Telefishanka HCTV oo Todobaadkii Tegay Joojiyay Baahinta Wararka Xisbiyada Mucaaridka ah iyo Xisbiga Ucid oo ka hadlay
Hargaysa 29.June 2014 (SDN/QJ)- Telefishanka Caalamiga ah ee HCTV Ayaa todobaadkan gudihiisa Joojiyay Baahinta Wararka xisbiyadda Mucaaridka ah Ee UCID Iyo WADDANI . Xisbi Mucaaridka UCID oo warsaxafadeed Soo Saaray ayaa Tvgaasi ka dalbaday in uu soo cadeeyo sababta rasmiga ah ee ka dambaysa xaqiraada iyo joojinta Warkii taageeryaal xisbiga KULMIYE kasoo goostay oo ku…
