Somalia Oo DhiggeedaKenya Ka Codsatay Inay Usoo Gacan Geliso Ninka Lagu Sheegay Xasan Xanafi
Muqdisho:Aug,07,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Madaweyne Xasan Sheekh, ayaa Dhiggeeda Kenya ka codsatay inay usoo gacan geliso ninka ay shalay qabatay ee lagu sheegay inuu yahay Wariye Xasan xanafi oo si weyn loo raadinayo. Ninkan oo ka tirsanaa Suxufiyiinta reer Muqdisho, balse markii dambe ku biiray Ururka Al Shabaab, ayaa waxaa loo heystaa dilka in ka badan 20 Wariye,…
