Xannuunka Shuban Biyoodka oo ka dilaacay Magaalada Burco iyo Laba Qof oo u Geeriyooday DHAGAYSO

    Burco 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Isu duwaha Wasaaradda Caafimaadka ee Gobolka Togdheer Dr Cabdi Yaasin Xaaji Saleebaan ayaa daboolka ka qaaday in Xaafado ka mid ah Magaalda Burco lagu arkay Kiisas la xidhiidha Cudurka Shuban Biyoodka . Isuduwahan ayaa Sheegay in laba qof ay u Geeriyoodeen Cudurka Shuban Biyoodka ee ka dilaacay Magaalada Burco. GUJI HALKAN…

    Read More

      Hawl wadeenada Damdamiska ee Magaalada Berbera oo tababar loo soo Xidhay DAAWO

      Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Maayarka Magaalada Berbera Cabdi Shakuur Cidin ayaa Shahaadooyin Gudoonsiiyay Hawl wadeenada Damdamiska ee Dawlada Hoose ee Berbera oo tababar aqoontooda kor loogu soo qaadayay u Xidhmay. Maayarka Magaalada Berbera ayaa sheegay in Hawl wadeenada Damdamisku ay Yihiin Kuwo hawl balaadhan u haya Shacabka Magaalada Berbera https://www.youtube.com/watch?v=_FoMh0G_Nkw Berbera SDN/QJ contact@qurbejoog.com

      Read More

        Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo ka Hadlay Ahmiyada Shir Maalgashi oo uu kaga qayb galay Dubai DAAWO

        Hargaysa 14 Sep 2014 (SDN/QJ):Gudoomiyaha golaha wakiilada somaliland ahna gudoomiyaha xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI C/raxmaan Maxamed Cabdilaahi ciro  ayaa dalka dib ugu soo laabtay kadib markii uu mudo seddex cisho ah ku maqaan wadanka isutaga imaaraaka carabta oo uu kaga qayb-galay shir caalamiya oo laga wada hadlayay maalgashiga qaarada afrika,gudoomiye cirro oo saaka markii…

        Read More

          Dooxa Agamsaha Oo Beeralaydii Ka Aasay 8 Ceel Biyood Ilaa 50 Ceelna Gabyanadii Ay Ku Fadhiyeen Qaaday Daawo

          Gabiley 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dooxa Agamsaha Ee Dhinaca Bari Kaga Beegan Degmada Gabiley Ayaa Beeralaydii Deegaankaas Ka Aasay Ceelashii Biyaha Ay Kaga Waraabin Jireen Bustaanada Iyo Xoolaha Waxaana Uu Gabi Ahaanba Daad Awood Wayn Oo Xalay Soo Rogmaday Dhulka La Simay 8 Ceel Biyood Waxaana Uu Halis Galiyay Ilaa 50 Ceel Oo Kale Oo Uu…

          Read More

            Wasiirka Arrimaha Gudaha oo ka qayb galay Dhoole tus ay Sameeyeen Ciidanka ilaalada Xeebaha Digniina u diray Somalia DAAWO

            Berbera 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidanka Difaaca iyo Ilaalada Xeebaha ee Somaliland ayaa dhoola tus ku sameeyay Magaalo Xeebeedka Berbera. Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Somaliland Mudane Cali Maxamed Warancade ayaa la arkayaa isagoo Wada Mid ka mid ah laashashka Ciidanka . Wasiirka ayaa uga Digay Dawlada Somalia inay Xeebaha Somaliland ka fuliyaan hawl gal ay sheegeen…

            Read More

              “Dhismashada hoggaamiyaha Al-shabaab Axmed Godane waxay uga dhigan tahay Somalia iyo weliba dalalka dariska la ah guul weyn.” Raysal Wasaaraha Itoobiya

              Addis  ababa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Itoobiya,ayaa ka hadashay dhimashada hoggaamiyihii kooxda Al-Shabaab oo bishan bilawgeedii lagu dilay duqayn dhanka cirka ah oo ay diyaaradaha aan duuliyaha lahayn ee dalka Maraykanku ay ka geysteen koonfurta Soomaaliya.   Raysal-wasaaraha dalka Itoobiya, Hailemariam Desalegn ayaa markii ugu horreysay ka hadlay dhimashadii hoggaamiyaha Al-shabaab, Axmed Cabdi Ow-Maxamuud Godane,…

