Madaxweyne ku xigeenka Somaliland oo Maanta Furay Talaalka Cudurada Dilaaga ah {DHAGAYSO}

    Hargaysa 24.April (SDN) Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici ayaa Maanta Magaalada Hargaysa ka furay Ololaha Todobaadka Cidhibtirka Cudurka Dabaysha iyo Shanlaha oo ah Qorshe Cusub oo Wasaarada Caafimaadku kula tacaalayso Cudurka Joonis Cadka . Munaasibada Ku dhawaaqida Ololahan oo lagu qabtay Huteel Ambassador ee Caasimada Hargaysa Waxaa ka qayb galay…

    Read More

    Bayern Munich oo 4-0 Ku Hurguftey Barcelona Maxyse Galabsatey Uefa Semi Finals 2013 (By Jaahuur)

    Uefa Cup-Aprill-23-2013-qurbejoognews.com-Ottawa-Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku miyirsaneynaa  afartii naadi ee iskugu soo hadhay Semi Finalka,oo kala ah Barcelona vs Bayern Munich iyo Real Madrid vs Durmond. Haddaba lugtii ugu horeysey oo foodda isla galeen Barcelona iyo Bayern Munich yey dhirbaaxadu ku dhacdey? Saaxiibayaal Semi Finalkan oo aynu muddo sugeyney isku naf baxay Bayern iyo…

    Read More

      Kenya: Madaxweyne Uhuru oo magacaabay golihiisa Wasiirada iyo Haweenay Soomaaliyeed oo markii koowaad noqotay Wasiirka Khaarajiga

      Nairobi Apr 23 (SDN)- Madaxweynaha cusub ee Kenya Uhuru Kenya ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay xubno hordhac u ah xukuumaddiisa cusub, wuxuuna magacaabay afar wasiir oo ay ku jirto haweenay Soomaaliyeed. Madaxweyne Uhuru wuxuu afar wasiir oo cusub, kuwaasoo ka mid noqonaya gole 18 xubnood ah oo xukuumaddiisu ka koobnaan doonto. Afarta wasiir oo kala…

      Read More

        “Dadkayagu waxa uu Aaminsan yahay in la gaadhay xiligii la aqoonsan lahaa Somaliland”. Khudbadii Madaxweyne Siilaanyo Atlantic Council (USA) {DHAGAYSO}

        Washington 23.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo oo Socdaal ku Jooga Wadanka Maraykanka ayaa Khudbad Taariikhi ah ka Jeediyay Golaha Gorfaynta Siyaasada Adduunka iyo Xidhiidhada Caalamiga ah ee lagu magacaabo  Atlantic Council (USA) Gaar ahaan Qaybta Africa ee la Yidhaa Micheal S.Ansari Africa Center. Agaasimaha Xarunta Africa ee Golahaas J.Peter Pham…

        Read More

          Wasiirka Caafimaadka oo Warbaahinta Kala hadlay Doorka ay ku leeyihiin Talaal aan dalka hore looga Fulin {DHAGAYSO}

          Hargaysa 23.April (SDN)  Wasiirka wasaarada caafimaadka ee Somaliland DR. Xuseen Muxumed Maxamuud ayaa maanta kulan ku saabsan wacyigelinta talalaalka caruurta ee shanl aha ah ugu qabtay xarunta wasaarada caafimaadka ee magaalada Hargaysa hawlwadeeno ka tirsan warbaahinta kala duwan  ee Dalka. Wasiirku waxa uu kulankaas kaga hadlay faaiidada uu  caafimaadka caruurta u leeyahay talaalka shanlaha ah…

          Read More

            Read the full Speech by President of The Republicof Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo on Somaliland’s Achievements in a Fragile Region delivered at the Atlantic Council of the United States April 22, 2013

            Remarks by President of The Republic of Somaliland Ahmed Mohamed Mohamoud Silanyo   Somaliland: Advancing Security in a Fragile Region   Atlantic Council of the United States April 22, 2013   I. Introduction   I would like to extend my appreciation to Dr. Peter Pham and the Atlantic Council for inviting me to give this…

            Read More

              Hersi Is A literature Pirate

              I wish I could have lyrics of a poem or song full of irony and sarcasm with a deadly weapon like the deceased Hero, Gariye the great. A fair jury with iron guts that can call a spade, a spade. An advocate and a spokesman for the silent majority. A dedicated tireless, clairvoyant, and volunteer…

              Read More

                Shir ay iskugu yimaadeen Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa ka dhacay Galbeedka London

                London 23April (SDN) Shir ay iskugu yimaadeen Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan wadanka Uk ayaa maanta ka dhacay caasimada Wadanka Uk, shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan gobolada wadankani uu ka kooban yahay ayaa lagu lafa guray qodobo ka hadlaya Horumarka beesha sida Waxbarashada ,Cafimaadka, Wadadda Cad, Dhakhtarka Sallaxley iyo xaalada Kilinka Shanaad….

