War Degdeg ah: Warancadde Oo Shaaciyey In Wada Hadal U Bilaabmay Garabyadii Iska Soo Horjeeday Ee Kulmiye
Hargeysa: May, 28,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Somaliland Cali Maxamed Waran-cadde, ayaa shir jaraa’id oo Goor dhaweyd ku qabbtay Xafiiskiisa ku shaaciyey in Guddidii Guurtida ee Dhexdhexaadka ka galaysay Arriamaha Kulmiye ay maanta kulankoodii ugu horreeyey la yeesheen Madaxweynaha Somaliland, isla-markaana arrinta lagu soo dabaalay wada Hadal iyo dhexdhexaadin. Wasiir Waran-cadde ayaa saxaafadda u sheegay…
