Guddoomiyaha Xisbiga UCID Oo Dhawaan Lagu Wado In Uu Gudo galo Olole Musharaxnimo Xilli Shalay Uun La Shaaciyey Heshiis Afgobaadsi Ahaa

    Hargeysa Dec 21,2015 (SDN / QJ )- Iyada oo maalinimadii shalay uun ay madax-dhaqameed uu hogaaminayay Suldaanka guud ee Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir ay shaaciyeen heshiis Beeleed laga gaaray khilaaf hareeyay musharaxnimada Jamaal Cali Xuseen ayaa waxa soo baxaya in Guddoomiyaha Xisbiga UCID uu dhawaan uu shaacin doono safar olole musharaxnimo ah oo uu…

    Read More

    (DAAWO) Ciyaartii Tababarihii Chelsea Jose Mourinho Galaafatey.

    London-Dec-20-2015 (SDN/QJ)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu maanta ku eegeynaa horyaalka Ingriiska oo kooxihii aad u maleyneysey inuu dhakhtar u qorey iney koobabka jeebka iskaga uruursadaan oo la waayey meel aay jaan iyo cidhib dhigeen,markii kooxihii lagu dhibco badsan jirey hogaanka u qabteen sida Leicester City oo hogaanka hadda u haysa. Haddaba ciyaartii dhexmartey Leicester iyo Chelsea…

    Read More

      Dawladda Ingiriiska oo Gaadiidka Dagaalka ugu Deeqday Xukuumadda Federaalka Soomaaliya iyo Sida loogu hawlgali doono

      Muqdisho 21.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gaadiid dagaal oo ay dawladda Britain ugu deeqday dhiggeeda Soomaaliya, ayaa Danjiraha dawladdaas u fadhiya Muqdisho Harriet Mathews ku wareejiyey Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya. Jen. Cabdiqaadir Sheekh Cali Diini, kuwaasoo loogu talo-galay inay ku hawgalaan Ciidammada Xoogga dalku. Kulanka lagula kala wareegay Baabuurtaas Ciidan ee dawladda Ingiriisku ugu deeqday dawladda Soomaaliya oo…

      Read More

        Guddida Sicir bararka Madaxweynuhu u igmaday inay ka soo talo bixiyaan oo kulan la yeeshay Mas’uuliyiinta iyo Maamulka Shirkada Dahabshiil Group

        Hargaysa 21.Dec 2015 (SDN/QJ):- Waxa si xidhiidha u socda Kulamadii ay Guddida Sicir bararka Madaxweynuhu u magacaabay ay maalmahan shirar kala duwan la yeelanayeen Masuuliyiinta Sarsare ee Shirkadaha Isgaadhsiinta iyo Shirkadaha xawaaladaha iyadoo ay guddidu la kulmeen Maamulka iyo Masuuliyiinta sare ee Shirkadda Dahabshiil Group.   muhiimada shirarka  ay Gudidii uu Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland u…

        Read More

          Ardaa-jiifkii Madaxweyn -aha Killalka Shanaad, Duugistii Geela iyo Dareenkii Xoolo-dhaqatada DAAWO

          Yoocaale 21.Dec 2015 (SDN/QJ):- Madaxweynaha dawlad-deegaanka Soomaalida Killalka Shanaad ee waddanka Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar iyo Masuuliyiin Maamulkiisa ka tirsan, ayaa fuliyey tallaabo aad u farxad iyo cajab-gelisay Dadka Xoolo-dhaqata ah ee deegaanka Yoocaale, ka dib markii ay Reer-guuraaga Deegaankaas oo ay Riig-biyood u hirgeliyeen kula caweeyeen Ardaayada Xeryaha Xoolaha, isla markaana la seexdeen oo ay…

          Read More

            Maraykan Ah Oo Dhisme Weyn Oo Casriya Oo Ku Shaqeeya Tamarta Cadceeda Uga Dhisaya Magaaladda Berbera Ciidanka Ilaalada Xeebaha Jamhuuriyadda Somaliland.

