“Halkani goob colaadeed ma aha xabadina kama dhicin oo la iskuma dilin,waxanu Nimi Inaanu reero isku dhacay oo Tobaneeyo qof ku kal a dhinteen dhex galno”Wasiir Xirsi

    Taleex:June,25,2014(SDN/QJ)Wasiirka madaxtooyada Somaliland  Xirsi cali xaaji xasan oo ku sugan Degmada taariikhiga ah ee Taleex ayaa ka Hadlay markii ugu horraysay ujeeddada ay Halkaas u tageen isaga iyo waftiga culus ee uu Hoggaaminayaa. Wasiir xirsi oo u warramay idaacadda BBC-da, ayaa Meesha ka saaray inay taleex tahay meel Somaliland Xoog ku qabsatay, isagoo ku adkaystay…

    Read More

    Qaniiyadii Suarez,Xulal Ka Shubey Iyo Qaar Jarka Ka Laalaada.(By Jaahuur)

    Brazil-24-June-2014-(SDN) Saaxiibayaal qormadeena ciyaaraha waxynu ku eegeynaa koobka kubadda cagta ee aduunka kana socda dalka Brazil iyo xulal ka shubay, qaar jarka ka laalaada,kuwa dhoola caddeynayaa iyo Suarez oo mar saddexaadkii qaniiyadiisii sii wata. Akhyaartay koobkii kubadda cagta ayaa wareegiisii hore gabagabo ku dhaw oo aay ka soo qeybgaleen 32-ba dawladood,wareegga labbaadna waxaa foodda isla…

    Read More

      Golaha Wasiirradd​a Oo Soo Dhaweeyay Heshiiskii ay gaareen Dhinacyadi​i Isku Hayey Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya

      Mogadishu, June 24, 2014(SDN/QJ)–Golaha Wasiirrada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa caawa isugu yimid shir aan caadi ahayn, kaasoo uu shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh Axmed Maxamed. Waxaana golaha wasiirradu si wadajir ah u soo dhaweeyeen qodobadii ka soo baxay heshiiskii ay shalay gaareen dhinacyadii khilaafaadku u dhexeeyay ee Koonfur Galbeed Soomaaliya. Ra’iisu Wasaaraha Xukuumadda…

      Read More

        Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland oo Hargaysa ka furay Carwada Caafimaadka Somaliland Daawo

        Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa maanta Hotel Maansoor ee Magaaladda Hargeysa ka furay Carwadda Caafimaadka Somaliland, taas oo ay Dadka bixiya adeegyadda Caafimaaddka ay ku soo bandhigeen Adeegyadda ay u qabtaan Bulshadda. Hadaba halkan ka daawo weedhihii uu munaasibadda ka jeediyay Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil(Saylici)….

        Read More

          Gudoomiyaha Jaamacada Sanaag oo Kulan la qaatay Jaaliyada Uk Iyo Arrimihii lagaga hadlay Daawo

          London 24.June 2014 (SDN/QJ)-  Gudoomiyaha Jaamacada Sanaag Xasan  oo ku Sugan dalka Ingiriiska ayaa Kulan la qaatay Jaaliyada Gobolka Sanaag ee dalka Ingiriiska Kulankaasi oo lagaga hadlayay Sidii ay Qaadhaan Lacageed ugu Ururin lahaayeen Jaamacada Gobolka Sanaag ee Magaalada Ceerigaabo . Waxaa halkaasi ka hadlay Xubnaha Jaaliyada iyo Hormoodka Kulliyada Sanaag London SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com…

          Read More

            Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

            Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

            Read More

              Weli Ma aragtay Madaxweyne Siilaanyo oo Muuse Biixi u Heesaya,Jawaabta uu Muuse Siin lahaa iyo Ku Digashada C.raxmaan Cirro DAAWO.

              Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Waxaa Mar kale dib u istaadhmay Khilaafkii ka dhex jiray Xisbiga Kulmiye ee Hogaaminta Somaliland Gacanta ku hayay, Cida uu Khilaafkan oo marba Weji lihi u dhexeeyo Waa Madaxweyne Axmed Siilaanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi. Xifaalo Cusub iyo Kaftan Hor leh ayaa Laga Bixiyay Khilaafka labada Oday u…

              Read More

                Barnaajika Ganacsiga ee Todobaadkan Iyo Shirkad Ka shaqayn doonta Daminta Dabka oo lagu Daah-furay Magaaladda Hargaysa {DHAGAYSO}

                Hargaysa 24.June 2014 (SDN/QJ)- Gudoomiyaha Golaha Wakiilada ee Somaliland Mudane C.raxmaan Maxamed C.laahi Cirro iyo Madax kale oo ka tirsan Xukuumada Somaliland ayaa ka qayb galay Xaflad lagu Daah Furayay Shirkad Cusub oo adeega ay Bixinayso uu yahay Deminta Dabka taas oo aan hore uga jirin dalka. Todobaadkan ayaynu ku soo qaadi doonaa Barnaamijka Ganacsiga…

