Hooyo Hargaysa Ku Nool oo Dareen Naxdin leh kaga Warbixisay Sidii uu ku Helay Cudurka AIDS-ka Iyo Baaq ay Qurbejoogta u dirtay DAAWO.

    Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Hooyadani Waxay ka mid tahay dadka La Nool Xannuunka Aids-ka waxay ku Sugan tahay Magaalada Hargaysa,Waxay ka Xaal warantay Sida ay nolosheedu tahay, Waxay Rajo xumo ka Muujisay qaabka ay bulshadu ula dhaqanto iyada iyo Ubadkeeda Waxay ku iimaan qabtaa qadarka helay. Waxaa kale oo ay Sheegtay in Dawlada Somaliland aanay…

    Read More

      Siyaasiyiin Puntland oo Dood adag ka Yeeshay Nooca Doorashada Somalia ee 2016 {DHAGAYSO}

      Garowe 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Weli waxaa muran ka taagan yahay habka lagu salayno soo xulista Baarlamaanka cusub ee Soomaaliya, iyadoo nidaamka habka deegaanka iyo 4.5 ay yihiin labada la isku mari la yahay ilaa iyo hadda. Siyaasiyiin kasoo jeeda Puntland isla markasna ka qayb galay doorashadii Puntland ee 2014 ayaa dood ka yeeshay doorashada 2016…

      Read More

        Wasaarad ku Guuldaraysatay Qabashada Rubuc dhamaadkii Tartanka Ciyaaraha Somaliland oo Hargaysa ku qabatay Kulan lagu Horumarinayo Ciyaaraha DAAWO

        Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wasaaradda Dhallinyaradda Iyo Ciyaaraha ayaa Huteel Maansoor ku qabatay Kulan lagu Gorfaynayay Horumarinta Ciyaaraha iyo Dardar gelinta Ciyaaraha kala duwan ee dalka. Wasaarada Dhallinyarada Iyo Ciyaaraha ayaan ilaa hada Ku Guulaysan qabashada Rubuc dhamaadkii Tartankii Ciyaaraha Gobolada Somaliland oo la filayay in 8 Xul ee ka soo baxay Is reebreebkii Ciyaarihii…

        Read More

          Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Kulan la Yeeshay Dhigiisa Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya DAAWO

          Jig Jiga 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gudoomiyaha Golaha Wakiiladda ahna Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro oo Dhawrkii Cisho ee u danbeeyay ku Sugnaa Magaalo Madaxda Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya ee Jigjiga ayaa Kulan la Yeeshay Dhigiisa Baarlamanka Dawlada Deegaanka Itoobiya Maxamed Rashiid Isaaq. Gudoomiyaha Baarlamaanka Dawlad Deegaanka Itoobiya ayaa ka…

          Read More

            Wasiirka Madaxtooyadda oo Magacaabay Xoghayaha Rasmiga ah ee Golaha Wasiirada Somaliland

            Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wareegto  kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Madaxtooyada JSL Mudane Maxamuud Xaashi Cabdi ayaa lagu magacaabay in uu Golaha Guud ee Wasiirada JSL uu Xoghayaha rasmiga ah u noqdo Mudane, Sharmaake Axmed Muxumed Wareegtada Magacowga Masuulkan cusub oo nuqul kamida nasoo gaadhay ayaa u dhignayd sidan: “Aniga oo tixgelinaya baahida loo qabo in…

            Read More

              Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Beeraha Somaliland Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo soo Kormeeray Dhul beereedka Gebilay Iyo Mashruuc ka socda Sawiro

              Hargaysa 16.Dec 2015 (SDN/QJ):-Weftiga Agaasimaha Guud hogaaminayey oo ay ka mid ahayeen Af-hayeenka Wasaaradda Beeraha Sacad Muuse Cabdi, Isuduwaha gobolka Gabiley ee Wasaaradda Beeraha C/risaaq Sh. Muxumed Gaboobe iyo masuuliyiin ka socday hay’adda Concern Worldwide ayaa Kormeer ku Tegay deegaano ka Tirsan Gobolka Gebilay. Agaasimaha guud ee Wasaaradda Beeraha oo deegaanada beeralayda ah ee uu…

