Qaladka Xisbiyada Waddani iyo UCID
Horaa Loo Yidhi Ilaahayow Haa iyo Maya hanaga wadda yeedhsiin. Waxa aan aad ula yaabay Guddiga arimaha dibadda ee Waddani oo sheegtay inay sababeen guul markii ay qaadaceen shirkii Turkiga markii hore, waxaanay ku sababeeyeen in qayladoodii ay wax tartay oo shirkii uu mugdiga ka baxay waa sida ay hadalka u dhigeene. Horta bal anagaa…
