Madaxweyne Siilaanyo oo Ganafka ku Dhuftay Dalabaad ay u Jeediyeen Ergadii Golaha Guurtida ee Xalinta Khilaafka Kulmiye

    Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa la sheegay inuu Maanta Xafiiskiisa ku qaabilay ergo ay Golaha Guurtidu u Xilsaareen Deminta Xiisada adag ee ka dhex oogan Xisbiga Kulmiye . Sida ay Shabakada Qurbejoog.com u Xaqiijiyeen Ilo Wareedyo amuurtan u dhuun daloola oo ku Sugan Madaxtooyada markii uu shirkani…

    Read More

      Maxkamada Gobolka Hargaysa oo Damaanad Ku sii Daysay Madaxdii Wargayska Haatuf

      Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Maxkamadda Gobolka Hargeysa ayaa maanta dammaanad ku sii daysay Guddoomiyaha  Wargeyska HAATUF  Yuusuf Cabdi Gaboobe Iyo Tifaftiraha wargeyskaasi Axmed Cali Cigge, ka dib markii Maxkamaddu ay xadhig rumaan ah u dirtay 10-kii Bishan May kuwaasi oo ku xidhnaa Jeelka weyn ee magaaladda Gabiley. Labadan Suxufi oo  wargeyskooda HAATUF la xidhay 7-dii …

      Read More

        “Waxa Jira Koox Ka Tirsan Xukuumadda Siilaanyo Oo Caan Ah, Bahdayada Amnigu Waxaanu odhan jirnay Gunti-Gaab, waa Ikhwaanul-Muslimiin Iyagan Khilaafka siyaasadeed Sababay” Wasiir Ku xigeenkii Hore Ee Amniga . DAAWO

        Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiir ku xigeenkii Amniga Ee Uu Madaxwayne Siilaayo dhawaan Xilka ka qaaday Ayaa Markii ugu horeysay Ka hadlay  Xaalada Dalka Iyo Koox uu sheegay inay yihiin Wadaado Gunti gaab ah oo hiigsigoodu yahay Ikh-waanul Muslimiinta. Cabdilahi Abokor ayaa sheegay inay xukuumada Siilaayo ay ku jiraan Koox Wadaado ah oo Magcayada badbadashada…

        Read More

          Boobe Yuusuf Ducaale oo Mar kale ka Hadlay Khilaafka Samada isku Shareeray ee Kulmiye DAAWO

          Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirkii hore Ee Wasaarada warfaafinta Somaliland Boobe Yuusuf Ducaale Ayaa Ka hadlay Khilaafka Halakeeyay Xisbiga Kulmiye  Waxanu sheegay in Khilaafkani Muddoba huursanaa Imikan ifka u soo baxay. Waxanu sheegay Ina shirarkii is daba jooga ahaa ilaa shirwaynihii kulmiye isagoo sheegay inuu kulmiye hada maray xaalad adeg. https://www.youtube.com/watch?v=dDnhtcta3_s Hargaysa SDN/QJ contact@qurbejoog.com contact@somalidiasporanews.com

          Read More

            Xildhibaan Siciid Cilmi roobe oo Cadeeyay inay Shirkii Golaha Dhexe Qabanayaan 31 May {DHAGAYSO}

            Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland oo ka tirsan Xisbiga Kulmiye,ayaa maanta ku dhawaaqay in ay Shirka Golaha Dhexe ee Xisbiga Kulmiye ay qaban Doonaan 31 May. waxaana uu dhinaca kale u soo jeediyay Gabarka ay is-hayaan inay dib ugu soo laabtaan Sharciyadda Xisbiga,isaga oo tilmaamay in…

            Read More

              Guurtida oo Isu Xilsaartay ka Garnaqista iyo Isu soo dhawaynta Xisbiga Kulmiye {DHAGAYSO}

              Hargaysa 27.May 2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland Mudane Saleebaan Maxamuud Aadan Ayaa Saaka Magacaabay Guddi Ka Tirsan Golaha Guurtida Oo Ka Hawl-gali Doonta Daminta Khilaafaadka Ka Dhex Jira Xisbiga Kulmiye . Guddida Uu Saaka Magacaabay Guddoomiyaha Golaha Guurtida Ayaa Saddex Ka Mid Ahi Yihiin Shirguddoonka Guurtida Iyo Laba Iyo Toban Xubnood Oo kale Kuwaasi…