            Hargeysa 21.Dec 2015 (SDN/QJ):-Ciidaanka Ilaalada Xeebaha Ee Somaliland ayaa Xaruntooda Berbera Looga dhisayaa Dhisme wayn Oo Casri ah kaasi oo ay Dhisayso Shirkada Maraykan ah oo la yidhaahdo OCEANS BEYOND PIRACY, dhismana ayaa waxa lagu xidhayaa Qalab SOLAR SYSTEM ah oo ay hirgalinayso Shirkada GOLIS Energy. Kulan arintan lagu iclaaminayay oo ka dhacay Taliska Guud…

            Read More

              Madaxweynaha Soomaaliya Oo Guddoomiye Cusub U Magacaabay Gobolka Hiiraan Ee Badhtamaha Soomaaliya

              Muqdisho,20Dec,2015(QJ/SDN)-Warar soo baxay maanta ayaa sheegaya in Dowladda Soomaaliya ay u magacaawday guddoomiyaha maamulka gobolka Hiiraan, Yuusuf Axmed Hagar [Daba-geed] oo horay labo jeer guddoomiye uga soo noqday gobolka. Mid ka mid ah saraakiisha xarunta maamulka gobolka Hiiraan ayaa sheegay in shir ka dhacay garoonka diyaaradaha Ugaas Khaliif ee magaalada Beledweyne ay wafdigii ka socday…

              Read More

                Xalkii Khilaafka Xisbiga UCID Oo La Beeleeyey Iyo Madax dhaqameed Ku Dhawaaqay inuu soo Idlaaday Khilaafkii Xisbigaas ka Dhex Oognaa + Gudoomiye Faysal Iyo Murashax Jamaal Oo Goobta Ka Maqnaa DAAWO

                Hargeysa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):-Kulan ay maanta isku yimaadeen Guddidii Dhexdhexaadinta khilaafka Xisbiga Ucid ayaa ka qabsoomay Hotel Dalxiis ee Magaalada Hargeysa, shirkan oo ahaa mid lagu soo afjarayay khilaafkan soo kala dhex galay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal cali waraabe iyo Musharaxa Madaxweynaha Xisbiga Jamaal Cali Xuseen. Xubnahan Madax dhaqameedka oo ka soo kala Jeeda Beesha…

                Read More

                  Shil Baabuur oo Naxdin leh: Dhimashada 2 Dhallinyaro ah Iyo Dhaawaca Shan Kale oo Wax ka barta Jaamacadda Burco DAAWO

                  Burco 20.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shil baabuur oo ka dhacay Magaalada Burco ayaa Waxaa ku Geeriyooday Laba Ruux Waxaana ku dhaawacmay Ilaa Shan Ruux oo kale . Gaadhiga Shilkan dhaliyey oo Noocisu Yahay Gaadiidka Bulshadu u Taqaano Dukhaanka ayaa Labada Xubnood ee Ku Geeriyooday Wuxuu Mid ka Mid ahi ahaa Ardayda Wax ka barata Jaamacada Burco.

                  Read More

                    Ruushka Oo Miinooyin Loo Eekaysiiyay Balanbaalis Ku Daadiyay Magaalooyin Ka Tirsan Dalka Suuriya

                    Albaab,20Dec,2015(QJ/SDN)-Dowladda Ruushka ayaa sare u qaadday weerarada ay ka gaysanayso dhulka Shaam, gaar ahaan Suuriya. Duqeymo 24-kii saacadood ee lasoo dhaafay ka dhacay Suuriya ayaa lagu dilay ku dhawaad 70 qof oo shacab ah, dhimashada ugu daran waxay ka dhacday magaalada Albaab iyo Tal-rafcad oo dhammaatood ka wada tirsan gobolka Xalab. Warar la baahiyey ayaa…

                    Read More

                      Ururka SOLJA oo Siyaasiyiinta Somaliland Ku eedeysay Tacaddiyada ka dhanka ah Saxaafadda & Dareenka Jamaal Cali Xuseen

                      Hargeysa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):- Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA, ayaa Siyaasiyiinta kala duwan ee Dalka ku eedeeyay inay door ku leeyihiin Tacadiyada ku dhaca Saxaafadda. Guddoomiyaha SOLJA Maxamuud Cabdi Jaamac (Xuuto), oo ka hadlay Xus Shalay Hargeysa loogu sameeyay Saddex Wariye oo Geeriyooday Telefiishanka HCTV, ayaa ku baaqay in Siyaasiyiintu yareeyaan yooyootanka, “…Jamaal-na wuu fadhiyayaaye,…

                      Read More

                        Buug Ka Waramaaya Sooyaalka Taariikheed Iyo Suugaaneed ee Abwaan Xasan Ganey Oo Hargeysa Lagu Soo Bandhigay DAAWO

