Wasiiradda Caafimaadka iyo Madaxtooyada oo Burco soo gaadhay una Sii Jihaysan Degmada Qorilugud
Burco 20.June 2014 (SDN/QJ)- Wasiiradda wasaaradaha Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise Axmed Xagla Toosiye iyow Wasiirka Madaxtooyadda Somaliland Xirsi Cali X Xasan ayaa lagu soo waramayaa goor dhaweyd inay gaadheen magaaladda Burco. Safarka labada wasiir war faahfaahsan lagama hayo, hase yeeshee wararka laga helayo ayaa sheegaya inay u sii dhaafi doonaan illaa degmadda Qorulugud, halkaas oo…
