Madaxa Maleeshiyadka Khaatumo Indho Sheel oo si Qarsoodiya ku Soo Galay Magaalada Buuhoodle Isla markaana Shaaciyay in God Waliba iska Soo Xidhay DAAWO

    Hargeisa June 29/2014(SDN/QJ)Madax Maleeshiyadka  Khaatumo  Oo  Si  Xirfadleh  Ku  Galay Magalad  Buuhoodle  Ka Dibana La Sheegay  Inuu  Ku  Calaacalay  Inay  Meelwalbana Iska Oo  Xidhay  Iyadoo  Oon Ilaa Iyo Hada Meel  U Tagi  Doono Buuhoodle  SDN/QJ Maxamed aadan Qurbo joog Concat.somalidiasopranews.com  

    Read More

      “ Aad ayaan ugu faraxsanay in maanta Madaxweynaha Soomaaliya iga aqbalo warqadaha Aqoonsiga,” Safiirka Cusub Ee Talyaaniga Ee Somaliya

      Muqdisho: 29,June,2014(SDN/QJ)-Maddaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Dowladda Italy Mr. Fabrizio Marcelli islamarkaana Madaxweynaha soo gaadhsiiyey fariin uu ka waday madaxda dalka Italy. Safiirka cusub ayaa uga mahad-celiyey Madaxwyanaha Soomaaliya sida uu uga aqbalay warqadahiisa aqoonsiga ee Safiirnimo. “ Aad ayaan ugu faraxsanay in…

      Read More

        Telefiishanada Madaxa-Banaan Ee Ka Shaqeeya Somaliland, Wargeysyada Qaarkood Iyo Shabakadaha Wararka Ee Madaxa-Banaan, Oo Shalay Diiday Inay War Ka Duubaan Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid..

        Hargeisa June/28/2014(SDN/QJ)Telefiishanada Madaxa-Banaan Ee Ka Shaqeeya Somaliland, Wargeysyada Qaarkood  Iyo Shabakadaha Wararka Ee Madaxa-Banaan, Ayaa Shalay Diiday Inay War Ka Duubaan Wasiirka Wasaaradda Caddaalada Somaliland, Xuseen Axmed Caydiid. Wariyayaasha Iyo Sawir Qaadayaasha Telefiishanada Star, HCTV, Bulsho, Somali Channel, Kalsan Tv Iyo Royal Tv Iyo Xubno Kale Oo Ka Mid Ah Saxaafadda Qoraalka Ah, Ayaa Diiday…

        Read More

          “Waxan u arkaa in aanay ahayn wakhtigii ku habboonaa ee uu Muuse Biixi Cabdi isku hawli lahaa is-sharixidda Kulmiye dhexdiisa maadaama…” Dr: Maxamed-Rashiid Sheekh Xasan

           Hargaysa:29,June,2014(SDN/QJ)- Dr. Maxamed Rashiid  Sheekh Xasan,oo ah Wasiiru-dawlaha Wasaarada Arimaha Dibadda Jumuuriyada Somaliland,ayaa Talooyin u jeediyay Gudoomiyha Xisbiga Taladda Somaliland haya ee Kulmiye Md.Muuse Biixi Cabdi. Dr: Maxamed Rashiid,ayaa sheegay in la joogin Wakhtigii uu Muuse Biixi isku hawli lahaa inuu la tartatamo Madaxweyne Siilanyo,oo ah Dadkii Aas-aasay Xisbiga Kulmiye. Qoraal dheer uu soo saaray…

          Read More

            Maamulaha Kastamka Saylac C/Risaaq Axmed Yuusuf Iyo Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Salal C/Qaadir Aadan Yuusuf Ayay Maanta Ciidanka Booliisku XidheenKadib Markii Ay Dagaal Ku Dhex Maray Suuqa Badhtankiis

            Hargeisa june/28/2014(SDN/QJ)Maamulaha Kastamka Saylac C/Risaaq Axmed Yuusuf Iyo Badhasaab Ku-Xigeenka Gobolka Salal C/Qaadir Aadan Yuusuf Ayay Maanta Ciidanka Booliisku Xidheen   Kadib Markii Ay Dagaal Ku Dhex Maray Suuqa Badhtankiisa. Lama Oga Sababta Rasmiga Ah Ee Labadan Masuul Isku Dileen Hase Yeeshee  Sida Wararku  Nagu soo Gaadhayaan Waxay  Sheegayaan Waxa Loo Goleeyey Suuqa Iyadoo La Waayey Cid Kala…

            Read More

              Halkan Ka Daawo :Wasiirka Boosta Iyo Is Gaadhsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal Oo Maanta Shir Jaraa,Id Ku Qabtay Xafiiskiisa Magaalada Hargisa Oo Uu Kaga Jawaabay Hadalkii Agaasimaha Wasaarada Boosta Somaliya………

