Gudoomiyaha Maxkamada Sare oo Hanjabaadii Ugu Adkayd u diray Xeer ilaalinta kana dhiidhiyay dadka ay eedaha beenta ah ku soo Oogaan {DHAGAYSO}

    Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Maxkamada Sare ee Somaliland Mudane Yuusuf Ismaaciil Cali ayaa Shalay aqoon isweydaarsi lagaga hadlayo Xeerka anshaxa Garsoorayaasha oo ay ka qayb galeen Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Gobolada dalka,Kuwa Racfaanka iyo Garsoorayaal waxa uu uga furay Huteel Guuleed ee Caasimada hargaysa. Ku Xigeenka Xeer ilaaliyaha Guud ee Qaranka oo Kulankaasi ka hadlay ayaa sheegay…

    Read More

      Erdogan Oo Noqday Madaxweynaha Turkiga Taariikh Cusubna Dhigay

      Ankara:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Recep Tayyip Erdogan oo Hore u ahaa Ra’isal wasaaraha Dalka Turkiga, ayaa Natiijooyinka Guddida Doorashooyinku muujiyeen inuu  noqday Madaxweynaha Dalkiisa. Erdogan ayaa doorashadii shalay  dhacday ka Helay Codad gaadhaya 52.3% tirada guud ee codadkii ay shacabka dalka Turkigu dhiibteen sida goor-dhow ay shaaciyeen guddiga doorashooyinka Turkiga. Arrintan ayaa waxay ka dhigaysaa in Erdogan uu ku…

      Read More

        Dhaqaalaha Somaliland Waxaa Kaalinta 3aad ka Galay Xabkaha iyo Faleenka Warbixin Xiiso leh

        Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Kulan lagu soo bandhigay heerka uu soo gaadhay iyo Buugga Warbixin laga diyaariyey Mashruuc tijaabo ahaa oo uu Maal-geliyey Baanka Adduunka oo lagu horumarinayey wax-soo-saarka iyo Suuq-geynta Xabkaha iyo Faleenka Somaliland oo lagu qabtay Hargeysa, ayaa lagu shaaciyey in Xabkaha iyo Faleenku kaalinta saddexaad kaga jiraan Dhaqaalaha Jamhuuriyadda Somaliland.   Wasiirrada…

        Read More

          Natiijo Lagu Daahfuray Khataraha HIV/AIDS ee Dhallinyarada Somaliland dul hoganaya

          Hargaysa 11.Aug 2014 (DN/QJ)- Dalladda Ururada Dhallinyarada Somaliland ee SONYO oo kaashanaysa Hay’adda ay wada shaqaynta leeyihiin ee OXFAM waxa ay  Huteel Maansoor ee Magaalada Hargeysa ku soo bandhigeen Daah-furka Natiijada Ka Soo baxday Cilmi-baadhis ballaadhan oo la xidhiidha Cudurka HIV/AIDS iyo dhallinyarada Somaliland taasi oo noqonaysa Cilmi-baadhistii ugu horreysay ee nooceeda oo kale ah…

          Read More

            `Waa Maxay Ujeedada uu daranaa Kormeer uu Wasiirka Maaliyada Somaliland ku tagay Xarumaha Maxkamadaha Daawo

            Hargaysa 11.Aug 2014 (SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Maaliyada ee Somaliland Mudane C.casiis Maxamed Samaale ayaa  Kormeer ku tagay Xarumaha Maxkamada Racfaanka iyo Ta Gobolka Maroodi Jeex  ee Caasimada hargaysa. Wasiirka ayaa Waxaa Wehelinayay Saraakiil ka tirsan Wasaarada Maaliyada Waxaanu Kulan la qaatay Gudoomiyeyaasha Maxkamadaha Racfaanka iyo Gobolka Maroodi Jeex Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com

