Madaxweyne Xasan Sheekh. “Dhaqanka waa meesha ay umadi ka nooshahay waana ku faaneynaa dhaqankeenna”

    Muqdisho June 23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay Muqdisho. Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiiradda Haweenka iyo Xaquuqul Isaanka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda C/lahhi Maxamed Nuur, Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha ah ayaa ka…

    Read More

      Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Ka Hadlay Qiimaha Maalmaha 26-june, 1-July iyo Bisha Barakaysan ee Ramaanta

      Muqdisho:June,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweyne Xasan Sheekh  Maxamuud, ayaa markii ugu horraysay Ka Hadlay Munaasibado qaali ah oo Foodda ku soo Haya Dadka somalida ah iyo sidii  ay ugu diyaar garoobi lahaayeen. Madaxweynaha ayaa soo hadal qaaday oo Ka Hadlay Bisha Barakayysan ee Ramadaanta oo Foodda inagu soo Hayso iyo waliba Maalmaha 26-ka June iyo 1-da July oo qiime…

      Read More

        Ninkii Saddexaad Oo Ka Mid ahaa Dadkii Sirdoonka Somalia Ku Eedeeyey Inay Is Qarxinayaan Oo Beeniyey Wararka Laga Sheegay

        Muqdisho:June,23,2014(SDN/QJ)-Kadib markii ay Ciidamada Sirdoonka Somalia dhawaan baahiyeen Magacyo  iyo Telefoono Rag ay sheegeen inay is qarxinayaan, ayaa waxa isa soo taraya falcelinta ka imanaysa dadkii lahaa Numberrada la baahiyey oo Beeninaya inaanay arrimhaas ku lug lahayn. Maalintii shalay waxa Warka Ciidamada sirfoonka beeniyey oo  iska Diiday Muwaadin Soomaaliyeed oo Magaciia ku sheegay Cali Muxamed…

        Read More

          AMISOM Oo Lahjad Adag Ku Dhaliishay Daayacaadda Ammaan Ee Dawladda Federalka Somalia

          Muqdisho:June,23,2014(SDN/QJ)-Ninka Madaxa Siyaasadda ugu magacaaban AMISOM, Xaaji Ciise Maxamed, ayaa Qoraal uu soo saaray waxa uu ku dhaliilay  Waxqabadka Hay’adaha Nabadsugidda ee Dawladda Federalka ee Somalia.  Qoraalka ayaa waxaa lagu xusay in Ammaanka Magaalada Muqdisho uu yahay mid dayacan islamarkaana ay Alshabaab suura gashadaan inay fuliyaan fal waliba oo lagu dabar goynaayo Dowlada iyo shacabkeeda….

          Read More

            Madaxweyne Siilaanyo Oo Qado-sharaf Kaga Fal-celiyey Tanaasulkii Muuse Biixi Laga keenay

            Hargeysa:June,23,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo, ayaa ka falceliyey Tanaasulkii dhinaca Musharraxnimada ee uu muuse Biixi ku dhawaaqay inuu uga Hadhay. Fal-celinta Madaxweyne Siilaanyo ayaa ka bilaabantay Qado-sharaf uu Maalintii shalay Qasrigga Madaxtooyada ugu sameeyey Guddomiye Muuse Biixi iyo Xubnihii Ganacsatada Biishiisa ah ee ku qanciyey inuu musharraxnimada ka Hadho, waxana lagu wada sheekaystay Qarsiga…

            Read More

              Rw cabdiwali oo dalka dib ugu soo laabtay, kana warbixiyey socdaalkii uu ku tagay nairobi

              Muqdisho, 22 June, 2014(SDN/QJ0-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiwali Sheekh Axmed iyo wafdi uu hoggaaminayo oo baryihii u dambeeyay safar shaqo ku joogay Kenya ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay, waxaana kusoo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee magaalada Muqdisho masuuliyiin ka socday labada gole ee dowladda. Ra’iisul Wasaare Cabdiwali oo saxaafadda kula hadlay garoonka…

