Xukuumadda Siilaanyo Oo Ku Qanci weyday Hannaankii Hoggaanka Kulmiye uga Jawaabeen Dhaliishii Mucaaridka iyo Xubno Dalbaday in Mar Labaad La Jawaabo

    Hargeysa:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo, ayaa la sheegayaa inay ku qanci weyday habkii uu hogaanka Kulmiye Uga fal celiyey dhaliilihii cuslaa ee mucaaridku sida wada jirka dusha uga saaray  hannaanka maamul ee dalka ka jira. Wararka aanu Hayno ayaa sheegaya in xubnaha dhegaha fudud ee aqalka madaxtooyada ku xeerani ay yaraysteen jawaabtii mujaahidiintu siiyeen mucaaridka, iyadoo tilmaamay…

    Read More

      Wasiirka Maaliyada Somaliland oo ka Hadlay Dhaqaalaha Diiwaangelinta,iyo Doorashooyinka,Eedo uu u Jeediyay Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada tashiga {Xog Waran Xiiso Leh DHAGAYSO}

      Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Maaliyada Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa ka hadlay Dhawaqa ay Xisbiyada Mucaaridku ku sheegeen in doorashadu dib u dhacdo Isla markaana Iclaamiyeen in marka uu dhamaado Mudo Xileedka Madaxweyne Axmed Siilaanyo in la soo dhiso dawlad Wadaaga ah oo dalka gaadhsiisa doorasho. Wasiirka maaliyadu Waxa uu Sharaxay Kulamo…

      Read More

        Cududdii Al-shabaab Oo Saddex Magaalo Ku Ururtay iyo Istaraatiijiyad Cusub Oo ay u Dhigeen Gulufka Lagu Soo Wado

        Barawe:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Dhawaaqii dhawaan kasoo baxay Madaxweyne Xasan sheikh iyo Huwan AMISOM ee sheegayey in weerar buuxa lagu qaadi doono Deegaanada Al-shabaab ku sugan tahay, ayaa keenay inay Kooxdaasi Istaraatiijiyad cusub dejisato. Wararka laga Helay Gudaha kooxda Al-shabaab, ayaa sheegaya inay kooxdu cududeedii iskugu geysay Saddex kamid ah Magaalooyinka muhiimka ah ee ay wali gacanta ku hayso….

        Read More

          Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in Puntland aysan Dhulkeeda cidna marti uga ahayn,wuxuuna iswaydiiyay waxa loola jeedo maamulka Mudug iyo Galagaduud {DHAGAYSO}

          Garowe 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Dowlada Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali ‘Gaas’’ ayaa sheegay in Beesha Caalamku ay wado talaabo ay ku dhexdhexaadinayso Dowlada Puntland iyo Federaalka. Waxaa Sidoo kale uu Dr Gaas ka Hadlay Qabsashadii Idaacada iyo Telefishanka Maamulkiisa ‘’Waxaan maqlayay dad Mas’uuliyiin ah oo si aan Laaqi ahayn uga hadlayay Idaacadaha iyo Telefishanada,laakiin…

          Read More

            Fu’aad Aadan Cade oo Si Cad u Sheegi waayay Inuu Somaliland ka Goostay iyo Waxa iska Bedelay Mawqifkiisii

            Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- La taliyaha Madaxweynaha Somaliland ee arrimaha gobolada bari Fu’aad Aadan Cadde,ayaa ka hadlay warar lagu sheegay in uu u  galay  Puntland isla markaana uu ka goostay Somaliland. Fu’aad Aadan Cadde oo ku sugan miyiga degmada Xuddun ee gobolka Sool oo uu ku sugnaa muddooyinkii dambe oo dhan. Fu’aad Aadan Cadde oo…

            Read More

              Gudoomiye Ku Xigeenka 1aad ee Golaha Wakiiladu Siduu Uga Hadlay Goosashada Xaabsade,iyo Shirka Saax dheer DAAWO

              Hargaysa 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiye ku Xigeenka 1aad ee  Golaha Wakiilada Somaliland Mudane Baashe Maxamed Faarax ayaa ka hadlay Isbedelka Siyaasadeed ee ku dhacay Axmed Cabdi Xaabsade oo ahaa La taliyaha Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha Doorashooyinka kaas oo u Goostay Dhinaca Magaalada Garowe kadib markii Sida uu Sheegay ay u Yeedheen Madaxweynaha iyo Ku Xigeenka…

              Read More

                Tahriibayaal Itoobiya lagu Wareejiyay Iyo 97 Dhallinyaro ah oo lagu Qabtay Wajaale