            Read More

              Madaxweynaha Maraykanka oo Meel Mariyay Xeer ay Soomaalidu aad u soo Dhawaysay

              Washington 11.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha dawladda Mareykanka Barack Obama, ayaa saxeexay dhaqan-galka sharciga horumarinta Xawaaladaha oo uu dhawaan ansixiyay Aqalka Senateka ee Sharci-dejinta Maraykanka Sharcigan ayaa khafiifinaya sharciyadihii hore ee dawladda Maraykankanku ku Maamulli jirtay Shirkadaha Xawilaadaha Lacagaha kala duwan ee Maraykanka, oo ay aad uga faa’ideystaan Soomaalida iyo Qowmiyadda Hmongka. Sharcigan ayaa dhigaya in…

              Read More

                “Sidaan warka ku hayo ninka dhintay ciidankiisaa xagga dambe ka toogtay. Qofka Habeen Aqalkaaga soo weerara isaga oo aan kusoo wargelina….”Xildhibaan Qanyare

                Muqdisho:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Sarkaal sare oo ka tirsan Ciidanka Nabad-sugidda somalia ayaa ku dhintay Hawlgal ay Ciidamadu Nabad-sugiddu xalay ku qaadeen Aqalka Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Qanyare  oo ku yaalla Muqdisho. Israsaasayn mudddo socotay ayaa sida lagu soo waramayo ka dhacday hareeraha iyo wajahadda guriga uu xildhibaanku Deggen yahay, waxana Xabadaha is weydaarsanayey Ilaalaga gaarka ah ee Xildhibaanka iyo…

                Read More

                  Raxan Ka Tirsan Booliska Burco Oo Xalay Xabsiga Loo Dhaadhiciyey iyo Sababaha Keenay

                  Burco:Aug,11,2014(SDN/QJ)-Wararka ka Imanaya Magaalada Burco ee Gobolka Togdheer ayaa sheegaya in Xabsiga loo taxaabay Tiro ka mid ah Ciidanka Booliska ee Magaaladaas ka Hawlgala. Ciidanka la xidhxidhay ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa Toddoba Askari, iyadoo lagu daba jiro xubno kale oo isla booliska ka  mid ah. Waxana Ciidankan la xidhxidhay ka mid yihiin Booliska deggen…

                  Read More

                    Xisbiga Kulmye oo ka soo jawaabay soo jeedintii Mucaaridka ee in la dhiso dawlad KMG ah

                    Hargeysa Aug 11,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee xisbiga Kulmiye Jaamac Ismaciil Cige(jaamac shabeel) ayaa daadifeeyay soo jeedimihii xisbiyada mucaaridka ee Wadani iyo UCID oo ay weheliyeen Madasha wada tashiga Somaliland oo ku wejehnaa dhisida dawlad KMG ah hadii ay qabsoomi waayaan doorashooyinka madaxweynaha iyo Gollaha Wakiilada. “Horta dalku sharci ayuu leeyahay dawladnimaduna ma aha wax nin…

                    Read More

                      Afhayeenka Xisbiga Wadane laantiisa Sweden oo Tageeray Go”aamadii Xisbiyada Mucaaridka Iyo Madasha Wada Tashiga

                      Stockholm Aug 11,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka xisbiga Wadani ee dalka Sweden Md Cantar Kidaar cune ayaa taageeray goaamadii ay wada jirka isula qaateen xibiyada mucaaridka iyo Madasha Wada tashiga Somaliland. Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha wada tashiga Somaliland ayaa isla qaatay in la dhiso dawlad wadaag ah hadii dawlada Somaliland ku guul dareysato in ay Doorashooyinka Madaxtooyada qabato xiligoodii….

