“Qeexidda aragagixisonimo ee ku jirta xeerkan waxay keenaysaa cadibaad iyo in lagu dabaqo ficilo balaadhan oo aad u kala duwan”. Xarunta Xuquul Insaanka Somaliland
Hargaysa:26,May,2014(SDNQJ)- Xarunta Xuquuqal Insaanka Somaliland, ayaa walaac weyn ka muujisay Qodobo ku jira Xeerka la dagaalanka Argagixisadda oo ay sheegeen in Golaha Wasiiradda Somaliland u gudbiyeen Golaha Baarlamaanka Somaliland. Waxaana sidaas ay ku sheegeen Warsaxaafedeed ay soo saareen oo nuqul ka mid ahi soo gaadhay Shabakada Wararka Caalamiga ah ee Qurbejoog.com. Waxaana uu dhignaa sida…
