Xukuumada Somaliland oo Wefti Wasiiro ah u dirtay Deegaan Waqooyiga Burco ah oo Laba Beelood isku hayaan Daawo

    Burco 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wefti  Xukuumaddu u dirtay xalinta shaqaaqo dhex aalay laba beelood oo wada dega deegaanka waqoyiga Burco gaar ahaan deegaan lagu magacaabo balli Diiriye Guuleed oo dhanka waqooyi kaga beegan magaalada Burco,ayaa maanta gaadhay goobta lagu muran san yahay. hadaba halkan ka daawo Weftiga Xukuumadda ee heer gobol iyo qaran ee goobta gaadhay…

    Read More

      Xukuumada Somalia oo Sheegatay inay Guul ka gaadhay Dagaal Buule Burde ku dhex maray Ciidamadeeda iyo Alshabaab

      Muqdisho 09.Aug 2014 (SDN/QJ)-Wasiirka warfaafinta ee xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya, Mustaf Sheekh Cali Dhuxuloow ayaa sheegay in ciidammada dowladdu ku jabiyeen  malleeshiyada Al-shabaab dagaal xalay ka dhacay degmada Buulo-burte ee gobolka Hiiraan. Wasiirka ayaa war qoraal ah ku sheegay in malleeshiyada laga diley ugu yaraan lix xubnood oo uu ku jiro nin kamid ahaa…

      Read More

      “Somaliland Hub uma baahna Hub ku filan way haysataa, Sallaxlay iyo Balli-gubadle Xad aan la siin degmooyinka kale ee dalka ” Wasiirka Arrimaha Gudaha DAAWO

      Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Wasaaradda arrimaha gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa maanta faahaahin ka bixiyey arrimo kala duwan oo ay ka mid yihiin Ciidanka loo samaynayo ilaalinta goobaha laga baadhayo Shidaalka ee dalka Somaliland oo ay Qaramada Midoobay iyo Hay’ado ka soo hor-jeesteen, diiwaangelinta Muwaaddiniinta oo qalabkeedi dalka imanayo iyo kala-xadaynta Hargeysa iyo…

      Read More

        “Soomaaliya ma samayn karto, xaq sharci iyo awood ay ku maamusho biyaha iyo xuduudaha maamul ee badda Jamhuuriyadda Somaliland ma laha” Wasiirka Arrimaha Dibada

        Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Dawladda Jamhuuriyadda Somaliland, ayaa gaadhsiisay beesha caalamka go’aan adag oo ay ka soo saartay qorshe dawladda taagta daran ee Muqdisho ku diiwaangashatay xuduudaha badda oo ku darsatay biyaha Somaliland. Madaxweynaha maamulka Muqdisho Mr. Xasan Sheekh ayaa warqad uu u diray Qarammada Midoobay dabayaaqadii bishii July ee dhammaatay ku sheegtay xuduudaha badda…

        Read More

          Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Tacsiyadeeyay Mudane Ka Geeriyooday Golaha Wakiilada

          Hargaysa 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Golayaasha Guurtida iyo Baarlamaanka  Jamhuuriyada Somaliland isaga oo ka tacsiyadaynaaya geerida ku timid Marxuum, Xildhibaan Cali Aadan Qalinle oo ku geeriyooday magaalada Hargeysa 08.08.2014, laguna aasay.   Xildhibaanka oo ka mid ahaa Xildhibaanada Golaha Guurtida kana mid ahaa dadka fara ku…

          Read More

            Maayirka Degmada Bali-gubadle Oo xabsiga u taxaabay Wariyihii HCTV

            Balli Gubadle 09.Aug 2014 (SDN/QJ)- Maayirka Degmada Bali-gubadle ayaa maanta xabsiga u taxaabay  Wariyihii Uga soo warami jiray Xarunta Gobolka Hawd ee Baligubadle  telefeeshinka HCTV iyo Shabakada Wararka DhambaalMedia Wariye Cabdi Samriye   Xidhiga Wariye Cabdi Samriye ayaan hada ku xidhan Saldhiga Magaalada Bali-gubadle  lamana garanaayo ilaa hada u jeedada dhabta ah ee ka dambaysa xadhigiisa,balse Wariye Cabdi…

            Read More

              Madaxweynaha Jabuuti oo noqday masuulka qura ee Afrikaana ee Aqalka Cad iska Xaadiriyay kiyoon Xaaskiisu wehelin(SAWIRO)

              Washington Aug 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa todobaadkan ka qeyb galay munaasibad uu madaxweynaha Mareykanku aqalka cad uGu qabtay madaxweyneyaasha dalalka Africa kiyoon aanay la socon marwadiisa Khadra Xeyd. Marwada Madaxweynaha Jabuuti ayaa bilihii u danbeeyay aan ka soo xaadirin goobaha bulshada ee caadiyaan aan laga waayi jirin. Marwada ayaa sidoo kale awood siyaasadeed…

