Uncategorized

Ergeyga Dalada Mucaaridka Jabuuti ee Canada Xuseen Candhoole:Ismaaciil Geedi Xareed waa rug cadaa ummada reer Jabuuti ay aamin santahay(DHEGEYSO)

Ottawa Aug 15,2014(SDN/QJ)-Ergeyga dalada Mucaaridka Jabuuti u fadhiya dalkan Canada Xuseen Cabdiraxmaan Cadhoole ayaa wareysi uu siiyay bogan waxa uu uga waramay in wadahadaladii u dhexeeyay mucaaridka iyo dawlada Jabuuti dib loo bilaabayo.

Md Xuseen Cadhoole wax uu sheegay in aaney waxba ka jirin dadka internetka ku soo qora dhaliilaha ku wejahan madaxa dalka USN Ismaaciil Geedi Xareed.

 

[peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/usn.MP3″]

 

HALKAN E GUJJI SI AAD U DHEGEYSATO WAREYSIGA SIYAASI XUSEEN CADHOOLE