Kulan iyo martiqaad casho (SSUK)

    Jaaliyada Somaliland UK (SSUK) waxaa sharaf u ah inaad kala soo qeyb gasho kulan iyo casho maalinta Axada habeenka Isniintu soo galayso 7 April 2013. Ujeedada kulankan oo ah sidii loo midayn lahaa dadaalkeena aynu ugu jirno horumarka dadkeena iyo dalkeena Somalilnd loona adkeen lahaa wadajirkeena. Kulankan oo ay ka soo wada qeyb galayaan dhamaan…

    Read More

      Xisbiga Wadani oo Meel adag iska Taagay Shirka Turkiga isla markaana dhaliilay Siyaasada Arrimaha Dibada {DHAGAYSO}

      Hargaysa 04.April(SDN) Xisbiga Wadani ayaa ku tilmaamay Shirka ay dawlada Turkigu marti galinayso ee lagu sii ambo qaadayo Wada hadaladii u dhexeeyay Somaliland iyo Somalia,inay u arkaan Mid lagu Mijo Xaabinayo Qadiyada Qaranimada Somaliland,Waxaa kale oo ay Sheegeen In siyaasada arimaha dibada ee Somaliland ay Jiho Khaldan Afka Saartay. Xisbiga Wadani Waxa uu Cadeeyay inaanay…

      Read More

        Kuuriya Maxaa Qaaday, Ma AK47-kooda Ayaa Hoday?

        Kuuriya Waqooyi baa cadhootay ayaan maalmahan dambe si xoogan media ha uga maqlaayay! Kuuriya da askarta ah ee Waqooyi waxay ku dhawaaqday, si rasmi ah, inay xaalad dagaal (state of war) kula jirto midda Koonfureed! Ila wadaag xaqiiqooyin koob-kooban oo ku saabsan labada Kuuriya: (A) Ilaa 1955 kii, kolkii xabadii lagu hoobtay ee Gacanka Kuuriya…

        Read More

          Reer Bristol oo ka Tacsiyadeynaya Geeridii Naxdinta leheyd ee Marxuum Sheekh Axmed Nuur Fure

          DHAMAAN JAALIYADA SOMALILAND EE MAGAALADA  BRISTOL UK WAXAY TACSI  UDIRAYAAN DHAMAAN SHACABKA  JAMHUURIYADA SOMALILAND.DHAMAAN GOLAHAYAASHA QARANKA GAAR AHAAN GOLAHA GUURTIDA OO GUDOMIYE  KUXIGEENKII   KOOWAAD  GOLAHA GUURTIDA SOMALILAND   MARXUUM SHEEKH  AXMED     NUUX  FURE.   UU   KU GEERIYODAY  MAGAALADA    HARGEYSA.  WAXAY   MARXUUMKA   ILAAHAY  UGA  BARYAYAAN   IN ILAAHAY  NAXARIISTII JANO  KAWARAABIYO  , SAMIR  IYO  IIMANA   UU  KASIIYO      QOYSKII.    EHELKII. …

          Read More

            Guddomiyaha xisbiga ucid laanta kamapla oo tacsi tiiraanyo leh uu diraya MARXUUM,  SHEEKH AXMED SHEEKH NUUX FURRE

             TACSI   Guddomiyah xisbiga ucid laanta ugandha kampala khadar mohamed nour(bitijoor) waxa uu tacsi Tiiraanyo leh u dirayaa Golaha Guurtida JSL, Ehelkii, Qaraabadii, Asxaabtii iyo Guud ahaan Shacbiga Somaliland ee uu ka baxay ALLE ha u naxariistee MARXUUM,  SHEEKH AXMED SHEEKH NUUX FURRE, oo ahaa Gudoomiye ku-xigeenkii koowaad ee Golaha Guurtida JSL, oo ku geeriyoday 03.04.2013…

            Read More

              Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Dhagax dhigay Mashaariic laga Hirgalinayo Degmada Axmed Dhagax iyo Weedhii Madaxweynaha {DHAGAYSO}

              Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland ayaa maanta dhagax dhigay  mashaariic  dan guud ah  oo laga yagleelaayo Degmada axmed dhagax  ee magaalada hargaysa . Mashaaricdan aya isugu jirta  sariibado saddex nooc ah,  saldhigyo boolis ,mchejyo caafimaad  iskuulo , masaajiddo iyo adeegyo . Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland md axmed maxamud siilaayo  oo si rasmiya u dhagax dhigay…

              Read More

                Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Xadhiga ka jaray Dhisme Cusub oo Wasaarada Kalluumaysigu yeelatay {DHAGAYSO}