              Hageisa june 28 2014 (SDN/QJ) Wasiirka Boosta  Iyo Is  Gaadhsiinta  Somaliland Maxamed Jaamac  Abgaal Oo Maanta Shir Jaraa,Id  Ku Qabtay  Xafiiskiisa  Magaalada Hargisa  Oo  Uu Kaga Jawaabay  Hadalkii Agaasimaha Wasaarada Boosta Somaliya  Oo  Oo Shegay  In  Qaar  Kamida  Shaqalahoodu  U  Joogan  Magaaldaa Hargeisa Taasi Oo  Uu Wasirku Sheegay  Inaanay Habayaraate Cidi  U Joogin  Isagoo Wasirku…

              Read More

                Ciidamadda Dawladda Ciraaq Oo Ku Guul-Daraystay Inay Gacantooda Kusoo Celiyaan Magaalada Tikrit

                Tikriit29,June,2014(SDN/QJ)- Ciidanka dowladda Ciraaq oo doonayay inay dib u qabsadaan magaalada Tikrit oo ay dhawaan la wareegeen kooxda ISIS, ayaa la sheegayaa inay dib ugu gurteen magaalada Dijla oo ku taal duleedka Tikrit. Labada dhinacba waxaa la sheegayaa in khasaaro ka soo gaaray dagaalka. Mgaaladan oo ka mdi ah Mgaalooyinka Muhiim ka ah,ayaa Ciidamada Dawladu…

                Read More

                  Urur Dimeedka Ahlu-Sunna Oo Shaaciyay Inay U Diyaar Garboobayaan Ka Hortaga Weeraro Ay Shabaab-ku Ka Gaystaan Goobaha Ay Ka Arimiyaan

                  Dhuuso-mareeb29,June,2014(SDN/QJ)- Xilli Shabaabku sheegeen in bisha barakeysan ee Ramadaan xoojin doonaan weerarada ay geysanayaan, ayaa waxay Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed ka bilowday tallaabo, ay kaga gaashamaneyso weeraro kaga yimaada Al Shabaab. Xoghayaha Gaashaandhiga ee Ahlu Sunada Gobolada Koonfureed Sheekh Isxaaq Xuseen Mursal (Geesa-dheere), ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay u diyaar garoobeen, inay ka gaashaantaan…

                  Read More

                    Xildhibaan Ka Tirsan Aqalka Wakiilada Ingiriiska Oo Xasan Sheekha Somaliya Ku Eedeeyay Inuu Ku Fashilmay Inuu Somaliland Ku Qanciyo Midnimo Dambe

                    London: 29,June,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Jonn Lun, oo ka tirsan aqalka golaha wakiilada ee Ingiriiska, ayaa Madaxweyne Xasan Sheekh ku tilmaamay inuu ku fashilmay sidii uu Somaliya uga saari lahaa dhibaatada ay dhex dabaalaynayso.Xildhibaan Jon, oo 27 June qoraal u gudbiyay guddiga golahooda u qaabilsan xidhiidhka caalamiga ah iyo Afrika, wuxuu sheeay in xoghayaha arrimaha dibadda Maraykanka Mr….

                    Read More

                      Ciidamo Magac Cusub Leh Oo Xalay Markii Ugu Horraysay Lagu Arkay Waddooyinka Caasimadda Muqdisho iyo Ujeeddadooda

                      Muqdisho:June,29,2014(SDN/QJ)-Caasimadda Somalia ee Muqdisho waxa Xalay markii ugu horraysay lagu arkay ciidamo gaar ah oo loogu magacdaray Nabad ku Afur, kuwaas oo inta Bisha Ramadaan lagu jiro si gaar ah u ilaalin doona ammaanka caasimadda. Ciidamada ayaa iskugu jira kuwa AMISOM ah iyo qaar soomaali ah, waxan ay ku hubaysan yihiin noocyada kala duwan ee…

                      Read More

                        Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) oo Madaxweynaha Somalia iyo Beesha Caalamkaba ka dalbaday Aqoonsiga Somaliland

                        Muqdisho 29.June 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) ayaa waddamada caalamka iyo madaxweynaha Soomaaliya ugu baaqay inay madax banaani buuxda siiyaan Somaliland. Guddoomiyaha dhaqanka Soomaaliyeed Suldaan Cabdicasiis Cumar Daar (Suldaan Bayle) oo ah Suldaanka beelaha Daarood, ayaa ummadda  reer Somaliland ku hambalyeeyay munaasibadda 54-aad ee 26-ka Juun, waxa uu tilmaamay…