              Read More

                Masar oo doorashooyin el-sisi lagu caleemasaarayo ay ka socdaan iyo farqiqa u dheexeeyay doorashooyinkan iyo kuwii 2012kii

                Qahira May 27,2014(SDN/QJ)-Dalka Masar ayaa haatan waxa la gaalay maalintii labaad ee doorashooyinka Madaxweyne oo ay ku tartamayaan Cabdilfatax El-sisi iyo Xamdeen Sabaaxi oo aan u babac dhigi Karin Jenanka hogaamiya ciidamadii xukunka ka tuuray madaxweynihii u horeeyay ee six or ah dadku u doortaan eid. Doorashooyinkii 2012kii ayaa ahaa qaar la isweydaarsanayay dodo ku…

                Read More

                  Dawlada Nigeria oo sheegtay in ay ogaadeen goobta ay Boko Xaraam ku heysato Gabdho boqolaal ah oo ay afduubteen, sheegtayna in aaney xoog ku soo furan doonin

                  Kanu May 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada dalka Nigeria ayaa shaaciyay in ay og yihiin haatan goiobta ay Boko Xaraam ku heyso Gabdho 200 ka badan oo ay afduub ku heystaan. Boko Xaraam ayaa gabdhahan oo da’adoodu ka wada yar tahay 20 jir saq dhexe ka afduubtay Dugsi ay wax ka bartaan islka markaana seexdaan. Alex Marshal oo ah…

                  Read More

                    Kenya Oo Faafhaahin Ka Bixisay Weerar Shabaabku Kaga Dileen Laba Askari Gudaha Kenya

                    Nairobi:May 27,2014(SDN/QJ)-Hoggaanka Ciidanka ammaanka ee Dalka Kenya ayaa faahfaahin ka bixiyey Weerar ay kooxda Alshabaab maalintii shalay ku laayeen Askar Kenyan ah.  Saraakiisha ciidanka ayaa sheegay in laba mid ah ciidankooda oo saarnaa Gaadhi raashin siday lagu dilay goob ku dhaw xuduud   Somalia u dhaw.   Leonard Omolo, taliyaha booliska deegaanka xeebta ku yaala ee…

                    Read More

                      Dawladda Holland Oo Shaacisay Inay Somalia Kula Heshiisay Soo Celinta 25- Badh-cad-badeed Soomaaliyeed oo Halkaas ku Xidhan

                      Amstardam:May,27,2014(SDN/QJ)-Maama aanay Muddo badan Dunida jirinn Dawlad dhexe oo somaliyeed, ayaa waxa dhacday in dadkii soomaalida ahaa ay silicyo ku mutaan Dalal badan oo dunida ka mid ah.   Dalka Holland ayaa ka mid ah dalalka ay soomaalida Tirada badani ku mashaqaysan tahay, waxana uuWasiirka Caddaaladda ee dalka Dalkaasi Fred Teeven uu sheegay in Budhcad-baddeeda…

                      Read More

                        Tahriibayaal Somali iyo Pakistan isku Jirta Oo Lagu Qabqabtay Dalka Turkiga

                        Stanbul:May 27,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Ammaanka dalka Turkiga ayaa la sheegayaa inay gacanta ku dhigeen Muhaajiriin Somali u badnayd oo Halkaas  ku sugnaa, kuwaas oo dalalka kale ee Yurub u sii baxaya.   Warbaahinta dalka Turkiga oo soo xiganeysa Mas’uuliyiin ka tirsan Dowladda ayaa sheegay in Muhaajiriinta la qabtay ay gaadhayaan 124, waxaana la sheegayaa inay xiligaasi ku…

                        Read More

                          Maxaad Kala Socota Tirada Godobaha Siyaasadeed Ee Uu Madaxweyne Siilaanyo Ka Galay Reer Gabiley Oo Sabab u Ahaa Kursiga Uu Ku Fadhiyo?