              Read More

                Wariyayaal Ka Dareeray Tv-ga Madaxa-banaan Ee Somaliland Space Channel Kuna eedeeyay Maamulka Tvga in Hanti Xukuumadu Siisay uu Ku Curyaamiyay Hawlihii Shaqo Ee Saxafiyiinta

                Hargaysa:22,June,2014(SDN/QJ)-shan wariye oo ka tirsanaa Tv-ga madaxa-banaan ee Somaliland Space Channel,ayaa sheegay inay iska tageen Shaqadii ay ka hayeen Tv-ga,ka dib markii uu Maareeyaha Tv-gaas oo Gacan saar la yeeshay Xukuumadda uu kula kacay Tacadiyo ka baxsan Nidaamkii Shaqada iyo Shaqaalaha. War Qoraal ah oo ay soo Saxafiyiintaa oo isku jira Afar Inan( Wiilal) iyo…

                Read More

                  Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                  Hargaysa 22.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                  Read More

                    Koobkii Gobolada Punt land oo Gobolka Nugaal La Caraabay

                    Garowe 22.June 2014 (SDN/QJ)- Xulka Gobalka Nugaal ayaa sanadkii labaad oo isku xigta ku guulaystay horyaalka gobalada Puntland ka dib markii uu Galabta ciyaartii ugu danbaysay uga badiyay laadadka xorta ah Xulka Gobalka Sool. Labadan Gobal ayaa soo bandhigay ciyaar aad loo jeclaystay waxana daawaneyay madaxwayne ku xigeenka Puntland,labada golle ee dowladda,mamulka Gobalka iyo Kumanaan…

                    Read More

                      Shirkii Qurbejoogta Somalida uga socday Istanbul oo la soo gunaaday,Maxaa ka soo baxay {SAWIRO}

                      Istanbul 22.June 2014 (SDN/QJ)- Shirkii qaar ka mid ah qurba-joogta Soomaalida ku lahaayeen Istanbuul ayaa la soo gabagabeeyey iyadoo ay ka soo baxeen qodobo tilmaamay in la mideeyo aragtida qurba-joogta Soomaalida, si loo xoojiyo kaalinta ay ka cayaaraan dib u soo celinta amniga Soomaaliya. Drs. Maryan Qaasim oo ka mid aheyd xubnaha abaabulay shirkaan, ayaa…

                      Read More

                        Nuxurka Kulan Guddoomiye Faysal Cali Waraabe Maanta La Yeeshay Wariyayaasha Ka Hawlgala Warbaahinta Dalka

                        Hargeysa:June,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa maanta xarunta  Xisbigiisa kula yeeshay Wariyayaal ka Hawlgala Warbaahinta Kala duwan ee Dalka. Kulankan oo ay ka soo qaybgaleen inta Badan wariyayaasha  madaxa Bannaan ee Hargeysa,  ka hawlgala, ayaa uu Guddoomiyuhu si mug leh ugu dhiirrigeliyey sidii ay maanka ugu hayn lahaayeen Arrimaha Qaddiyadda Somaliland iyo heerka…

                        Read More

                          Ninkii Xijaabka Xidhnaa Ee Xalay Hargeysa Lagu Qabtay Oo Noqday Sarkaal Ka Tirsan Shirkadda Dahabshiil

                          Hargeysa:June,22,2014(SDN/QJ)-Ninkii ay habeenkii xalay shacabku ku qabteen Magaalada Hargeysa  oo ciidanka Boolisku gacanta ku qabteen, ayaa la sheegay inuu noqday Sarkaal ka tirsan Shirkadda  Xawaaladda ee Dahabshiil. Sida ay sheegayaan wararka ay helayso Qurbejoog.com, waxa  uu ninkaasi noqday muwaadin u dhashay Caasimadda Hargeysa, kaas oo si rasmi ah uga tirsanaa Shirkadda Dahabshiil, isla-markaana aan wax…