              Read More

                Sababaha Rasmiga ah ee ay Salka ku hayso Qaaddacaadda Diiwaangelinta ee Mucaaridku

                Hargaysa 14.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ah ee UCID iyo WADDANI, ayaa Wargeyska Himilo Masuuliyiin ka tirsan waxa uu si qoto dheer uga waraystay sababaha rasmiga ah ee ay wada-jirka ugu qaaddeceen Khamiistii diiwaangelinta Madaniga ah ee ay Xukuumadda Somaliland doonayso inay dalka ka hirgeliso oo ay hore u sheegtay inay bilaabayso bishan September ee…

                Read More

                  Uganda oo fashilisay weerar ay Al-Shabaab ka geysan rabtay Kampala

                  Kampala 13.Sep 2014 (SDN/QJ)- Ciidamada ammaanka Uganda ayaa ka hor-istaagay unug ka tirsan kooxda Al-Shabaab inuu weerar ka geysto caasimadda dalka ee Kampala, safaaradda Mareykanka ayaa sheegtay maanta oo Sabti ah. War qoraal ah oo ka soo baxay safaaradda Mareykanka ayaa lagu sheegay in ciidamada ammaanka Uganda ay sameeyeen howlgal lagu fashiliyay unug ka tirsan…

                  Read More

                    Sadex Xubnood oo Iska Casilay Xubinimadii Gudidii Qabanqaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee Solja

                    Hargaysa 13.Sep 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiye Ku-xigeenkii Guddida qaban-qaabada Shirweynaha Ururka Suxufiyiinta Somaliland ee SOLJA Najax Aadan Cunaaye, Cabdifataax Maxamuud Caydiid iyo Aadan Cabdi Ciidle ayaa ku dhawaaqay in ay iska casileen Xubinimadii guddida qaban-qaabada, ka dib markii sida ay sheegeen ay xubno guddida ka mid ahi ka leexdeen Dastuurkii iyo nidaamkii lagu soo xulayay ergooyinka…

                    Read More

                      Gudoomiye C.raxmaan Cirro oo Maanta Xeelad Dublamaasiyadeed ka Sameeyay Golaha Wakiilada iyo Mudanayaasha Muxaafidka ah oo Isku Shubay Madaxtooyada

                      Hargaysa 13.Sep 2014 (SDN/QJ)- Fadhigii Saaka ee Golaha Wakiilada ayaa waxa ka dhacay dhacdo la yaableh ka Dib markii Guddoomiye Ku-xigeenada Kowaad iyo Labbad oo  fadhigaasi Shirguddoominayeen ay xildhibaanada u qaybiyeen  Xeerka Diwaangalin oo dhawan gollaha la horkeenay, inkasta oo aanu Buuxin koromku ayaa hadda si dhakhso ah loo furay fadhigaasi, waxana xildhibaanada Muxaafidku ay…

                      Read More

                        Wasiir Samaale oo Iftiimiyay Meelaha uu Odoroska Miisaaniyada Sannadeedka Soo Socdaa Mudnaanta Siiyay

                        Hargaysa 13.Sep 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Maaliyadda Somaliland Md.Cabdicasiis Maxamed Samaale, ayaa faahfaahin ka bixiyey miisaaniyad sannadeedka 2015-ka, waxaanu xusay inanadkan mudnaanta la siiyey doorashooyinka madaxtooyada, wakiilada, iyo diiwaan-gelinta, waxaanu tibaaxay in miisaaniyadani ay ka badan tahay miisaaniyadii sannadkii hore ee 2013-kii. Wasiirka oo tafaasiil ka bixinaya inta ay dhan tahay tirada miisaaniyada sannadkan iyo sida…

                        Read More

                          Halkan Ka Daawo Khudbadii Madaxawyahu Ka Jeediyey Qalin-jabintii Jaamacada Alpha Universty

                          Hargeisa 13/9/2014(SDN/QJ)madaxwayna somaliland ayaa maanta kalaqayb galay munasibadii qabinjabintii ardayda jaamacad alpha univerty  oo ay kaga qalin jabiyen arday gaadhaysa 249 arday  iasgoo madaxwaynahu halkaisi khudbad uga jeediyey ardaydasi ayaa waxa uu ku guubaiyey inay cilmigay baren ku anfacan dadkoo iyo dalkoda Hargeisa SDN/QJ Maxamed Aadan@Qurbejog.com Concat@somalidiaspporanews.com

