Muxuu Wasiirka Arrimaha Guduhu ku Macneeyay Ciidanka Cusub ee OPU
Hargaysa 10.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa faah-faahin dheeraad ah ka bixiyey Hawlaha Ciidanka ilaalinta Shirkaddaha Shidaal baadhista ee loo yaqaano OPU(Oil Protection Unit), oo mudooyinkii u dambeeyay Qaramda midoobay iyo Hay’adda kale sheegayeen inay sababi karaan Dhibaatooyin dagaal. Wasiirka Waxa uu sheegay in Walaaca Dunidu ka qabto Amaan…