                Read More

                  Weftigii ugu Balaadhnaa ee Xukuumada Somaliland ka Socda oo Gaadhay Degmada Taleex

                  Taleex 24.June 2014 (SDN/QJ)- Wefti balaadhan oo ka socda  Dawladda Somaliland ayaa maanta gaadhay magaalada Taleex ee Gobolka Sool halkaasoo si weyn loogu soo dhoweeyey. Weftigan ayaa ka kooban Wasiirka wasaaradda Madaxtooyada Md Xirsi Cali Xaaji Xasan, Wasiirka Wasaaradda arimaha Gudaha Md Cali Maxamed warancadde, Wasiirka wasaaradda Kheyraadka biyaha Md Xuseen Axmed Cabdallah, wasiirka wasaaradda…

                  Read More

                    Khilaaf Hor Leh Oo Ka Dhex Qarxay Madaxweyne Siilanyo Iyo Muuse Biixi Iyo Gudoomiyaha Xisbiga Oo Cadho Kaga Soo Baxay Madaxtooyada

                    Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)- Warar Xog-ogaala oo aanu ka helay Madaxtooyada ayaa sheegaya in Maanta galinkii  hore kulan ku dhex maray Madaxweyne Axmed Siilanyo iyo Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, kulanka ayaa la sheegay in ay gudoomiyaha iyo Madaxweynaha oo kaliyi balan ku,lahaayeen kulankaasi oo ahaa in ay labada masuul kulan gaara wada qaataan maadama oo…

                    Read More

                      Xildhibaankii Keenay Aqoonsiga Somaliland Ee Shiffeild Oo Kursigiisii Ku Waayay Kala Qaybsanaanta Jaaliyadda Somaliland Ee Magaaladaas –

                      Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)- Xildhibaan Maxamed Macruuf (Mohammed Maroof), oo ahaa xildhibaankii mooshinka aqoonsiga Somaliland horgeeyay golaha deegaanka Sheffield, ayaa kursigiisii ku waayey doorashadii deegaanka ee 22 May ka qabsoontay magaaladaas. Xildhibaan Maroof, oo ahaa xildhibaan guul lama ilaawaan ah u soo hooyay shacabka reer Somaliland, ayaa la filayay inuu doorashadan cod laxaad leh ka helo jaaliyadda…

                      Read More

                        Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Oo Sheegay Inuu Taageersanyahay In Xilka Laga Qaado Maayarka Degmada Gabiley.

                        Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Xildhibaan Cabdi Cawaale Caynaan,oo ka mid ah Xildhibaanada Golaha Wakiiladda Somaliland,ayaa soo dhaweeyay Xil ka Xayuubintii ay Shalay Shaaciyeen Golaha Deegaanka ee Degmada Gabiley inay ku samaynayaan Maayarkooda. Waxa sheegay in Xildhibaanu ay rabaan Horumarka Gobolka iyo ka Degmadda Maayarakana uu noqday mid ku fashilmay Hawlihii loo egmaday. “Waan ku taageersanahay talaabadaa ay ku…

                        Read More

                          “Waxaa nalaga dayn waayay Guddida joogtada ah goormaa la bedelayaa, way badalan yihiin,

                          Hargaysa: 24,June,2014(SDN/QJ)-Golaha guurtida Somaliland ayaa maanta galay Fasax, bisha Barakaysan ee Ramadaan ee soo socota awgeed. Hadal Gudoomiyaha Golaha guurtida Saleebaan Maxamuud Aadan u jeediyey Mudanayaasha Guurtida ayuu ku faahfaahiyey waxyaabaha u qabsoomay intii Goluhu kalfadhigani shaqaynayay iyo waxyaabaha u hadhsan oo uu sheegay in Guddida Joogtada ahi dhamays tiri doonto. Gudoomiyaha ayaa sidoo kale…

                          Read More

                            Shirwayne uga qabsoomay beesha Daa,uud Ismacil (Ciidagale)Carriga Ingiriiska magaalada London(SAWIRO)

                            London June 24,2014(SDN/QJ)-Waxaa shir ku kulmay beelwaynta Daa,uud Ismaci(Ciidagale) ee deggen dalka Ingiriiska maalintii ay taariikhdu ahayd 21/06/2014 ,waxaana ka soo qayb galay bulshada beeshan qaybaheeda kala duwan kana kala yimi gobollada iyo deegaannada dalkan. waxaana ku kulmay wajiyo isu baahnaa in ay madal sidan oo kale ah ku kulmaan kuwaas oo laga dheehanayey farxad…

                            Read More