Hal Askari Oo Ku Dhaawacmay Muran Dhul Oo U Dhaxeeya Xildhibaanada Golaha Deegaanka Ee Hargaysa Iyo Sallaxley

    Sallaxley: 30,June,2014(SDN/QJ)-Hal Askari ayaa ku dhaawacmay iska hor imaad markale Maanta dhexmaray Xildhibaanada Golayaasha Deegaanka ee Hargaysa iyo Sallaxley,oo waayadanba ku Muransanaa Cidda Xaqa u leh Dhul ku yaala Agagaarka Tuuladda Toon ee Koonfurta Magaaladda Hargaysa. Wararka na soo gaadhaya ayaa sheegaya inuu sidoo kale jiro Khasaare soo gaadhay Gaadhi ay Wateen Xildhibanada Golaha Deegaanka…

    Read More

      Qarax Khasaare Dhimasho Iyo Dhaawac Keenay Oo Maanta Ka Dhacay Suuqa Kaaraan Ee Magaaladda Muqdisho

      Muqdisho: 30,June,2014(SDN/QJ)-Waxaa Maanta barqadii Suuqa Degmada Kaaraan ee Gobolka Banaadir ka dhacay qarax dhaliyay Qasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac oo soo gaadhay Ciidamo katirsan Dowlada Soomaaliya iyo dad rayid ah. Qaraxa oo la sheegay in uu ahaa Miinada dhulka lagu aaso ayaa ka dhacay Xafiis la sheegay in Suuqa Degmada Kaaraan ku leeyihiin waaxda…

      Read More

        Xukuumadda Siilaanyo Oo Lumisay Kalsoonidii Dawladaha Jaarka iyo Djibouti iyo Ehtiopia Oo Mamnuucay Baasaboorka Somaliland

        Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)–Dawladaha Djibouti iyo Ethiopia oo ahaa labada dawladood ee  kali ah ee lagu geli jirey Bassaborka somaliland ayaa si rasmi u mamnuucay in dalalkooda lagu soo galo. Dawladahan ayaa tallaabadan ay qaadeen sabab uga dhigay aamin darro iyo xidhiidh ay fahmi waayeen oo ay kala dulmeen xukuumadda madaweyne Siilaanyo iyo masuuliyiinteeda ugu sarreeya. Safaaradda dalka…

        Read More

          Safarkii wasiirka duulista Somaliland iyo waftigiisii uu horkacaayey Ee Nairobi ma ku soo guulaysten in hawada Somaliland iyo samaliya ay ku meelgaadha gacanta ugu sii hayso haayada ICAO

          Hargeisa June 30 2014(SDN/QJ) Hadaba Waxaa Jiray Qodobo Ay Wadaa Saxeexdeen Labada Dawladood Ee Somaliland Iyo Soomaliya Taaso Ay Gadh-Wadeen Ka Wasiirka Wasaaradda Duulista Maxamuud Xaashi  Oo Si Weyn Uga Cadhooday Ax-Di Al”Aanta Soomaaliya Ayaa Dhowaan Safar Ku Tagay Xaruunta Qaramada Midoobay  Ee Fadhigeeddu Yahay Magaalada  Nairobi,Waxaana Wasiirkani Kulanno Gooni Gooni Ah La Yeeshay Sarakiisha…

          Read More

            Tahriibayaal Hor Leh Oo Ku Geeriyaaday Badda u Dhaxaysa Talyaaniga iyo Libiya

            Pozzalo::June,30,2014(SDN/QJ)-Ugu yaraan 31-Qof oo Tahriibayaal ahaa ayaa Geeriyaaday, kadib markii ay ku Neef qabatoobeen Doonni aad u yar oo ay ku saarnaayeen  ilaa iyo 600-qof. Ciidamada Bada ee dowlada Talyaaniga ayaa subaxnimadii Isniinta soo badbaadiyey doonidan ee Dadku ku dhinteen, taas oo ka soo kicitantay Dhinaca Dalka Libiya. Markab ay leeyihiin ciidamada Bada ee Talyaaniga…