              Read More

                DAAWO:Soo dhaweyn Guulwadeyn ah oo Ismaciil Cumar Minneapolis loogu sameeyay

                Minneapolis Aug 09,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jabuuti Ismaciil Cumar Geelle ayaa magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota ku tagay booqasho uu kula kulmay jaaliyadaha reer Jabuuti iyo kuwa Soomaalida ee magaaladaa ku nool. Kulankan oo ka dhacay Hotelka Hyatt ee ku yaal bartamaha magaalada Minneapolis ayaa waxa ka qeybgalay da u badnaa Guulwadeyaal iyo weji ku macaasheyaal durbaan beena u…

                Read More

                  Somalia:Wasiirkii hore ee Caafimaadka Oo La Eryey iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay

                  Muqdisho:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Ra’isal wasaaraha Somalia Cabdiweli Sheekh, ayaa wareegto uu soo saaray xilkii kaga qaaday wasirkii hore ee Caafimaadka Somalia, isla-markaana cid cusub magacaabay. General Axmed Maxamed Maxamuud oo hore u ahaa Wasiirka Caafimaadka  Somalia, ayaa xilkiisii waayey, halka xilkiisii loo dhiibay Cali Maxamuud oo loo yaqaano (cali-xareed). Wasiirka Cusub Wasaaradda Caafimaadka Cali Xareed ayaa hore xilal…

                  Read More

                    Daruuro Colaadeed Oo Markale Dib Uga Curtay Deegaanka Kalshaale iyo Isku dhac Dhimasho Keenay Oo Beelaha Halkaas dhex maray

                    Qorilugud:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Wararka laga Helayo Deegaanka Kalshaale ee Gobolka Buuhoodle, ayaa sheegaya in Labadii Beelood ee Halkaas isku dili jirey ay mar kale isku dhaceen, isla-markaana ay dhacday dhimasho Hal qof ahi. Sida uu sheegayo warka Qurbejoog.com haysaa, waxa shalay gelinkii hore isku  dagaal koobani dhex maray laba maleeshiyo oo beelahaas kasoo kala jeedda Deegaanka Kalshaale, iyadoo…

                    Read More

                      Midowga Yurub Oo Ku Dhawaaqay War Ka Dhan ah Dooddii Wasiir Samsam, Ceebo Ku Duugan Manhajka Waxbarashada Somaliland-na Bannaanka Keenay

                      Hargeysa:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Sarkaalka Midogw Yurub u qaabilsan Dhinaca Waxbarashada Somalia Maxamed Faduul,  ayaa shaaca ka qaaday inay wasaaradda Waxbarashada Somaliland kala shaqaynayaan sidii dib u eegis loogu samayn lahaa Manhajka waxbarashada Aasaasiga ee dalka. Sarkaalkan oo shalay ka Hadlay Madasha Carwada Buugaagta lagu soo bandhigayey ayaa sheegay inay shaqadoodu tahay inay Gebi ahaanba wixii Somalia la isku…

                      Read More

                        Hooyo Wiilkeeda Al-shabaab Kala Soo Baxday Oo Dawladda Ka Heshay Albaalmarin Qaali ah

                        Muqdisho:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somalia, ayaa shalay Magaalada Muqdisho kusoo Bandhigtay Wiil Dhallinyaro ah oo ay sheegeen inuu kasoo goostay Kooxda Al-shabaab, kaas oo kooxda ku maqnaa muddo 11-Bilood ah. Goobta lagu soo bandhigaayay waxaa ku sugnaa guddoomiyaha maxkamadda sare ee ciidamada, Cabdiraxmaan Maxamed Tuur-yarre, afhayeenka wasaaradda ammaanka iyo ururada haweenka ee dalka ka dhisan. Wiilkan yar ayaa…

                        Read More

                          Edward Snowden Oo Markale War Fiican Ka Helay Dalka uu Martida u yahay ee Ruushka

                          Moscow:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Edward Snowden oo ah nin hore ula shaqayn jirey Sirdoonka Maraykanka, isla-markaana bixiyey Macluumaadkii ugu badnaa ee siraha dalkiisa la xidhiidha ayaa waddanka Ruushka ka helay  muddo-kordhin xagga degenaanshaha ah. Qareenka Snowden Anatoly Kucherena ayaa u sheegay saxafiyiinta in Snowden loo ogolaaday in uu meeshii uu doono mari karo isla markaana dibada u safri karo,…

                          Read More

                            Xaabsade Oo La Sheegay Inuu Gaadhay Garoowe iyo Mansabka Loo Ballanqaaday

                            Garoowe:Aug,09,2014(SDN/QJ)-Wasiirkii hore ee Wasaaradda Hawlaha Guud iyo Guryeynta, haatan ahaa La Taliyihii Madaxweyne Siilaanyo ee arrimaha doorashooyinka Axmed  Cabdi Xaabsadde, ayaa  La sheegay inuu Xalay ku Hoyday Magaalada Garowe, iyadoo ay wada-hadallo hore ugu bilaabmeen Madaxweyne Cabdiweli. Axmed Cabdi Xaabsade oo xilal kala duwan kasoo qabtay Somaliland iyo Puntland, ayaa si weyn uga cadhaysnaa Xil-ka-qaadistii…

                            Read More