Gunaanadka Shirkii Qurbejoogta Somalida uga Socday Istanbul oo Maanta ku beegan
Istanbul 22.June 2014 (SDN/QJ)- Shirka qurba-joogta Soomaalida uga socda magaalada Istanbul ee dalka Turkiga oo ay ugu hadlayaan midnimada iyo xoojinta doorkooda dib u dhiska iyo nabadeynta dalka ayaa lagu wadaa in maanta lasoo gabagabeeyo. Shirka oo ay ka qeyb galayaan 100 xubnood oo Soomaali ah oo ka kala socda 16 dal ayaa gabagabada lagu…