              Read More

                Xiisado Ka Dhan Ah Cadaalad Darada Dhinaca Magacaabista Madaxda Sare Ah Ee Ku Habsatay Gobolka Selel & Cawaaqibka Xun Ee Ka Dhalin Kara

                Saylac 16.Dec 2015 (SDN/QJ):- Gobolka Selel ayaa waxa uu ka mid yahay goboladii dambe ee lamagaabay, waxana ay magacaabistiisu soo martay marxalado badan oo maalinba meel soo taagnayd, taasi oo ay dadka degaanka gobolka Selel ku bixiyeen dadaal badan, iyaga oo hamigoodu ahaa in ay shaqo abuur ka heli doonaan haykalka dawladeed ee uu yeelanayo…

                Read More

                  Ujeedadda Socdaal Gudoomiyaha Maxkamadda Sarre iyo Wefti uu Hogaaminayaa ku Tageen Magaaladda Berbera Iyo Duruufaha Wehelka la Ah Garsoorka Gobolka Saaxil DAAWO

                  Berbera 15.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wefti balaadhan oo uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maxkamadda Sare oo ay Xubno ka Yihiin Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda,Taliyaha Ciidanka Asluubta Iyo Xeer Ilaaliyaha Guud ee Qaranka ayaa Maanta Kormeer Shaqo ku tegay Magaalada Berbera. Madaxda Garsoorka Gobolka Saaxil ayaa Weftiga u soo bandhigay Duruufaha ay ku Shaqeeyaan iyo Sida ay Yihiin Xarumaha Garsoorka…

                  Read More

                    Kulan Xog-warran ah oo uu Madaxweynaha JSL la yeeshay Daladda Dhallinyarada SONYO

                    Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo wuxuu maanta (15.12.2015) Xafiiskiisa kulan xog-warran ah kula yeeshay Masuuliyiin sare oo ka socday Dallada Dhallinyarada JSL ee SONYO oo uu hoggaaminayey Guddoomiyaha Dallada Dhallinyarada JSL ee SONYO Mudane Siyaad Cumar Cali. Waftiga Dhallinyarada SONYO ee Madaxweynaha booqashada ugu yimid waxa kale oo ka mid…

                    Read More

                      ‘’Wixii aad Qarsataaba way ku Qarsadaan Edo” Fannaanada Caanka ah ee Khadra Daahir oo Ka Sheekaysay Jacayl Saamayn ku Yeeshay Nafteeda Iyo Dardaaranka Wakhtiga DAAWO

                      Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):-Fanaanada caanka ah ee Khadra Daahir Cige ayaa si qoto dheer uga sheekaysay jacaylka iyo waliba sida uu nafteeda u saameeyay , waxaanay sidoo kale fariin u diray haweeenka wax jecel kuwaas oo ay ku boorisay inay cadaystaan jacaylka iyadoo ugu maahmaahday maahmaahda somaliyeed ee ah “Wixii aad qarsataaba way ku qarsadaan”…

                      Read More

                        Loolanka Kursiga Guddoomiyaha Baarlamaanka Oo Sii Xooggaystay Iyo Tirada Xubnaha Sida Rasmiga U Shaaciyay Inay Ku Tartamayaan

                        Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):-Loolanka  loogu jiro Kursiga Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Somaliland ayaa isa soo taraya, iyadoon wali guddoomiye Cirro laga hayn inuu kursigaasi bannaynayo. Arrintan ayaa dibada u soo baxday markii mudaneyaasha wakiillada qaarkood saxaafadda ka sheegeen inay u sharaxan yihiin Xilka Guddoomiyaha wakiillada. Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka soo jeeda xisbiga mucaaradka ah…

                        Read More

                          Taliyaha Sare ee Ciidanka Taraafikada Somaliland oo Maayar ku Xigeenka Balligubadle Baastoolad ku qabtay DAAWO

