Hubka la Iibiyo oo Maamul Goboleedka Punt land Go’aano adag ka soo Saaray Akhri

    Garowe 12.Sep 2014 (SDN/QJ)- Dowadda Puntland ayaa Shalay shaaciyay inay mamnuuc ka tahay deegaanadeeda hubka sida sharci daradda ah loo iibsado iyagoo laga keenayo dalka dibadiisa.   Shirka gollaha wasiiradda ayaa arrintaan looga hadlay waxana lagu sheegay inay dowladdu la wareegi doonto cidi lagu arko iyaadoo ka ganacsanaysa hubka yar yar iyo kuwo waa wayn…

    Read More

      Golaha Wasiiradda Somaliland oo Maanta Ansixiyay Odoroska Miisaaniyada Qaranka ee 2015ka DAAWO

      Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Shirkii Golaha Wasiirada ee maanta oo uu Shirgudoominayay Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Cod aqlabiyad ah ku ansixiyay Odoroska Miisaaniyad Sannadeedka Qaranka ee 2015. Waxaanay miisaaniyadan sanadkan 2015-ka ka badan tahay yii hore 30 Milyan oo Dollar, Waxaanay tii sanadkii hore ahayd 220 Milyan oo Dollar Miisaaniyada…

      Read More

      Halkan ka daawo: Xisbiga Wadani Oo Qadacay Labada Diiwan-Galinod Ee Dhakada La Iska Saaray Taagerayaashiisana Ugu Baaqay Inanay Ka Qaybgalin

      Hargeisa 11/9/2014 (SDN/QJ)xisbiga wadani  oo maanta  qaadacday  diiwangalintii madaniga ahaa iaygoo sheegay  inay  xukuumadu kaga baxday  balantii iyo iyo dalab ay  xukuumada kaga dalbanayaan inay labada diiwangalinood kala qaadan sidoo kale ugu baaqay  guud ahaan inaanay  ka qayb galin diiwan galinta madaniga ah

      Read More

        Wasiirka Warfaafinta oo ka Hadlay Qaadacada Diwaangalinta Ee Xisbiyada Mucaaridka ah Ku dhawaaqeen

        Hargeisa 11/9/2015(SDN/QJ)Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Somaliland Cukuse ayaa ka jawaabay qaadacada Xisbiyada mucaaridka ah ee WADDANI iyo UCID ee Diwaangalinta Madaniga ah. Wasiirka Warfaafinta dhaqanka iyo Wacyigalinta Somaliland ayaa waxa uu sheegay inaanay Xisbiyada mucaaridka ah khusayn oo aan waxba laga waydiinayn diwaangalinta tahayna mid ka dhaxaysa muwaadiniinta reer Somaliland iyo Dawlada. Wasiirka Warfaafinta…

        Read More

          “Walaalkay Waxa uu ahaa Geesi u Shihiiday Diintiisa iyo Dhaqankiisa Suuban ee Islaamka,Ilaahay agtiisana Sharaf ayuu ka leeyahay” Baashe Cabdi Godane oo la dhashay Hogaamiyihii la Khaarajiyay ee Alshabaab

          Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Mujaahid Baashe Cabdi Godane, ayaa ku tilmaamay geerida wallaalkii oo ahaa hogaamiyaha kooxda Al-shabaab Axmed Cabdi Godane inuu ahaa geesi u shihiiday diintiisa iyo dhaqankiisa suuban ee islaanimada ah, kadib markii Marxuum Sheekh Axmed Cabdi Godane oo Isniintii toddobaadkii aynu soo dhaafnay Maraykanku ku dilay duqayn cirka oo ay ugu gaysteen…

          Read More

            Sababaha ay Labada Xisbi Mucaarid ku qaadaceen Diiwaangelinta Madaniga ah iyo Qoraalo ay soo bandhigeen

            Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Labada xisbi mucaarad ee Ucid Iyo Waddani ayaa si wada jir ah u shaaciyay in ay qaadaceen gabi ahaanba diinwaangalinta mdaniga ah ee ay xukuumaddu hirgalinteeda ku hawlantahay . Masuuliyiinta xisbiyada mucaaradka u hadlay oo kala ahaa Gudoomiye Ku Xigeenka Kowaad Ee Xisbiga Waddani Axmed Muumin Seed iyo Gudoomiye Ku Xigeenka…

            Read More

              Gaadhi Bilaa Number ah Oo Saaka Khalkhal geliyey Shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa iyo Baadhitaano Ciidanka Dembibaadhistu wadaan

              Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Gaadhi Nooca raacada ah ayaa saaka khalkhal ka dhex abuuray shaqaalaha   wasaaradda Qorshaynta qaranka iyo waliba shacabka ku dhaqan caasimadda Hargeysa. Gaadhigan ayaa baaro 9:00-subaxnimo ee saaka lasoo hordhigay Wasaaradda Qorshaynta Qaranka, iyadoo laga soo furay Labada Bilaydh-nimber, isla-markaana loo dallacay Muraayada kala duwan, waxana ku warhelay qaar ka mid  ah shaqaalaha wasaaraddaas. Masuuliyiinta wasaaradda…

              Read More

                Xisbiyada Mucaaridka Oo Si Wada Jira Qaadacay Labada Diiwan Galinod Ee Ay Xukuumadu Is Dulsaraty

                Hargeisa (SDN/QJ)Xisbiyada mucaaridka aya manta si wada jira u qaadacay labada diiwan galinod ee lays dulsaaray taasi  ay xukuumada  kaga cabanayen inay  kaga baxday  codsi wada jira ay u gudbiyen labada  xisbi ooy shegen  inay kaga codsaden in labada la kala rebo iyagoo shegay inay xukuumadu  mermerisanaysay mudo  laba wiiga taasi ay  shegay  inay saakadana…

                Read More

                  Nin Turki ah watayna Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah kana ganacsada Daroogada oo lagu qabtay Bulgaria

                  Istanbul Sept 11,2014(SDN/QJ)-Dowladda Bulgaria ayaa  gacanta ku dhigtay bishan September 01, nin ka ganacsada Daroogada, una dhashay dalka Turkiga, kaasoo watay Baasaboor Diblomaasi Soomaali ah iyo warqad magacaabid ah oo sheegeysa inuu yahay Qunsul Sharafeed dowladda Soomaaliya uga wakiil ah gobolo ku yaala dalka Turkiga ( Honorary Consul).Ninkan oo magaciisa ku sheegay CENGIZ DUMAn NIYAZI…

                  Read More

                    Amerikaanka Oo Dagaalkiisa Ka dhanka ah Daacish Taageero Uga Raadinaya Dalalka Bariga Dhexe

                    Riyaad:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Maraykanka ayaa ku dedaalaya helitaanka Taageero caalami ah oo uu ku helo dagaalka uu doonayo inuu Kooxda Daacish ku qaado dhawaan. Xoghayaha arrimaha Dibadda Maraykanka John Kerry, ayaa hoggaanka u haya Safarka taageerada lagu raadinayo, waxana uu muddooyinkii ugu dambeeyey safarro ku marayey dalal ka mid ah Bariga dhexe, waxana uu Haatan joogaa Dalka Sucuudiga,…

                    Read More

                      Somalia Oo Soo Kiraysatay Diyaarad Casri ah Oo Lagula Tacaalayo Kalluumaysiga Sharcidarrada ah

                      Muqdisho:Sep.11,2014(SDN/QJ)-Dawladda Somalia, ayaa sheegtay inay keensatay diyaarad casri ah oo lagula tacaalayo kalluumaysiga sharcidarrada ah oo  Badaha dalka dhibaato weyn ku haya. Diyaaradan ayaa la sheegay inay tahay mid kormeeraysa Xeebaha Somalia, isla-markaana Sawirro kasoo qaadaysa cidda soo farogelinaysa. Wasaarada Kalluumaysiga oo iyagu Hawshan si gaar ah u wadata, ayaa sheegtay in Ujeedka Diyaaradu ay…

                      Read More

                        “Madaxweyne Cigaal waxa uu igu Yidhi Meesha miyaad Mareexaanaynaysaa?Xusuusta Waar ii keen qof Harti ah,” Xusuusta Qoraalka Aqoonyahan Gees

                        Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Waxa Somaliland ka jiray waqtigii Isticmaarka, saddex xisbi oo kala ahaa Somali National League (SNL), National United Front (NUF) iyo United Somali Party (USP). SNL iyo NUF waxay ahaayeen Xisbiyo ay leeyihiin beelaha dhexe, USP waxay ahayd Xisbi ay ku bahoobeen beelaha darafyadu. Xisbigii SNL ayaa soo dhoweeyay Xisbigii USP oo ay is-garabsadeen, taas oo…

                        Read More

                          “Anigu Raysal-Wasaare Ma ihi, Madaxweynuhuna Iima Magacaabin Sharcigana Kuma Jirto”, Wasiir Xirsi

