolka Gabiley ee Togdheer laga soo bedelay oo cadeeyay sababha dhawr sanadood Madaarka Hargeysa u xidhnaa

            Kalabeydh April 20,2013(SDN)-Guddoomiyaha gobolka Gebiley ee dhawaanta laga keenay Togdheer Ibraahim Yusuf Geedi ayaa shaaca ka qaaday tuhun mudo jiray oo ku xeeran sababha dhabta ah ee Garoonkii Duyuuradaha ee Hargeysa uu u xiran yahay. Guddoomiyuhu waxa uu ugu baaqay xukuumada Somaliland in ay furto garoon ku yaal degmeda Kalabeydh ee dhacda xadka Itoobiya ay…

            Read More

              Shirkii Jaraa’id ee Hogaanka Xisbiga Kulmiye ku Taageereen Madaxweyne Siilaanyo, halkan ka {DHAGAYSO}

              Hargaysa 20.April (SDN) Hogaanka Sare ee Xisbiga Kulmiye ayaa Maanta Cadeeyay inay Madaxweyne Axmed Siilaanyo ku Garab joogaan Qaadacaada in Somaliland ka qayb gasho Shirka loo qabanayo Somalia,kaas oo ay ku sifeeyeen Mid Hoos u dhigaya Maqaamkii Somaliland ay dunida ka joogtay . Gudoomiye ku xigeenka kowaad ee xisbiga  kulmiye md.Maxamed Kaahin Axmed ayaa shirkaa…

              Read More

                “Xaasidi Mayno,u diidimayno,Laakiin anagu Somalia kama mid nihin Shir ay Gudoominaysana Iman mayno” Madaxweyne Siilaanyo (DHAGAYSO)

                London 20.April.(SDN) Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo ku Sugan Magaalada London ee Cariga Ingiriiska ayaa Mawqif adag iska Taagay Shirka London loogu Qabanayo Somalia Bisha May ee Sannadkan,Waxaanu Mar kale Daboolka ka qaaday In Somaliland aanay ka soo qayb galayn Shir uu Gudoominayo Madaxweynaha Somalia . Hadalkan Ayuu Madaxweyne Siilaanyo ka sheegay Kulan balaadhan…

                Read More

                  Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Kulan la yeeshay Cuqaasha iyo Odayaasha ay ka soo Jeedaan dablaydii Weerartay Xabsiga Caynabo iyo Wixii ay isku afgarteen {DHAGAYSO}

                  Caynabo 19.April (SDN) Wasiirka Wasaarada Arrimaha Gudaha ee Jamhuuriyada Somaliland Mudane Maxamed Nuur Caraale Duur oo uu Weheliyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Mudane Cali Siciid Raygal iyo Xildhibaano ka Tirsan Golayaasha Qaranka oo ku sugan Magaalada Caynabo ayaa maanta Kulan la qaatay Odayaasha ay ka soo jeedaan dablaydii Hubaysnayd ee Weerarka ku qaaday Jeelka Magaalada…

                  Read More

                    Transparency Solutions and Shuraako Promoting Business and Investment in Somalia

                    On Saturday, April 13, 2013, Transparency Solutions and Shuraako co-hosted a meeting on ‘Promoting Business and Investment in Somalia’. The meeting brought together a large number of representatives from the Somali diaspora community, investors, and other stakeholders who are committed to investing in Somalia’s future. The conference was hosted at Toynbee Hall in London, UK…

                    Read More

                      Dawlada Britian oo aqbashay dhamaan shuruudahii ay Somaliland ku xidhay ka qaybgalka shirka London

                      London April 19,2013(SDN)-Waxaa magaalada London wadahadalo ku yeeshay maalmahan dawladaha  Britian iyo Somaliland , wadahadalada oo ay ugu weynayd sidii ay Somaliland uga soo qaybgali lahayd shirka soomalida ee London . Hore ayaa madaxweyne Siiraanyo u sheegay inaanay Somaliland shirkaa ka qayb galeyn. Haddaba dawlada Ingiriiska ayaa culays saartay sidii ay Somaliand uga qayb gali…

                      Read More

                        Under Darkness in the Somali Region of Ethiopia

                        No matter how tightly truth is tied down, confined and suffocated, she slowly escapes. Seeping out through cracks and openings large and small, illuminating all, revealing the grime and shame, that cowers in the shadows. The arid Somali (or Ogaden) region of Ethiopia, home to some 5 million ethnic Somalis has been isolated from the…

                        Read More

                          Unkankii Dimuquraadiyada iyo Doorashooyinka Xorta ah ee Somaliland ka Hirgalay 2002-2012 Barnaamij Taariikheed {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 19.April {SDN} In ku Dhow laba iyo Labaatan Sanno oo ay Somaliland Jirtay Waxay Samaysay Isbedelo door ah Waa Qaran raad baradkiisu ka bilaabmay Hanaan Beeleed isla markaana ku tanaaday,Waxay Somaliland talaabo Wanaagsan u qaaday Ka Midho dhalinta Habka Axsaabta Badan iyo doorashooyinka Xorta ah ee ku Dhisan qof iyo Codkii,Dariiqaas oo ay haysay…

                          Read More

                            Mucaaridka Jabbuti ee Qurbaha iyo Merfish ka booloxooftada Guracan isbedel ma keeni doontaa?(DAAWO ODEY CIISE OO NATION BAAH AHAY KU BAANAYA)

                            Ottawa April 18,2013(SDN)-taagereyaasha Mucaaridka reer Jabuuti ee qurbaha ku sugan oo la jaanqaadi keri waayay isbedelada ay hogaanka mucaaridku umadda ugu baaqayaan. Waxa beryahan danbe aad u soo baxaya in Mucaaridka qurbejooga Jabuuti ay isbedelka ay doonayaan in dalkoodii uu ka hirgalo ay ku wejahayaan qaab Qabyaaladeed. Daawo muqaalkan laga duubay odey mefrish fadhiya oo…

                            Read More