                          Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):- Maayar Ku Xigeenka Magaalada Balli Gubadle ee Xarunta Gobolka Hawd ayaa Sheegay in Taliyaha ciidamada Nabadgalyada Wadooyinka ee loo Yaqaan Taraafikada Somaliland Gaashaanle Sare Faysal Xiis uu Maalintii Shalay Isagoo Maraya Mid ka mid ah Shaaricyada Caasimada hargaysa uu Baastoolad ku qabtay isla markaana uu ku Xidhay Saldhiga Dhexe. https://www.youtube.com/watch?v=9h-21qAo9vQ

                          Read More

                            Madaxweyne C-Kariim Guuleed Iyo Wefti uu Hogaaminayo oo Gaadhay Magaaladda Baladweyne ee Xarunta G.Hiiraan

                            Beledweyne 15.Dec 2015 (SDN/QJ):- Wafdi uu hogaaminayo Wasiirka Arrimaha gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/raxmaan Odawaa oo ay ka mid yihiin Wasiirka Amniga Gudaha C/risaaq Cumar Maxamed, Madaxweynaha Maamulka Galmudug, Xildhibaano iyo Wasiiro ka tirsan Xukuumada Soomaaliya ayaa goor dhaw gaaray Magaalada Beled Weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan. Ujeedka Safarka ee Masuuliyintaan ayaa ah in ay xaliyaan…

                            Read More

                              Gudoomiye Faysal Cali Waraabe oo Sheegay in Xukuumadda Siilaanyo Lagu Sawiray Musuq Maasuq Lagana Yaabo in Bisha April la Joojiyo Mucaawinooyinka DAAWO

                              Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):-Faysal Cali Waraabe ayaa sheegay in dawladda Somaliland ee uu Madaxweyne Siilaanyo hoggaamiyo lagu sawiray inay tahay dawlad musuq oo kharaab ah, taas oo laga dhaadhiciyay beesha caalamka oo iyana ay suurtogal ka tahay inay tallaabooyin qaadaan horaanta sannadkan. Faysal oo shalay u waramay weriye Badri Koosaar oo ka tirsan Star TV,…

                              Read More

                                Ciidamada Itoobiya Oo Saaka La Wareegay Garoonka Diyaaradaha Magaalada Dhuusa-mareeb

                                Dhuusa-mareeb,15Dec,2015(QJ/SDN)-Wararka laga helayo magaalada Dhuuso-mareeb ee xarunta gobolka Galguduud ayaa sheegaya in saaka ay ciidammo ka tirsan kuwa ka socda Itoobiya ee qaybta ka ah AMISOM la wareegeen garoonka diyaaradaha Dhuuso-mareeb. Ciidamadan oo wata sideed gaadiidka dagaalka ah ayaa xalay gudaha u galay garoonka oo aan waayadii dambe shaqeynayn, lamana oga sababta dhabta ah ee…

                                Read More

                                  Sucuudiga Oo Iclaamiyay Isbahaysi Millatari Oo Islaami Ah iyo Soomaaliya Oo ka Mid Ah

                                  Riyaadh,15Dec,015(QJ/SDN)-Arabia ayaa talaadada ku dhowaaqday wax ay ugu yeertay Isbaheysi Milatari oo Islaami ah oo ka kooban 34 dal, si uu ula dagaalamo argagixisada. Wakaaladda wararka dowladda Sacuudiga ee SPA ayaa daabacday bayaan lagu sheegay in hindisahan uu ku jiri doono sameynta xarun isku xidha howlgallada milatari ee isbaheysigan oo laga sameynayo magaalada Riyad. Bayaanka…

                                  Read More

                                    Falanqaynta Miisaanka Siyaasadeed ee Mujaahid C.raxmaan Aw Cali Faarax ku soo Kordhinayo Xisbiga Waddani

                                    Hargaysa 15.Dec 2015 (SDN/QJ):-Labadii toddobaad ee u dambeeyay waxa la isla dhex marayay warar sheegaya in siyaasiga miisaanka leh ee Mujaahid Cabdiraxmaan Aw Cali Faarax uu ku biiri doono xisbiga Waddani, isagoo uga dhex tartami doona in loo doorto jagada madaxweyne-xigeen ee xisbigaas. Wararkan ayaa markii ay soo baxeen waxa ay noqdeen kuwo abuuray su’aalo…

                                    Read More