                        Read More

                          Dil Naxdir leh Oo Habeenkii Xalay Ka Dhacay Beledweyne

                          Baladweyne:June,2014(SDN/QJ)-Magaalada Baladweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, waxa Habeenkii xalay lagu dilay nin la sheegay inuu ahaa imam masaajid iyo macallin dugsiyo iyo jaamacad Halkaas ku yaalla Bare ka  ahaan jirey. Allaha u naxariistee Imaamka la dilay ayaa waxaa Magaciisa lagu sheegay Sheikh Cabdi Ibraahim Madar, waxaana la dilay xilli uu kusii jeeday Hoygiisa, isagoo ka…

                          Read More

                            24 Saacadood kadib Markii uu Ingiriiska ka Dhaqan Galay Qaad Joojinta oo Qofkii Kowaad la qabtay Waddankuuse u dhashay?

                            London 29.June 2014 (SDN/QJ)- Qofkii ugu horreeyay ee dawladda Ingiriisku ku qabato qaadka tan iyo markii laga mamnuucay waddankaas in lagaga ganacsado ama lagu cuno qaadka laguna daray liska maandooriyaha dalkaas ka mamnuuca ah ayaa noqday  Nin Soomaal ah. Ninkan  dhalashadiisu Soomaaliga  tahay ayaa salaasadii toddobaadkan dalka Ingiriiska  loogu xidhay dacwad ah isku-day kootarabaanin maandooriye,…

                            Read More

                              Madaxtooyada Oo Weerar qaawan ku Qaadday Mujaahid Maxamed Xaashi iyo Dhuxul Oo Noqday Shaabuugga Lagu Garaaco Mujaahidiintii Dhiiggooda Huray

                              Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Madaxtooyada somaliland, ayaa Weerar qaawan ku qaadday Wasiirkii hore ee wasaaradda Maaliyadda Somaliland Mujaahid Maxamed Xaashi Cilmi, waxana uu Afhayeenka Madaxtooyadu sheegay inuu  Huwaday Shaadhkii qabiilka. Madaxtooyada ayaa Weerarka ay ku qaaday Mujaahid Maxamed Xaashi u adeegsatay oo dhex marisay Afhayeenkeeda Axmed Saleebaan Dhuxul, kaas oo si ka baxsan Anshaxa Siyaasadda ugu tilmaamay Maxamed Xaashi…

                              Read More

                                Af-hayeen Dhuxul Oo Shaaca Ka Qaadday In Saddxa Xisbi-qaran Iska Diideen Ka Qaybgalka Munasibadii 26-Ka June Ee Madaxtooyada lagu Qabtay

                                Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul, ayaa Markii ugu horraysay Jawaab Shacabka reer Somaliland is weydiinayeen oo ahayd sababta Munaasibaddii qaran  ee 26-ka June ee dhawaan Madaxtooyada lagu qabtay Looga Waayey Madaxda kala duwan ee Golayaasha qaranka oo ay ugu horreeyaan Saddxda Xisbi-qaran ee Dalka ka jiraa. Afhayeenka ayaa si  cad afkiisa uga sheegay inay…

                                Read More

                                  Dawlada Ciraaq oo qaaday olole ay dib ugu qabsaneyso degaano ay Islaamiyiinta ISIS gacanta ku dhigeen dhawaan

                                  Tikrit June 29,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Ciraaq ayaa bilaabay olole ay dib ugu qabsanayaan degaanada Suniyiinta ee dalkaas oo gacanta todobaadyo ka hor u galy islaamiyiinta ISIS. Waxa soo baxaya warar kala duwan oo ku saabsan weerarka dawladu ku qaaday degaanadan oo ay ugu horeyso magaalada Tikrit. Tikrit oo ah halkii uu ku dhashay madaxweynihii hore ee…

                                  Read More

                                    Xukuumadda Somaliland Oo Qal-qaalo Ugu Jirta Sidii ay Mawaadin Reer Hargeysa ah ugu Gacan Gelin lahayd Dalka Denmark Oo Qabashadiisa Dalbaday

                                    Hargeysa:June,29,2014(SDN/QJ)-Xukuumadda Somaliland, ayaa la sheegayaa inay Qalqaalo ugu jirto sidii ay Muwaadin ka soo jeeda Magaalada Hargeysa, isla-markaana Haysta Dhalashada Denmark u Gacan Geliso Dalka Denmark oo si weyn u raadinaya. Muwaadinkan oo Magaciisa la Yidhaahdo Cumar Xasan Cumar, ayaa ay xukuumaddu Toddobaadkii hore xabsiga dhigtay, iyadoo xadhigiisana ay Dalbatay Dawladda Waddanka Denmark. Ma jiro…

                                    Read More