                          Hargeysa:Sep,11,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Madaxtooyada Somaliland Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa Markii ugu horraysay ka Hadlay  Hadal kasoo yeedhay Madaweynaha Somaliland oo u ukaa inuu yahay Wasiirka Wasiirrada, kaas oo mucaaridkuna si weyn uga Hadleen. Wasiir Xirsi ayaa sheegay inaanu Sharciga waddanka jira iyo Distoorka midna u oggolayn inuu noqdo Ra’isal wasaare, waxana uu sheegay in Hadalkii…

                          Read More

                            Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland iyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada oo Dubai kaga qayb galay Shir balaadhan oo Maalgashiga Africa ah DAAWO

                            Dubai 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne Ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland Mudane C.raxmaan C.laahi Ismaaciil Saylici oo uu Weheliyo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi “Cirro” ayaa ka qaybgalay Shir balaadhan oo Heer Madaxweyne ah oo lagu qabtay Magaalada Dubai kaas oo lagaga hadlayay Sidii Maalgashi loogu samayn lahaa qaarada Africa. Shirkan oo ahaa Mid Heer…

                            Read More

                              Hogaamiyihii Alshabaab ee Maraykanku Khaarajiyay Axmed Godane oo Hadal dardaaran ah kaga hadlay Hadii la dilo Cida Bedelaysa {DHAGAYSO}

                              Muqdisho 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Warbaahinta Taageerta kooxda Al-shabaab ee ka dagaalanka Soomaaliya, ayaa waxay xalay baahiyeen dardaaran uu ka tagay hoggaamiyihii Kooxdaasi, Axmed Cabdi Godane oo Al-shabaab dhexdeeda looga yaqaanay Sheekh Abuu Subeyr, kaasi oo Isniintii Toddobaadkii hore ku dhintay duqeyn ay diyaaradaha Mareykanku ka geysteen gobolka Shabeelaha Hoose. Hoggaamiyihii Al-shabaab, ayaa dardaaranka uu ku…

                              Read More

                                “Aniga iyo Wasiirka Madaxtooyadu Waxaanu Nahay labo wasiir oo u Siman Madaxwayne Siilaanyo.” Wasiirka Boosaha DAAWO

                                Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Boosaha iyo Isgaadhsiinta Somaliland Mudane Maxamed Jaamac Abgaal ayaa ka hadlay Dhawaq dhawaan ka soo Yeedhay Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo uu ku Sheegay in Wasiirka Madaxtooyadu yahay Wasiirka Wasiirada. Mudane Maxamed Jaamac Abgaal Waxa uu Jawaab ka bixiyay dhaliilaha arrintaas loogu soo Jeediyay Madaxweynaha Somaliland oo kaga Yimid Xisbiyada Mucaaridka…

                                Read More

                                  “Axmed Godane waa nin ISAAQA, nin aan odaygiisii ahay weeye oo ma diidani , laakiin camalka iyo hawshaa uu waday kumaanu raacsanayn” Boqor Buur Madow Waraysi

                                  Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Boqor Cismaan Aw Maxamuud (Buurmadow) ayaa wareysi gaar ah oo uu siiyay Wargeyska Ogaal kaga hadlay arrimo la xidhiidha, tabashadii Salaadiinta reer Awdal u soo gudbiyeen Madaxweynaha iyo saluugii ay ka muujiyeen saami qeybsiga talada dalka. Isla markaana waxa kale oo uu boqor Buurmadow uu kaga hadlay arrimo la xidhiidha dilkii…

                                  Read More

                                    “Cilmigu waa hubka ugu culus ee aad adduunka ku bedali karto , hana ka Wel-welina Mustaqbalka” Wasiirka Madaxtooyada

                                    Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan, ayaa  si tallooyin maan-gal ah oo ay nolosha iyo mustaqbalka ku hawl-geli karaan u jeediyay 416 arday oo ka qalin jabiyay Jaamacadda ADMAS Salaasadii todobaadkan oo uu xaflad casho sharaf ah ugu sameeyay Huteelka Maansoor ee caasimadda Hargeysa. Wasiirka Madaxtooyaddu waxa uu sheegay inuu xafladaas casho-sharafta ah…

                                    Read More

                                      Muxuu Daranaa Kormeer Gudida Dhaqaalaha ee Golaha Wakiiladu ku tageen Kastamada dalka?

                                      Hargaysa 11.Sep 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka mid ah guddida dhaqaalaha Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa kormeer ku tegay goobaha dakhli uruurinta Somaliland qaar ka mid ah, kuwaasoo ay soo eegeen sida ay u shaqeeyaan Kastamyada dakhli qabashada Somaliland ee Wasaaradda Maaliayadda iyo sida loo soo xareeyo canshuuraha dalka ka soo xerooda.   Xildhibaannada ka tirsan Guddiga Dhaqaalaha…

                                      Read More