                Hargaysa 03.April (SDN)  Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa maanta Xadhiga ka jaray Dhisme laba dabaq ah oo ay Yeelatay Wasaarada Kalluumaysiga iyo Khayraadka Bada taas oo lagu qabtay Xarunta Cusub ee Wasaaradaasi ku leedahay Caasimada Hargaysa . Munaasabada waxaa ka soo qayb galay mas’uuliyiin ay ka mid yahiin wasiiro ka tirsan…

                Read More

                  OGAYSIIS JAALIYADA SOMALILAND EE YURUB- BANNAANBAXA BRUSSELS EE 11 APRIL

                  Guddiga abaabulka bannaanbaxa-Brussels ee uk waxay ummadda reer Somaliland ee ku nool dalka Ingiriiska ugu baaqaysaa in ay ka soo qayb galaan bannaanbax lagu taageerayo qadiyadda Somaliland oo ka dhici doona magaalada Brussels ee caasimadda dalka Belgium-ka. Goobta Bannaanbaxa:                 Parc du Cinquantenaire, Avenue de la Joyeuse entrée , 1040 Brussels , Belgium   Taariikhda:                                       11 April 2013 Wakhtiga:                                         2pm…

                  Read More

                    Siyaasiga reer Jabuuti ee Cabdiraxmaan Cadhoole oo nooga waramay Wadaaado lagu Maxkameedeenayo Jabuuti iyo Mucaaridka Jabuuti oo Baarlamaan ku dhawaaqaya(DHEGEYSO)

                    Ottawa April 03,2013(SDN)-Siyaasiga caanka ah ee reer Jabuuti Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa somalidiasporanews.com uga waramay Wadaado sadex ahaa oo hore Maxkamad Jabuuti ku taal ay xukun laba sanadooda ugu riday oo berito racfaan ay xukunkaa ka qaateen la dhegeysanayo. Siyaasigan mucaaridka Qurbejooga Jabuuti ka mid ah ayaa nooga waramay xaalidihii u danbeeyay ee siyaasada cakiran…

                    Read More

                      Faallo: Maxaa Keenay Xiisaha Xukuumadda Somaliland u Qabto Wada Hadal Soomaaliya Naruuro u Ah?

                      Muddo aan ka badnayn Saddex Toddobaad, Xukuumaddu markay ogaatay dareenka shacbiga Jamhuuriyadda Somaliland oo ah kuwa gaadhay go’aankii la soo noqoshada Madax bannaanidoodii ay ka qaateen Gumeysigii Ingiriiska 26kii Juun, 1960kii, isla markaana ku biireen 1dii July, 1960kii Somaaliya oo iyaguna Talyaaniga ka qaatay Xorriyaddooda, ayaa waxa Xukuumadda Axmed-Siilaanyo kasoo yeedhayey dhawaaqyo isku mid ah…

                      Read More

                        The ‘Somali pirates’ who are not what they seem

                        Somali pirates have kidnapped hundreds of people and cost millions in ransom payments. Jamal Osman finds journalists keen to interview them do not always get what they bargained for. The story begins in the slums of Eastleigh, a sprawling suburb of Nairobi in Kenya and home to a huge Somali community. There I met Adan…

                        Read More

                          Hargeysi Lafihii Dadkeeday Ku Dul Dhisan-tahay,Cali Guray “DHAGAYSO”

                          Hargaysa  02.April {SDN}   Guddoomiye ku-xigeenka Saddexaad ee Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Mujaahid. Cali Maxamed Yuusuf (Cali-guray) ayaa Cadeeyay  in Xisbi ahaan ku Taageersan yihiin Xukuumada talada haysa wada-hadalada dalka Turkiga ku dhex-maraya Somaliland iyo Somalia,Waxaa kale oo uu Xusay inay soo dhawaynayaan Safarkii uu Madaxweyne Axmed  Maxamed Maxamud Siilaanyo ku tagay Imaaraadka Carabta. Cali…

                          Read More

                            Madaxweyne ku Xigeenka Somaliland oo Hay’ada Ifad ka Gudoomay 15 Gaadhi oo Sadex Wasaaradood loogu talo galay {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 02.April (SDN) Madax weyne ku xigeenka jSL md C/raxmaan C/laahi Ismaaciil Saylici ayaa maanta ka Gudoomay hay’ada      IFAD deeq ka kooban Shan iyo Toban gaadhi oo hay’adaasi ugu deeqday Wasaaradaha Beeraha, Xanaanada Xoolaha iyo Caafimaadka. Munaasibadan oo lagu qabtay xarunta wasaarada beeraha ee Magaalada Hargeisa ayaa Madaxweyne ku xigeenku waxa uu ku wareejiyey…

                            Read More