Guddoomiyaha Haatuf Oo Maanta Loo Ballansan Yahay In Xukun Lagu Rido
Hargeysa:June,24,2014(SDN/QJ)-Waxa Maanta oo Bishu Tahay 24-ka June Lagu wadaa in la soo gunaadano xukunka lagu ridayo Guddoomiyaha Wargeyska Haatuf Yuusuf Cabdi Gaboobe oo muddo ku jirey Gacanta Ciidamada Ammaanka. Xukunkana yaa lagu wadaa inay riddo maxkamadda Gobolka Hargeysa oo Toddobaadkii hore soo afmeetay dhegaysiga Dawcwadda Guddoomiyaha loo Hayso oo ay dhibanayaal ka yihiin xubno ka…
