“Sidda ay u muuqata-ba Xisbiga KULMIYE markii hore Dimuquraadiyad kuma dhisnayn”. Muj: Xasan Guure {DHAGAYSO}
Hargeysa:25,May,2014 (SDN/QJ)- Guddoomiyaha Maddasha Wadda-tashiga iyo Toosinta Somaliland Xasan Guure Jaamac ayaa Khilaafka ka taagan Xisbiga taladda haya ee KULMIYE ku sababeeyay Dimuquraadiyad la’aan uu xusay inay hore uga jirin Xisbiga dhexdiisa. Xasan Guure oo Maanta Waraysi siiyay Telefishanka KALSAN TVwaxa uu ka waramay sababihii keenay inuu ka baxo Xisbiga KULMIYE oo uu hore uga tirsanaa….