                          Hargeysa:May 27,2014(SDN/QJ)-Guushii Ballaadhnayd ee uu  Madaxweyne Siilaanyo ku Fuulay kursiga Dalka looga Taliyo waxa kaw ka ahaa, isla-markaana Kaalin muuqata ku lahaa Shacabka  ku dhaqan Gobolka Gabiley oo ugu deeqay codad markii la Tiriyey wax aan la rumaysan Karin noqday. Madaxweyne Siilaanyo ayaa marii uu Hoggaanka Dalka haaneeday Seeftii uu  ku Sadqaynayey Hadhaagii Siddeedda Sanadood…

                          Read More

                            Nuxurka Dooddii Maxkamadda Ku Dhex Martay Baashe Cawil iyo Qareenada Haatuf iyo Su’aalo Daran-doorri ah Oo Salka ku Haya Saddex Kiis Oo Wargeyska Ka Dhan ah

                            Hargeysa:May,27,2014(SDN/QJ)-Wiilka uu Madaxweyne Siilaanyo Soddoggga u yahay ee Baashe Cawil oo dhibane ka ah Dacwaddda lagu Haysto Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf ee Haatan Xidhan, ayaa Maxkamadda Horkeenay Waxyaabaha uu iskaga Difaacayo Eedaha loo jeediyey, iyadoo Furantay Kiiska dhegaysiga Dacawaddu.   Baashe Cawil ayaa Maxkamadda Horteeda Keenay Qorraalo Tiro badan oo uu ku deedafaynayo Eedaha loo jeediyey,…

                            Read More

                              Daawo muuqaalka Wafdi uu hogaaminaayay mayorka Ceerigabo oo la kulmay jaaliyada Somaliland ee UK

                              London May 26,2014(SDN/QJ)-Waxa magaalada London ee cariga Ingriiska soo dhaweeyn mug leh loogu sameeyay Duqa magaalada Ceerigaabo Ismaaciil Xaaji Nuur Ceerigaabo oo ay soo dhaweeyeen jaaliyadaha Somaliland ee dalka UK. Duqa oo uu safarka ku weheliyay Xildhibaan Cabdiraxmaan Tayanle oo bulshada reer sanaag ku guubaabiyay in ay ka qeyb qaataan dhismaha wadada Ceerigaabo.

                              Read More

                                DHEGEYSO:Warbixin aanu iidinka diyaarinay Khilaafka Kulmiye iyo shirkii jaraaid ee madaxweyne ku-xigeen Saylici

                                Hargeysa May 26,2014(SDN/QJ)-Wariyahayaga magaalada Hargeysa Maxamed Xasan Daacad ayaa warbixin maqal ah ka diyaariyay khilaafka xisbiga Kulmiye iyo Madaxweyne ku-xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici oo ka hadlay in laga reebay golaha dhexe ee xisbul xaakimka. Halkan hoose ka dhegeyso warbixinta khilaafka xisbiga Kulmiye oo haatan galay marxalad hor leh. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.qurbejoog.com/waraysiyo/saylici.MP3″] HALKAN GUJJI SI AAD…

                                Read More

                                  “Ciidankaa XDS waa lafdhabarka jiritaanka shacabka iyo Dalka”.Wasiirka Warfaafinta Somaliya

                                  Muqdisho:26,May,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Warfaafinta Mudane Mustaf Dhuxulow ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/G Daahir Cilmi Adan (Indho-Qarsho), oo ay wehliyaan Taliyeyaasha Ciidanka Badda Admiral Madey Nuurey Sheekh Ufurow, Taliyaha Ciidanka Cirka S/G Duuliye Maxamud Sheekh Cali (Doble Pilote), Hogganka Saadka G/Sare Cabdullahi Macalin Nuur iyo saraakiil kale. Wasiirka waxaa ku wehliyey kulanka…

                                  Read More

                                    Magaalooyin Al-Shabaab Go’doomisay Oo Gaajo Loogu Dhintay

                                    Xudur:26,May,2014(SDN/QJ)-Wararka laga helaayo Gobolka Bakool, ayaa waxay sheegayaan in ay macluul baahsan ka jirto Gobolkaasi, ka dib markii Shabaabku go’doomiyeen deegaanadii ay dhowaan kala wareegeen Ciidamada Dowladda iyo Amisom. Shacabka ku dhaqan Degmooyinka Xudur, Waajid, Rabdhuure iyo Ceelbarde, ayaa waxaa la soo sheegayaa in ay la ildaran yihiin macluul (gaajo), iyadoo aynaan jirin wax gurmad…

                                    Read More