                          Read More

                            “Waxaan la yaabay Dawladahan Caalamka ee ka qaylinaya Ciidamada aynu u sameynayno in ay ilaaliyaan Shirkadaha Shiidalka badhaya”.Wasiir Waran-cade {DHAGAYSO}

                            Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Wasiirka Wasaaradda Arimaha Gudaha Jamuuriyada Somaliland,ayaa Maanta hortagay Golaha Guurtida Somaliland,si ay uga war bixiyo Wax qabadkii Wasaardiisa intii uu gadh-wadeenka ahaa. Waxa Wasiir Waran-cade sheegay inay si weyn uga shaqeeyeen Kobcinta iyo kor-qaadista Amaanka Guud ahaanba Dalka,oo ay qeyb ka qaateen Xalinta Shaqaaqooyinka dhexmaray Beelaha Somaliland. Dhinaca kalena waxa uu sheegay inay…

                            Read More

                              Ra’iisal Wasaarihii Hore Ee Somaliya Oo Muqdisho Kasoo Degay,Shacabka Somaliyeed-na Ugu Baaqay In Bisha Barkaysan Awgeed Is Cafiyaan

                              Muqdisho: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Ra’iisal Wasaarihii hore ee Somaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde), ayaa wuxuu maanta  booqasho uu ku yimid Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, oo si diiran loogu soo dhoweeyay. Ra’iisal Wasaarihii hore oo ka soo degay Garoonka Aadan Cadde, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay, iyadoo soo dhoweyntiisu ay qayb ka ahaayeen xubno ka…

                              Read More

                                Masuuliyiinta Sar Sare Ee Xisbiga Ucid Oo Maanta Laga Horjoogsaday Booqashada Gudoomiyii Garabka Haweenka Ee Xisbiga Iyo Askartii Saldhiga Oo Budhadh Iyo Qari-Dabadii Dadkii La Dhacay

                                Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)-  Waxa Maanta laga Hor-joogsaday Masuuliyiinta Xisbiga Cadaaladda iyo Daryeelka ee ucid,booqasho ay rabeen inay ugu tagaan Gudoomiyihii Grabaka Haweeenka ee heer Qaran ee Xisbiga Ucid oo mudooyinkii ugu danbeeyay ku xidhnayd Saldhiga Dhexe ee Magaaladda Hargaysa. Mar aanu booqanay Saldhiga oo Wakhtigaasi ay ka taagnayd Xiisad Xoogan oo ka dhalatay Horjoogsashada Masuulinyiinta iyo…

                                Read More

                                  Ma Dhabaa Inuu Debac Ku Yimid Xidhiidhkii Somaliland Iyo Ingiriiska? –

                                  Hargeysa: 22,June,2014(SDN/QJ)- Muddooyinkan u dambeeyay waxa soo baxaya warar tilmaamaya inay siyaasadaha Ingiriiska iyo Somaliland sii kala fogaanayaan. Si rasmi ah looma garanayo sababta keentay amaba looga shakiyay, waxase jira dareeno soo baxaya oo macnayaal yeelan karaya. Tusaale ahaan dawladda Ingiriisku waxa ay tobankii sannadood ee u dambeeyay Somaliland ku martiqaadi jirtay munaasibadaha loogu dabaal…

                                  Read More

                                    Sadex ka Mid ah Kooxda Alshabaab oo Xalay lagu dilay Degmada Ceel buur

                                    Gal Gaduud 22.June 2014 (SDN/QJ)- Saraakiisha ciidanka dowladda ee degmada Ceelbuur ee gobolka Galgaduud ayaa sheegay in xalay ay dileen saddex ka tirsanaa maleeshiyada Alshabaab, oo soo weerartay saldhig ciidanka dowladda ay ku leeyihiin degmada Ceelbuur. Taliyaha ciidanka dowladda Soomaaliya ee degmada Ceelbuur, Maxamed Kaahiye Caraale oo la hadlay Warbaahinta  ayaa sheegay in jab xooggan…

                                    Read More