            Read More

              DAAWO:Khaatumo oo sheegtay in ay Madaxweynaha Puntland la kulmeen uuna taageeray

              Nairobi June 30,2014(SDN/QJ)-Haweeneyda u qaabilsan maamulka Khaatumo oo shir jaraaid ku qabatay magaalada Nairobi ayaa shaaca ka qaaday in ay Nairobi kula kulmeen madaxweynaha Puntlan Cabdiweli Gaas isla markaana uu taageero u muujiyay maamulkooda. Masuuliyiin kale oo maamulkaa ka mid ah ayaa Iyana weerary dawladaha Somaliland iyo Soomaaliya,halkan hoose ka daawo

              Read More

                Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Ciidanka Somalia Oo Hanjabaaddii ugu Cuslayd u Diray Waalidiinta Dhashay Dhallinta Shabaabka Ka Tirsan

                Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka dhawaan loo magacaabay Maxkamadda sare ee Ciidanka Somalia Cabdiraxmaan Maxamuud Tuuryare, ayaa Hadal Kulul oo Hanjabaad ah u jeediyey Dhammaanba kooxaha Al-shabaabka ka tirsan eek u sugan Magaalada Muqdisho iyo Waalidka dhalayba.  C/raxmaan Tuur-yare ayaa waxa uu sheegay in Xubno ka tirsan Ururka Al-Shabaab ay doonayaan weeraro inay ka geystaan Magaalada Muqdisho, laakiin wuxuu…

                Read More

                  Ammaanka Dugsiyada Caalamka Laga Leeyahay Ee Ku Yaalla Kenya Oo Kor Loo Qaaday

                  Nairobi:June,30,2014(SDN/QJ)-Waxa Kor loo qaaday Amaanka Dugsiyada Caalamka laga leeyahay ee Gebi ahaanba ku Yaalla Dalka Kenya. Sababta arrintan loo sameeyey ayaa lagu sheegay Tallaabooyinkii dhawaanahan ay kooxda Al-shabaab ka fulinaysay Deegaanno ka mid ah Dalkaas eek u laynaysay Dadka Shicibka ah. Albaabada laga galo Dugsiyada caalamiga ah ayaa waxa la dhigay askar dadka si wayn…

                  Read More

                    Nin Soomaali ah oo Dacwad ku soo oogay safaarada Qadar ee London”Waxa ay iigu yeereen adoon waana ay I jirdileen”

                    London June 30,2014(SDN/QJ)-Nin Soomaali ah uu mudo u shaqeynayay safaarada Qadar ku leedahay dalka Britain ayaa dacwad ku oogay sarkaalka u qaabilsan safaarada arrimaha caafimaadka. Maxamuud Axmed oo Britain ku noolaa 40 sanadood ayaa sheegay in Cabdala Al Ansari uu aflagaado midabtakoor ah iyo jirdil isu raaciyay. “Intii uu Cabdala la wareegay waaxda caafimaadka ee…

                    Read More

                      Yuusuf Garaad Oo Soo Bandhigay Qoddobada ay Ku Doodayaan Beesha Diiddan Maamulka Saddexda Gobol Ee Dawladda Xasan Sheekh Aqoonsatay

                      Muqdisho:June,30,2014(SDN/QJ)-Saxafiga caanka ah, imikase isku rogay Siyaasiga Yuusuf Garaad Cumar Axmed, ayaa qoraal dheer oo uu isku barbar dhigayo Dawladda soomaaliya ee uu xasan sheikh Hoggaamiye iyo Beel ka mid ah kuwa Dega Muqdisho Soo Bandhigay, isagoo ku faahfaahiyey qoddobo dhawr ah oo Beeshaasi u daliishanayso Dooddeeda. Yuusuf Garaad waxa uu Qoraalkiisa si Hoose ugu…