                Wajaale 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xafiiska Laanta Socdaalka Gobolka Gabiley ee fadhigoodu yahey Magaaladda Tog-Wajaale ayaa shalay  ku wareejiyay  dawladda Itoobiya 42 Tahriibe oo u dhashay wadankaasi, kuwaasi oo sifo sharci darro ah u joogay degmooyinka Gobolka Gabiley. Tahriibiyeaasha oo iskugu jiray rag iyo dumarba sida uu saxaafadda u sheegay Taliyaha laanta socdaalka Gabiley Gaashaanle Cabdirashiid…

                Read More

                  Marfish Qarsoodi ah oo Magaalada London ku Yaal oo Booliska Uk ku qabqabteen Somali Jaad ku qarsanaysay

                  London 12.Aug 2014 (SDN/QJ)- Booliska ingriiiska, ayaa gudaha u galay Mefrish ku yaala galbeedka London oo lagu iibineyay qaadka laga mamnuucay dalka Ingiriiska. Dhamaadkii bsihii Jine 2014 ayaa dowladda Ingiriiska si rasmi ah u dhaqangelisay mamnuucida qaadka, waxaana dadka oo Soomaalidu ka mid tahay looga digay inay cunaan, ama iibiyaan qaadka. Booliska Ingiriiska ayaa markii…

                  Read More

                    Jilaa Dunida Caan ka ahaa Oo Qudha Iska Jaray

                    Sanfancisco:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Majaajilayste iyo Jilaa dunida caan ka ahaa oo lagu magacaabi jirey Robin-willams ayaa meydkiisa laga helay aqalkiisa, waxana loo malaynayaa inuu is dilay. Aktarkan ayaa da’diisa aheyd 63-sanno jir,lamana yaqaan sababta ku kaliftay inuu nafta iska jaro,balse, waxa la sheegayaa inuu Xadhig isku xidhay oo uu naqaska isku dhejiyey. Willams waxa uu ka mid ahaa…

                    Read More

                      Tuhunno Muujinaya Inuu Fu’aad Aadan Cadde Ku Fooggan Yahay Inuu Somaliland Ka Goosto iyo Shirar uu Beeshiisa La Leeyahay

                      Xuddun:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Fu’aad Aadan Cadde oo Madaxweyne Siilaanyo La Taliye uga ah arrimaha Bariga Somaliland, isla-markaana muddo Shan cisho  ah ka Maqnaa Hargeysa, ayaa waxa soo Baxaya Tuhuno Muujinaya inuu tabaabulshe ugu jiro inuu u gusto dhinaca Maamulka Puntland oo looga Baaqayo. Sida ay sheegayaan wararka xogogaalka ah ee laga Helayo Siyaasigani, waxa uu haatan ku sugan…

                      Read More

                        Madaxweyne Siilaanyo Oo Hambalyeeyey Guusha Madaxweyne Erdogan-ka Turkiga

                        Hargeysa:Aug,12,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Siilaanyo ayaa ku Biiray Liiska Madaxda Caalamka ee Dhambaallada Hambalyooyinka ah u diray Madaxweynaha Turiga Erdogan oo Guul weyn kasoo hooyey Doorashadii Madaxnimo ee Dalkiisa ka qabsoontay. Mudane Siilaanyo ayaa Bogaadiyey Guusha Madaxweyne Erdogan soo Hooyeyey, isagoo sidaasi ku sheegay dhambaal uu caawa soo saaray, kaasi oo uu warbaahinta soo gaadhsiiyay Afhayeenka Madaxtooyadda Axmed…

                        Read More

                          Jabhada FRUD oo weerartay Magaalada Tadjura ee dalka Jabuuti

                          Tadjura Aug 11,2014(SDN/QJ)-Jabhada FRUD ee ka dagaalanta Jamhuuriyada Jabuuti ayaa weerar ku qaaday magaalada Tudjura ka dib kolkii maalmihii danbeeyay ay halkaa isku hor fadhiyeen ciidamada dawlada Jabuuti. Sida ay ku soo waramayaan dadka degaanka Tudjura,waxaa iminkaa ay duleedka magaaladaasi noqotay goob dagaal. Waxa la arkayaa labada dhinac oo ciidamo aad u hubeysan ku sii…

                          Read More

                            Madaxweynaha iyo Raysal Wasaaraha Somalia oo Bogaadiyay Madaxweynaha Turkiga ee Cusub

                            Muqdisho 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo raysul wasaare Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa si wadajir ah ugu hambalyeeyay Recep Tayyip Erdoğan oo ku guuleystay doorashadii madaxtinnimo ee dalka Turkey. Madaxweyne Xasan ayaa yiri: “Waxaan u hambalyeeynayaa raysul wasaarihii Turkiga, Recep Tayyip Erdoğan oo loo doortay in uu noqdo madaxweynaha cusub ee dalkaasi, waa doorasho…

