Somali Region Group Sends an Official complaint to the Ethiopia Election Board

    To: the Ethiopia Election Board Addis Ababa Ethiopia Federal Democratic Republic Prime Minister Office Federal Affair Minister Office Ethiopian Defence Force Somali Regional State President office All Ethiopia Federal Missions in all over the world We have received from Aware district in Ethiopia somali regional state a complaint that says the somali regional state election…

    Read More

      Wiilkii Videogiisa laga been abuurtay Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey:Waan ka soo horjeeda Al Shabaab iyo Wahaabiyiinta Sucuudiga,Weligeeyna Ka qeybqaadaan maayo isqarxin(DHEGEYSO)

      Penselvania April 18,2013(SDN)-Wiil dhawaan Video uu u duubay hooyadii looga been abuurtay oo la shaaciyay in uu ka mid ahaa dhalinyaro dhawaan weeraray Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa ka hadlay mowqifkiisa ku wejahan Al Shabaab iyo xagjiriinta Sacuudiga. Ibraahim Inbu Abaas Al-haderey ayaa sidoo lake ka waramay in aanu ebid isaga iyo qoyskiisa iyo degaanka uu…

      Read More

        Video la sheegay in laga duubay Wiil dhawaan Muqdisho isku qarxiyay oo la shaaciyay in u yahay Wiil kale oo Soomaali ah

        Minneapolis April 18,2013(SDN)-Cajalad Muuqaal ah oo la sheegay in uu ahaa wiil reer Canada ah oo dhawaan ka qeybqaatay weerarkii Maxkamada Muqdisho lagu qaaday ayay soo shaac baxday in uu ahaa wiil kale oo Mareykan ah. Wiilka Mareykanka ee Cajaladan ka muuqda ayaan ka mid aheyn ragii weraray maxkamada Muqdisho isla markaana aan ka tirsaneyn…

        Read More

          “Maxkamadu Waxay labadaas danbiile ku xukuntay Dil Qisaas ah” Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag {DHAGAYSO}

          Gar adag 18.April (SDN) Gudoomiyaha Maxkamada Gobolka Sanaag Aadan Jaamac Cigaal ,Xubno ka Tirsan Bah’da Garsoorka iyo Qaar ka mid ah Qareenada Gobolkaas ayaa maanta soo gabo gabeeyay isla markaana Go’aan ka gaadhay Afar Dacwadood oo laba ka mid ahi yihiin dil,oo Maxkamadu kaga garnaqday degmada Gar adag. Gudoomiyaha oo khadka Telefoonka ugu Waramayay Shabakada…

          Read More

            DHAMAAN JALIYADA IYO ARDAYDA DALKA UGANDHA WAXAY TACSI TIRAANYO LEH UU DIRAYAAN QOYSKA MRXUMAD NUURA XARIIR ALI SULDAN WAXAANAY LEYIHIIN ILHAY SAMIR IYO IIMA HAYDINKA SIIYO

             Dhamaan dadkani waxay tacsi uu dirayan marxuumad  nuura xariir ali suladan oo 18  biasha ku geeriyootay caasimada somaliland ee hargaysa hadaba waxaaanu leenahy dhamaan qoyska ilma suldan iyo asxaabti ay ka baxday  nuura  xariir ali suladan ilahya samir iyo iiman ha ka siiyo marxuumadana janadi fardowsa ilahy ha ka waraabiyo aamiin waxaan tacsidan diraaya  dhamaan…

            Read More

              Maayarka Hargaysa oo Si rasmi ah Xilkii ula Wareegay balanqaado Hor lehna ku dhawaaqay {DHAGAYSO}

              Hargaysa 18.April (SDN) Maayarka Cusub ee Caasimada Hargaysa C.raxmaan Maxamud Caydiid “Solteco” ayaa Maanta Si rasmi ah Xilkii Maayarnimo ugala Wareegay ku Xigeenkiisa Cabdi Casiis Caga Weyne oo si ku Meel gaadh ah ah u sii hayay Xilka Maayarnimo. Munaasibadaas Waxaa ka qayb galay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargasya Madax iyo Mas’uuliyiin ka Tirsan…

              Read More

                OGEYSIIS: DHAMAAN BEESHA CIIDAGALE WEYNE EE UK

                Waxaa dhamaan la ogeysiinayaa Beesha Ciidagale inay kasoo qayb galaan shirweynaha beesha, kaas oo ka dhici doona Magaalada london Wadanka  Ingiriiska. Halkaas oo beeshu kaga tashan doonto danaha beesha guud ahaan, haday noqoto dalkan Ingiriiska,Somaliland iyo Kililka shanaad ee dawlad degaanka Somalida. Sidii aynu uga wada shaqeeyn laheeyn horumarinta degaamada Beeshu degto, korna loogu qaadi lahaa…

                Read More

                  Mucaaridka Jabuuti oo ku dhawaaqay Baarlamaan ay u badan yihiin(DAAWO)

                  Jabuti April 18,2013(SDN)-Mucaaridka Jamhuuriyada Jabuuti ayaa ku dhawaaqay baarlamaan cusub oo uu dalkaasi yeelanayo ka dib jahawareer badan oo ka dhashay natiijooyin ay xukuumada Jabuuti hore u shaacisay. Mucaaridka ayaa shaaciyay magacyada 65ka xildhibaan ee ay sheegeen i ay ku guuleysteen doorashooyinkii Baarlamaanka ee bishii labaad ee sanadkan. Halakan ka Daawo ku dhawaaqida baarlamaanka Jabuuti…