                      Read More

                        Hargeysa:Hay’ad Xuquuqal Insaan Oo Ku Baaqday In Xadhiga Wasiir-ku-xigeenkii Hore Ee Amniga Laga Dhigo Xalaal

                        Hargeysa:June,30,2014(SDN/QJ)-Hay’adda Waddaniga ah ee Arrimaha Xuquuqda aadamaha u doodda ee  magaceeda la yidhaadho Human Right Center, ayaa qoraal ay soo saartay ku cambaaraysay Hannaanka ay xukuumaddu ula macaamishay xadhigga ay kula kacday wasiir-ku-xigeenkii hore ee Amniga Cabdilaahi Abokor. Hay’adda ayaa qoraalkeeda kaga sheegaysay waxyaabihii ay ka qortay Waraysiyo ay xaqiiqda ku raadinaysay oo ay la…

                        Read More

                          Baaq ay soo sareen gudiga Beesha Ciidagle ee ku sugan wadanka UK kuna socda waxgaradka beeshaee ku dhaqan Boqortoyada Ingriiska

                          london 30Jun(SDN)Marka hore waxaanu u mahad naqaynaa saxaafada madaxa banaan ee had iyo jeer heeganka u ah inay warar dhexdhexaad ah u soo gudbiyaan dadweynaha Somaliland Waxaanu ku baaqaynaa in shirkii ka dhacay London bishan June 21keedii ee ay isugu yimaadeen tiro yar oo beesha Ciidagale ka mid ah ay ku sameeyeen guddi oo ay…

                          Read More

                            Afhayeenka Xisbiga Wadani oo Xukuumada KU Eedeyey Inay Hanan Kariwayday Hawada Somaliland

                            Hargeisa June 29 2014(SDN/QJ)  Afhayeenka  Xisbiga Mucaaridka Ee Wadani  Ibraahim  Mahdi  Buuba Ayaa Xukuumada  Ku Eedeyey  Inay  Hanan  Kari Wayday  Hawada Somaliland  Oo Dhawaan  Xukuumada Somaliya  Ku Dhawaaqday  Inay  La Soo Wareegtay  Guud  Ahaan Hawadii Somaliya  La Isku  Odhan  Iyadoo   Ku Soo  Beegmaysa  Xili  Ay  Maalintii Shalaty  Wafti  Uu Hogaaminayo Wasirka  Arimaha Dibada Somaliland  Ay …

                            Read More

                              Madaxawyanah Somaliland Aayaa Maanta Ka qayb Galay Aaska marxuumad Faadumo Axmed Ciise

                              Hargeisa June 29/2014 (SDN/QJ)Madaxawaynaha Somaliland  Axmed  Maxamed Maxamuud Siilanyo  Ayaa Maanta Ka Qayb  Galay  Aaska Marxumad  Faadumo  Axmed Ciise  Oo Ku Geeriyootay  Magaalada HargeisaTacsi  Madaxwaynha Jamhuurioyada Somaliland Axmed  Maxamed  Maxamud Silanyo  Waxa Uu Tacsi  U Dirayaa  Qoyskii Iyo  Ehelki  Qaraabadii  Asxaabtii Ay  Ka Baxday  Marwo  Faadumo  Axmed Ciise   Oo Ku Geeriyootay  29 June  Magaladni  Hargeisa …

                              Read More

                                Radio Qubejoog: Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                                Hargaysa 29.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                                Read More

                                  R.W Abdiwali oo si heer sare ah loogu soo dhaweeyay Muqdisho,Kana Warbixiyay Ujeedada Socdaalkiisii Equatorial Guinea {DHAGAYSO}

                                  Muqdisho 29.June 2014 (SDN/QJ)- Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay, Kaddib markii ay ka qeyb galeen Shir-madaxeedkii 23-aad ee Midowga Afrika oo ka dhacay magaalada Malabo ee Equatorial Guinea, waxaana si diiran ugu soo dhaweeyay garoonka Muqdisho masuuliyiin ka tirsan…

                                  Read More