Kenya Oo Xabsiga Dhigtay Mudane ka tirsan Golaha Barlamanka Somalia, Ahaana Wasiirkii hore ee Gaashaandhigga somalia
Nairobi:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Sida ay sheegayaan wararka ka imanaya ciidanka ammaanka dalka Kenya, waxa ay sheegayaan in Kenya xabsiga dhigtay Wasiirkii hore ee gaashaandhigga Somalia, ahan Guddoomiyaha Guddida difaaca Baarlamaanka Somalia Xusen carab ciise. Ciidamada Kenya ayaa waxaay wasiirkii hore ee Gaashandhiga Somalia Xusein Carab Ciise ku soo eedeeyeen in u kala gudbinayay Daroogo taas oo uu in…