                            Read More

                              “Haweenku waa horseedka nabadda” Raysal Wasaaraha Somalia

                              Muqdisho 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya, Cabdiwali Sheekh Axmed ayaa ka qayb galay kulan looga hadlay kaalinta haweenka ee nabadda iyo horumarka dalka oo maanta lagu qabtay magaalada Muqdisho. Kulanka waxaa soo qaban qaabiyey wasaaradda haweenka iyo xuquuqda aadanaha ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, waxaana ka qayb galay mas’uuliyiin ka tirsan dowladda iyo…

                              Read More

                                Gabay Cusub oo lagu Magacaabo Lo’o Dibadeed Abwaan C.raxmaan Cumar Cashuur DHAGAYSO

                                Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gabaygan oo Maanta oo taariikhdu tahay 11 Aug soo baxay Waxaa Tiriyay  C.raxmaan Cumar Cashuur Baadi Doon Waxa uu ka hadlayaa Mudo dhaafka Golaha Wakiilada Wada hadalka Somaliland iyo Somalia, Is haysiga Xukuumada iyo arrimo kale ee Dhagaysi haboon. GUJI HALKAN OO MOBILKAAGA KA DHAGAYSO GABAYGAN CUSUB [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/LODIBADEED(1).mp3″]

                                Read More

                                  Soo gudbin go’aanka Dhalinyarada, aqoonyahanada iyo haweenka beesha Murusade/Karanle oo ah dhaliil ku socota Wasiirka Warfaafinta

                                  Muqdisho Aug 11,2014(SDN/QJ)-Shir ay Dhalinyarada, aqoonyahanada iyo haweenka iyo dhamaan waxgaradka  beesha Murusade/Karanle ay yeesheen dood iyo falanqeyn dheer ka dib,  waxay beeshu go’aansatay inay fariin u diraan madaxda dalka kadib markii Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, wasiirka war-faafinta oo ah beesha xilligaan ku matasha siyaasada uu ku dhaqaaqay qodobada hoos ku xusan:-   Wasiirku waxa…

                                  Read More

                                    Shirkadaha Xawaaladaha iyo Baanka Dhexe oo Soo dhaweeyay Sharci qabyo ah oo lagu maamuli doono Xawaaladaha

                                    Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Shirkadaha Waaweyn ee Xawaalaydaha iyo Baanka dhexe ee Somaliland ayaa Si wada jir ah u soo dhaweeyay hindise Cusub oo baanka dhexe ku soo bandhigayay Sharciga Qabyada ah ee la dagaalanka lacagaha sida qarsoodiga loo diro,Sidaasna waxaa lagu sheegay Warsaxaafadeed uu ku saxeexan yahay Gudoomiyaha Baanka dhexe ee Somaliland Mudane Cabdi…

                                    Read More

                                      Xisbiga Kulmiye oo ka Gilgishay Baaqii Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

                                      Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Hogaanka Sare ee Xisbiga Talada dalka haya ee Kulmiye ayaa maanta si adag uga jawaabay hadal shalay ka soo yeedhay labada Xisbi Mucaarid iyagoo sidaa ka sheegay Shir jaraa’id oo ay ku qabteen Xarunta dhexe ee Xisbiga Kulmiye . Shirkan Waxaa ka Hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Mudane Muuse Biixi Cabdi, Gudoomiye…

                                      Read More

                                        90-Tahriibayaal Soomaliyi Ka Mid ahayd Oo Ciidanka Tunisia Gacanta ku Dhigeen Xilli ay Dhimasho ku Dhawaayeen

                                        Tunis:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Sida ay warbaahintu Sheegayso ku dhawaad 90-muhaajiriin afkiraan ah oo ay somaliyi  ku jirto, ayaa waxa Badbaadiyey Ciidanka ilaalada Xeebaha Dalka Tunisia. Tahriibayaashan ayaa ka amba baxay dalka Libiya, waxana ay ku sii jeedeen dalka Talyaaniga. Waxana ay kusoo celiyeen dalkooda Tunisia. Ciidamada ilaalada ayaa la sheegay in dadkaasi ay badbaadiyeen iyaga oo saarnaa doono…

                                        Read More

                                          Booliis Markii Ugu Horaysay Sanadkan Ka Hawlgeli Doona Goobo Muqdisho Ka Baxsan

                                          Jowhar:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Xooggaga AMISOM, gaar ahaan waaxdooda Booliska ayaa lagu wadaa inay Sanadkan ka Hawlgalaan Goobo ka baxsan  Caasimadda Muqdisho.waxana lagu wadaa in Jawhar ay noqoto goobta ugu horraysa ee Ciidankaasi galaan. Taliyaha ciidamada AMISOM, Jen. Annad Pillay ayaa sheegay daba-yaaqada sannadkan ay booliiska AMISOM ka howlgeli doonaan deegaanno ka baxsan Muqdisho markii ugu horreysay. Sidoo kale,…

                                          Read More