                      Read More

                        Axmed Cabdi Xaabsade oo Garowe Gaadhay lana Kulmay Madaxweyne Gaas Maxay ka Wada Hadleen DAAWO

                        Garowe 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Waxaa galabta goor gaaban magaalada garoowe lagu soo dhaweyay axmed c/xaabsade oo ka soo kicitimay Degmada Gal-Dogob ee Gobolka Mudug,iyadoona ay soo dhaweyeen ballaaran loogu sameeyay dulleedka Koonfureed ee magaalada Garoowe halkaasi oo ay kaga hortageen wafdi uu hor kacayo Madaxweyne Ku xigeenka Puntland C/xakiin C/llahi Xaaji Cumar Camey oo isugu…

                        Read More

                          R. W Cabdiwali: “Waxaa murugo ah in warbaahinta caalamka laga daawado hooyooyin iyo carruur Soomaaliyeed oo gaajo u dhimanaya”

                          Muqdisho, August, 10, 2014….Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa fariin ku aadan abaaraha iyo biyo la’aanta ku dhufatay qeybo kamid ah gobollada dalka u diray bulshada Soomaaliyeed ee wax haysata gaar ahaan qurbe-joogta iyo ganacsatada. Mudane Cabdiweli Sh. Axmed ayaa ku booriyay dadka Soomaaliyeed ee wax haysta iyo kuwa qurbaha…

                          Read More

                            “Madaxweynaha waxanu ku ogaa ninkasoo baxa Erayga uu yidhaahdee waxan leeyahay ka dhabee Hadalkii aad Barlamaanka ka tidhi ee ahaa Maalin lagu dari maayo.”Cabdiraxmaan Cabdiqaadir {DHAGAYSO}

                            Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga C.raxmaan C.qaadir ayaa Sheegay in Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo uu yahay Qof balanta uu qaado ka soo baxa . C.raxmaan C.qaadir Waxa uu ka dalbaday Madaxweyne Axmed Siilaanyo in maanta looga fadhiyo siddii uu uga dhabayn lahaa Hadal uu ka hor sheegay labada gole ee Guurtida iyo Wakiilada isla…

                            Read More

                              “Waxa la iska bartay inta la iska seexdo oo Hawshii qaranka la gudan waayo, in Haddana Abaalgud la isku siiyo muddo-kordhis, waxana aanu doonaynaa in taas lasoo af jaraa.” Faysal cali waraabe {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal Cali Waraabe oo Maanta ka hadlayay Kulan ay  si wada jir ah u yeesheen Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada tashiga ayaa ka hadlay xaalada guud ee dalka. Eng Faysal Cali Waraabe Waxa uu sheegay inay daruuri tahay sidii loo soo afjari lahaa hab dhaqanka guracan…

                              Read More

                                Xildhibaan Rayte oo Sharaxay Nuxurka Qodobada Xisbiyada Mucaaridka iyo Madasha Wada Tashiga {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada.   Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay…

                                Read More

                                  “Hadii Dawladdu xilkeeda Kasoo Bixi weydo waa la iskaga iman oo Dawlad-ku-meel-gaadh ah oo inagu sinta Doorasho xor oo xalaal ahe yey ku talo gelin Dawladdani sidii kuwii hore.” Eng Maxamed Xaashi. {DHAGAYSO}

                                  Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Siyaasiga Maxamed Xaashi Cilmi ayaa Maanta Meel adag iska taagay Halka looga guurayo marka uu dhamaado Mudada Xileed ee Xukuumada Madaxweyne Axmed Siilaanyo. Waxa uu Maxamed Xaashi Cilmi uu sheegay inay Waajib tahay Sidii loo soo dhisi lahaa dawlad ku meel gaadh ah oo dalka gaadhsiisa doorasho xor iyo xalaal ah…

                                  Read More

                                    Labada Xisbi Mucaarid iyo Madasha Wada Tashiga oo Isku raacay in Hadii doorashadu Qabsoomi weydo la soo Dhiso Xukuumad ku Meel gaadh ah

                                    Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Xisbiyada Mucaaridka ee Somaliland Waddani, Ucid iyo Madasha wada-tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Si wadda jir ah ugu baaqay in la dhiso Dawlada Wadaag ah, haaddii Xukumadu wakhtigeeda ay ku qaban waydo Doorashooyinka Madaxtooyada iyo Wakiilada. Waxa kale oo ay ka Dayriyeen in ay xukumada Siilaanyo ay diyaar u tahay in…

                                    Read More