                        Hargaysa 20.Dec 2015 (SDN/QJ):- Shirkadda daabacaadda xayeysiisyada casriga ah ee SAGALJET, ayaa soo bandhigtay buugga Bad Macaan oo lagu ururiyey qayb ka mid ah suugaanta Abwaanka caanka ah ee Xasan Xaaji Cabdillaahi (Xasan Ganey) oo in ka badan shan iyo kontan sanno ku hawlanaa fanka iyo suugaanta Soomaalida. Daah-furka buugga Bad Macaan oo lagu ballaysimay xaflad…

                        Read More

                          Telefishanka HCTV oo Xus U Sameeyay Saddex Suxufi oo ka baxay & Nuxurka Hadalladii Masuuliyiinta DAAWO

                          Hargeysa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):- Masuuliyiinta iyo Hawl-wadeennada kala duwan ee Telefishanka Horn Cable, ayaa magaalada Hargeysa Xus ugu sameeyey Allaah ha u naxariistee Saddex Suxufi oo ka tirsanaa Horn Cable TV, isla markaana ku kala geeriyooday magaalooyinka Muqdisho, Gaalkacayo iyo Hargeysa. Suxufiyiinta Geeriyooday oo kala ahaa Allaah haw u naxariistee Cabdisalaan Sheekh Xasan Xiis oo…

                          Read More

                            Drs Edna Aadan oo Khudbad ay waayaheedii nololeed kaga Sheekaysay u jeedisay Hablaha Dugsiga Saree e Sh. Cali Ibraahim

                            Hargeysa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):- Drs. Edna Aadan Ismaaciil, ayaa khudbad dhiirrigelin ah oo ay si qoto-dheer ugaga hadashay muhiimadda waxbarashadu u leedahay iyo wax-tarka ay gabadha Aqoonta leh bulshadeeda u leedahay u jeedisay Hablaha wax ka barta dugsiga Sare ee Sheekh Cali Ibraahim ee magaalada Hargeysa. Munaasibad ay soo qaban-qaabiyeen Maamulka, Macalimiinta iyo Ardayda Hablaha…

                            Read More

                              “Xaaji Cabdikariim Wuu Caafimaad Qabaa Mana Dhiman Ee Maalintiisa Ayuu Hoyanayaa” Taliyaha Laanta Socdaalka

                              Hargaysa 20.Dec 2015 (SDN/QJ):- Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cali Yuusuf (Ina-cambaro), ayaa beeniyay guud ahaanba warar been abuur ah oo lagu sheegay inuu Geeriyooday Xaaji Cabdikariim Xuseen (Cabd-Waraabe), waxaanu Taliyihu sheegay in warkaasi yahay war aan waxba ka jirin habayaraatee,oo lagu khalkhal galiyay bulshada. Taliyaha Laanta Socdaalka Somaliland Maxamed Cambaro  oo arrimaha ka hadlay wuuxu…

                              Read More

                                Ruun Daahir oo caan ku ahayd Jilidda Riwaayadaha Soomaalida oo Jabuuti ku geeriyootay DAAWO

                                Jabuuti, 20 December, 2015-(SDN/QJ): – Allaah ha u Naxariisto’e waxa Magaalada Jabuuti ku geeriyootay Marxuumad Ruun Daahir oo muddo dheer ka mid ahayd bahda Fannaaniinta Soomaaliyeed, isla-markaana aad caan uga ahayd Dalka Jamhuuriyadda Jabuuti. Ruun Daahir oo maalmihii u dambeeyay ku Xanuunsanaysay Magaalada Jabuuti, ayaa la xaqiijiyey inay Jimcihii Doraad ku geeriyootay halkaasi. Allaah ha…

                                Read More

                                  Cudur-dhaliyaha HIV oo Fara-baas ku haya Kenya iyo Mambasa oo Maalin kasta 3 Qof qaadaan

                                  Mombasa, 20 December, 2015-(SDN/QJ):- Guddiga ka Hor-tagga Cudurka Dilgaaga ah AIDS-ka magaalada Mombasa ee waddanka Kenya, ayaa shaaca ka qaaday inay maalin kasta Cudurkaas ugu dhintaan magaaladaas gobolka Xeebta dalka Kenya. Xidhiidhiyaha Guddiga NACC (The National Aids Control Council Mombasa), ayaa sidoo kale sheegay in maalin walba ay saddex ruux qaadaan Cudur-dhaliyaha HIV oo ah…

                                  Read More