                  Read More

                    Maxamed Haaruun oo wacdaro ka dhigay Barnaamijka Dareenka Shacabka ee HCTV(DAAWO)

                    London April 17,2013(SDN)-Akhristeyaal waxaanu halkan idiinku soo bandhigeynaa Barnaamika Dareenka Shacabka iyo Siyaasiga oo ka baxa HCTV,waxaana ka qeyb galaya Aqoonyahano iyo Siyaasiyiin kala ah Aqoonyahan Maxamed Haaruun Biixi,Safiir Abdirashiid Seed,Maxamed Ibrahim oo Xaqsoor ka tirsan iyo Siyaasi Cabdiraxmaan Gentelman. Barnaamijka todobaadkan waxa diirada lagu saaray xasuuqii Muqdisho ka dhacay iyo Heshiiskii Turkiga ku dhexmaray…

                    Read More

                      “Maanta ma Taalo in la Yidhaa Way Goosanayaan iyo Ma Goosanayaan”,Aragtidii General Maxamed Faarax Caydiid ee ku dhawaaqida Madax banaanid Somaliland (DHAGAYSO)

                      Hargaysa 17.April (SDN) Siyaasiyiinta Dawlada Somalia ayaa Siyaabo kala duwan uga hadla Aragtidooda ku aadan Gooni isu taaga Somaliland ee lagu dhawaaqay 18kii bishii may 1991kii,Qaarkood waxay aaminsan yihiin in Midowgii labada dal dhex maray bishii July ee Sannadkii 1960kii uu yahay Mid Sharci ah oo Muqadas ah,iyagoon ka garaabin Wixii Ummada Somaliland ka soo…

                      Read More

                        Hambalyo Meher Weriye Sidiiq Maxamed Burmad iyo Weriye Xamda C.laahi Xuseen

                        1.Axmed Xasan Cawke 2.C.salaan Ibraahin Hereri 3.Xasan Maxamed Yuusuf 4.Xuseen C.laahi Deeqsi 5.Maxamed Xuseen Cali 6.Khadar Maxamed Cakule 7.Yuusuf Maxamed Ismaaciil 8.Abiib Iimaan Xasan 9,C.laahi Jaamac Maxamed 10.Muuse Warsame Guuleed. 11.Xasan Xaaji C.laahi Xasan Ganay 12.Muuse Cali Faruur 13.Maxamed Siciid Muxumed 14.Siciid Aadan Cige. 15.Axmed Siciid Cige Dhamaan Warfidiyeenadaasi iyo Abwaanadaasi waxay dhanbaal hambalyo ah…

                        Read More

                          Cabdikariim Jirde Gole:Shuraako Waxa ay isku xirtaa shirkadaha Maalgashiga iyo cid walba oo heysa fikir Ganacsi(DHEGEYSO)

                          Colorado April 17,2013(SDN)Isku duwaha Mashruuca Shuraako oo hoostagta hay’ada One Earth Foundation Mr Cabdikariim Jirde Gole ayaa nooga waramay sida iyo habka ay isugu geeyaan Maalgashadeyaal caalemi ah iyo Soomaalida heysa mashaariicda Ganacsi ee baadi goobaya lacago ay ganacsigooda ku hirgeliyaan. HALKAN GUJJI SI AAD UGA BOGATO WAREYSIGA ISUDUWAHA SHURAAKO CABDIKARIIM GOLE   [peckplayer id=”1″…

                          Read More

                            AAYADAHA QURAANKA IYO NOLOL MAALMEEDKA DADKA IS WAAFAJI

                              Suuradda Faatixadu waxay ka kooban tahay 7 aayadood oo uu bisinku ka mid yahay culumaduna way isku raacsan yihiin arrinkaas. Sidaas darteed aayadda ugu horraysa waa bisinka بِسْمِ اللَّهِ الرَّحْمَنِ الرَّحِيمِ(1) .   وروي عن طرق أهل السنة والجماعة نظير هذا المعنى فعن الدار قطنى عن أبي هريره قال: قال رسول الله صلى الله…

                            Read More

                              Maxamed Ibrahim Cigaal:Isku darkii Somaliland iyo Soomaaliya Khalad muu aheyne Laaxim baa galay,kalatagana waxa keenay…..(DAAWO)

                              Jabuuti April 16,2013(SDN)-Madaxweynihii hore ee Somaliland AUN Maxamed Ibrahim Cigaal oo isla markaana mar soo ahaa Raiisul Wasaare ayaa wareysi taariikhi ah oo uu siiyay TVga RTD ee dalka Jabuuti waxa uu uga waramayaa sooyaalka taariikhda ee midnimadii labadii Soomaalieed iyo sidii dhibada loogu aasay Somaliland. Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal ayaa si mug leh uga…

                              Read More

                                Kulan Sadex Geesood ah oo ku dhex maray Gudida dhaqaalaha,Wasiirka Maaliyada,& Gudoomiyaha Baanka dhexe {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 16.April.(SDN)   Kulan Sadex Geesood ah oo ay Maanta isugu Yimaadeen Gudi hoosaadka Dhaqaalaha ee Gollaha Wakiilada,Wasiirka Maaliyada iyo Gudoomiyaha Baanka dhexe ayaa lagaga hadlay sidii Xal loogu heli lahaa Kor u kaca Qiimaha Sarifka lacagaha Qalaad. Kulankan oo ahaa Mid albaabadu u Xidhnaayeen ayaa markii uu dhamaaday Waxaa Saxaafada warbixin ka siiyay Gudoomiyaha Gudida…

                                Read More