Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Oo Daboolka Ka Qaaday In Uu U Sharaxanyahay Jagada Gudoomiyaha Baarlamaanka Somaliland
Hargeysa,15Dec,2015(QJ/SDN)-Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiilada, ahna Guddoomiiyaha Guddida Dastuurka, Shuruucda iyo Xuquuqul Isaanka Wakiilada, si rasmiya u shaaciyey inuu u taagan yahay una sharaxan yahay xilka Guddoomiyaha Golaha Wakiilada, madaama lagu wado inuu xilka iska casilo Guddoomiyaha Golaha Wakiilada Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cirro). Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble, oo Shalay…
