Kenya Oo War Fiican Ka Heshay Baanka Adduunka
New York:Aug,08,2014(SDN/QJ)-Ninka ugu sareeya Baanka Adduunka Madaxa Jim Yong Kim ayaa ammaaan u jeediyey Hannaanka dhaqaale ee Kenya, isagoo xusay inay Tiir muhiim u tahay qaramada Midoobay. Mr Kim ayaa waxa uu xusay in fariinta ay Kenya u hayaan ay tahay in Kenya ay tahay goob guulo ka gaartay dhaqaalah islamarkana ay xushmad u hayaan…