                          Read More

                            Halkan Ka Daawo: Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Ucid Ayaa Maanta Xukuumada Uga Digay In La Hor-Geeyo Golaha Wakiilada Xeerka Diiwangalinta Madaniga Ah

                              Hargeisa 13/9/2014(SDN/QJ)Xisbiga Ucid Oo Xukuumadda Uga Digay Inay Xeerkii Ay Mucaaridku Qaadaceen Ka Ansixisato Baarlamaanka taasi  oo uu xerkan dhawaan la horkeni doono golaha wakilada somaliland iaydo dhawaan xisbiyada ucid iyowadani ay  qaadacen xerkasi  diiwan galinta madaniga ah Hargeisa SDN/QJ MaxamedAadan@Qurbejog.com Concar@somalidiasporanews.com

                            Read More

                              Madaxawayne Siilanyo Manta Ka Qaybgalay Qalinjabintii Ardaydii Jaamacada Alpha Universaty

                                Hargeisa 13/9/2014(SDN/QJ)Madaxwaynaha somaliland ayaa maanta ka qaybgalay munaasibad ay ku qalinjabinayen 249 arday  oo ka baxay jaamacada alpha universty  hargeisa ayaa waxa madaxwayanha ku wehelinaayey  xubno wasiro ah  waxa sidoo kale  ka soo qayb galay gudoomiyaha xibiga mucaridka eng faysal cali waraabe iyadoo guud ahaan jhalkasi wasiiradii ka so qaybgalay munasibadasi   ugu hanbalyeyn ardaydii…

                              Read More

                                Ma Dhabaa In Somaliland Cali Khalif Galaydh Wada Hadal La Bilawday

                                  Hargeisa 13/9/2014(SDN/QJ) Wararka ay Qorayaan Qaar ka mid ah Warbaahinta Taageerta Cali khaliif Galadh ayaa Maalmahan Dabacaysay Warar Sheegaya in Somaliland Biloowday wadda hadal ay la furayso Siyaasi Cali Khaliif Galadh oo Dhawaan Sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo uu ka yagleeyay Deeganka Saax-dheer Basle Ciidamada Somaliland ka Sareen Deegankaasi isaga oo…

                                Read More

                                  Malaayiin Dollar Oo Shirkadda Google Koox Budhcad ahi Ka Dhacday

                                  Washington:Sepm13,2014(SDN/QJ)-Budhcad aan wali si rasmi ah loo aqoonsan ayaa la sheegay inay Malaayiin dollar ka dhacday Shirkadda Google oo ka mid ah Shirkadaha  hantida Badan macaasha. Afhayeen u hadlay Shirkadda oo lagu Magacaabo Caroline Mathews ayaa Shaaca ka qaaday in Burcad Jabsada Bankiyada iyo Shirkadaha Waaweyn ay Jabsadeen Akoonka Shirkadaasi. Caroline Mathews ayaa sheegay in…

                                  Read More

                                    Maraykanka Oo Iran Ka Reebay Isbahaysigiisa Ka Dhanka ah Kooxda Daacish

                                    Ankara:Sep,13,2014(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa sheegay inaanay qorshahiisa ka dhanka ah Kooxda Daacish iyo isbahaysiga caalamiga ah ee uu Kooxdan ku weerarayo aanay qayb ka ahayn Dalka Iran. Xaghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka John Karry oo booqasho ku jooga Dalalka Bariga Dhexe, ayaa sheegay inaanay jirin baahi keeni karta in iran loogu yeedho dagaalka la wado. Iiraan ayaa dhowaan…

                                    Read More

                                      Halkan Ka Daawo: “Dawlad Ku Shega Somaliya Haday Mar-Dnabe Soo Faro Galiso Badahayaga Wanu Dajinaynayna Marakibta Ay Soo Kiraysato Hadana Guutadii Kowadban Udiray Xebta Lasqoray”Wasiir Warancade

                                      Hargeisa (SDN/QJ) wasiirka arimaha gudaha somaliland cali maxamed waran cade  ayaa dawlada somaliya ugu baqay  in  aanay nxeebaha somaliland soo faro gali iyadoo dhawan markab ay somaliya so kiraysatay uu soo galay  biyaha xeebta laasqoray sigao wasiir  waran cade ciidanka bada somaliland u soo iibiyey doonyaha  dagaalka ee dheeraya  tasi  oo wasiirku shegay  inuu ugu…

                                      Read More