                Read More

                  Hablo Suxufiyiin ah oo Hargaysa Tababar uga Furmay iyo Agaasimaha Guud ee Wasaarada Warfaafinta oo ka hadlay {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.April (SDN)   Ururka suxufiyiinta haweenka ee Wija ayaa maanta tobabar uga furay hotelka Imperial ee magaalada Hargeisa shan iyo toban hablood oo ka hawlgala warbaahinta kala duwan ee dalka Kulankan oo uu soo qaban qabiyey ururka suxufiyiinta haweenka ee wija ayaa waxa ka qayb galay Agaasimaha guud ee Wasaarada Warfaafinta md’C/rashiid Jibriil Yuusuf…

                  Read More

                    Golaha Guurtida oo Si adag uga hadlay Tahriibta iyo Falalka Kufsiga oo ay Sheegeen in Goluhu bayaan ka soo saaro {DHAGAYSO}

                    Hargaysa 22.April (SDN)  Gudida Joogtada ee Golaha Guurtida ee Somaliland ayaa maanta si Weyn uga Hadlay Tahriibta oo Mudooyinkii  u danbeeyay ku soo badanayay Deegaamada kala duwan ee Somaliland iyadooo Wararku Sheegayaan in Sadexdii bilood ee Sannadkan ay Tahriibtu Gaadhay Figtii ugu Saraysay. Mudanayaasha Golaha Guurtidu waxay Doodoodan ku tilmaameen in baahi Weyn loo qabo…

                    Read More

                      Mudanayaasha Golaha Wakiilada oo dood ka Yeeshay Qodobada Ajandahooda {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 22.April (SDN) Mudanayaaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta dood adag Waxa ay ka Yeesheen Qodobada uu ka kooban yahay Kalfadhigoodan Maalintii Shalay u furmay. Fadhigan Waxaa Shir Gudoominayay Ku Simaha Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ahna ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiilada Mudane Baashe Maxamed Faarax . Halkan ka Dhagayso Nuxurka iyo Abaarta Mudanayaashu ay ku…

                      Read More

                      Mucjisada Kamanka Qarniga Mooge yare iyo macalinkiisa Maxamed Nur oo dhex mushaaxaya Heesihii AUN Maxamed Mooge(DHEGEYSO)

                      Seattle April 22,2013(SDN)-Mucjisada Kamanka ee Qaringa waa Fanaanka da’ada yar ee Axmed Maxamed Maxamuud Moogeyare oo ah fanaan heesihiisa lagu diirsaday iyo macalinkiisa Maxamed Nuur oo nooga waramay barashada tumida iyo micnaha ay ku fadhiyaan suugaanta AUN Mujaahid Maxamed Mooge Liibaan. Fanaanka Da’ada yar ee Mooge Yare oo aan afka Soomaaliga si wanaagsan ugu hadal…

                      Read More

                        Shir waynahii beelwaynta Ciidagale oo ka dhacay Galbeedka London iyo qodobadii ka soo baxay,,,

                        London 22April (SDN) Beelwaynta ciidagale ee ku dhaqan Uk ayaa shirbalaaran ku qabsaday caasimada wadanka Biritain ee Uk, shirkan oo ay ka soo qayb galeen dhamaan gobolada wadankan  ka kooban yahay ,shirkan ayaa lagu lafa guray qodobo ka hadlaya   Horumarka beesha sida Waxbarashada ,Cafimaadka, Wadadda Cad  ,Dhaqtarka Salaxley iyo xaalada Kilinka Shanaad ,Waxa goob…

                        Read More

                          DAAWO Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Soo dhawayntii Caasimada Maraykanka ee Washington

                          Washington  DC. 21.April (SDN) Madaxwaynaha jamhuuriyada somaliland mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo  ayaa booqasho ku yimid wadankani maraykanka gaar ahaan magaalada washington,DC.Kadib Markii ay Marti qaad rasmi ah ka Heleen Dawlada Maraykanka. Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo Waxaa Safarkan ku Wehelinaya Xubno ka Tirsan Golaha Wasiirada, Waxaana loo qaabilay Hab maamuus sareeya.   Washington…

                          Read More

                            Kulan dhex maray Hay’adaha Warbaahinta Somaliland iyo Madaxda Xukuumada {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 21.April  (SDN)   Kulan balaadhan oo ay isugu Yimaadeen Qaybaha Warbaahinta ee Somaliland iyo Madaxda Wasaarada Warfaafinta ayaa maanta lagu qabtay Huteelka Maansoor . Kulankan oo ahaa Hadhiimo Sharafeed waxaa ka qayb galay Wasiir ku Xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane C.laahi Maxamed Daahir Cukuse,Afhayeenka Madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul,Madaxda Hay’adaha Warbaahinta Somaliland waxaana lagaga hadlay doorka ay…

                            Read More