“Musuqmaasuqii, Shaqo la’aanta, Sicir bararka, dhibaatadii uu badatay, waxaas oo dhan waxa lagaga bixi karaa Isbeddel reer Somaliland u dhan yihiin.” Murashaxa Waddani ee Maxamed Cali
Dila, 10.Jan 2016 (SDN/QJ):– Maxamed Cali oo ah Musharrax u tartamaya Madaxwayne ku-xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI, ayaa oo Ku Sugan Xarunta Gobolka Awdal ee Boorama ayaa dadweynaha Magaalada Dila oo uu dhalasho ahaan ka soo Jeedo Wuxuu ku booriyey inay u Midoobaan Sidii Talada dalka uu Xisbiga Waddani oo uu ka dhex sharaxan…
