Somtel iyo Alcatel-Lucent oo isu baheystay in ay 4G Soomaaliya gaarsiiyaan

    Nairobi May 21,2014(SDN/QJ)-Shirkadaha Isgaarsiinta ee Somtel iyo Alcatel-Lucent  ayaa heshiis ku gaaray in ay macaamiishooda u soo gudbiyaan adeega 4G. Labada Shirkadood oo heshiiska ku kala sexeexday magaalada Nairobi ayaa sheegay in xiriirka LYE iyo adeega 4G ay la beegsanayaan macaamiishooda dhalinyarada ah. Adeegyadan cusub ayaa gacan ka geysanaya sidii xogta Data-da si fudud loogu…

    Read More

      Xafiiska Xidhiidhka Jaalliyadaha JSL wuxu ku hambalyaynayaa Jaalliyadaha Somaliland ee Caalamka Sida ay Uga Qaybqaateen Xuska Munaasibadda 18 May 2014

      Hargeysa May21,2014(SDN/QJ)-Jaalliyadaha Somaliland ee Wadamada Caalamku waxay kaalin mug leh kaga jiraan qadiyadda madaxbanaanida iyo qaranimada Somaliland iyagoo markasta iyo meelkasta oo ay dunida ka joogaan shucuur wadaninimo iyo dareen mid ah la wadaaga Shacabkooda Somaliland. Jaalliyadaha Somaliland waxay si laab leh uga oogeen xuska sannadguurada 23-aad ee ka soo wareegtay dib ula soo noqoshada…

      Read More

        Madaxwaynaha Dowlada Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas oo lakulmay Madaxa Hay’adda Kaalmada ingiriiska ee Soomaaliya

        Garoowe May 21,2014(SDN/QJ)-Madaxwaynaha Dowlada Puntland Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta aqalka Madaxtooyada Puntland ee Garowe ku qaabilay Madaxa Hay’adda Kaalmada ingiriiska ee Soomaaliya Mr Phil Evans iyo ku xigeenkiisa Haweenayda lagu magacaabo Mrs Rebeeca Tevzeone  . Madaxwayne Mudane Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa masuuliyiinta Hay’addaasi kala hadlay sidii ay Puntland uga…

        Read More

          Xukuumada Somaliland oo Shacabka ku Hambalyaysay Sida ay Masiirkooda u Xoojiyeen {Daawo}

          Hargeisa 20.May 2014 (SDN/QJ)- Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland Axmed Saleebaan Dhuxul ayaa Maanta u Mahadceliyay Shacabka Somaliland Meel kasta oo ay Joogaan Sidii Waddaniyada iyo Dal Jacaylka lahayd ee ay uga Qayb qaateen Xuskii Maalinta Qaran ee 18 May. Afhayeenka Madaxtooyada oo Warbaahinta Maanta la Hadlayay ayaa Sheegay inay Shacabiga Somaliland Muujiyeen Sidii ay u Meel…

          Read More

            Mas’uuliyiin lagu Eedeeyay inay Dilaaliin Ka Noqdeen Maxaabiis Gar’adag Loogu Qaaday Si Ay Hudheel Ugu Dhisaan Taliyaha Xabsiga Gar’adag

            Ceerigaabo 20,May,2104(SDN/QJ)-Kadib Markii xuska Maalintii Qaran ee 18-May rabshaddo koobani ka dhaceen magaalada Ceerigaabo Waxa badhsaabka Gobolka Sanaag uu Amar ku bixiyay In xabsiga La dhigo cidii kasoo horjeesata Xuska maalintani. Dad fara ku tiris ah oo iyagu isku dayay inay Tashuush ku furaan xuska maalintani ayaa Jiray balse ciidamada Milateriga oo uu amarkani Siyay…

            Read More

              “Ma jirto sabab aanu rajada aqoonsiga u joojinaa, sababtoo ah waxaanu rumaysananhay inaanu wax fiican qabanay” Wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland

              Hargaysa 20.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Md. Maxamed Biixi Yoonis, ayaa sheegay in Madaxweyne Siilaanyo uu sidii loogu tallo galay xilkiisa u guto, islamarkaana ay talada qaranku gacantiisa ku jirto. Wasiir Biixi, wuxuu meesha ka saaray inaanay xaaladda caafimaad ee madaxweynuhu wanaagsanayn, waxaanu cadeeyay in caafimaadka madaxweynuhu taam yahay. Wasiirku wuxuu arrintan iyo…

              Read More

                Q.M oo dalbaday $60 milyan oo loogu gar gaaro Somalia

                London 20.May 2014 (SDN/QJ)- Isuduwaha xafiiska Qaramada Midoobey u qaabilsan bini’aadannimada Soomaaliya Philippe Lazzarini oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Nairobi ayaa ka digay xaalado bini’aadannimo oo halis ah oo ku soo wajahan Soomaaliya bilaha soo socda. Philippe Lazzarini ayaa dalbaday 60 milyan oo doolar oo deg deg ah toddobaadyada soo socda si looga…

                Read More

                  Jilib: Duqayn hor leh Oo Maanta Diyaarado Looga Shakisanyahay Kuwa Kenya Ay Ka Gaysteen

                  20,May,2014(SDN/QJ)-Wararka ka imaanaya Degmada Jilib ee Gobolka Jubada Dhaxe ayaa sheegaya in manta mar kale Diyaarado Dagaal duqeymo culus ka geesteen gudaha iyo duleedka Degmadaasi. Duqeynta waxaa geestay Diyaarado loo maleenayo in ay leeyiiin Dowlada Kenya kuwaa oo maanta dhoor gantaal ku dhuftay Degmada Jilib iyo Duleedkeeda ay gacanta ku hayaan Xarakada Al-Shabaab. Inta la…

                  Read More

                    Yuusuf Garaad Oo Saaka Dhuumasho Ku Soo Galay Hargaysa

                    20,May,2014(SDN/QJ)-Madaxii  hore ee laanta Afka Somaliga ee BBC-da Yuusuf Garaad Cumar,ayaa la sheegayaa inuu Saaka Ka soo degay Garoponka Diyaaradaha Caalamiga ah ee Cigaal Intenatinoal Airport. Si dhab ah looma oga Sababta Socdaalka Yuusuf Garaad,oo haatan si Xoogan ugu dhex Milan Siyaaasadda Somaliya,isaga oo Dhawr jeerna isku dayay inuu ka mid noqdo Maamuladda Maqaar saarka…

                    Read More

                      Suldaan Maxamed Suld. Cabdiqaadir Oo Dhinaca Saaray Musharax-nimada Siilaanyo, Midda Muuse Biixi-na Dibadda u Tuuray

                      Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Suldaanka guud ee Beelaha Somaliland Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa  Guddoomiyaha xisbiga KULMIYE Md. Muuse Biixi Cabdi usoo Jeediyey Inuu Musharraxnimada Madaxweyne ee Xisbiga Kulmiye  uga Tanaasulo Doorkan Madaxweyne Siilaanyo. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir, ayaa sidoo kale sheegay in haddii Muuse Biixi u tanaasulo madaxweynaha ay 10-ka sanno ee dambe xoog iyo cod abaalgud uga…

                      Read More

                        Kooxda Al-shabaab Oo Faahfaahin Ka Bixisay Weerar ay Shalay Ka Geysatay Gudaha Dalka Kenya Oo ay Libin Ka Sheegatay

                        Mandheera:May,20,2014(SDN/QJ)-Kooxda Al-shabaab, ayaa Faahfaahin ka Bixisay Weerar Gaadmo ah oo ay Shalay ku Qaadday Duleedka Magaalada Mandheera. Afhayeenka Xarakada Al-shabaab Cali Maxammuud Raagge (Cali Dheere) oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in weerarkaas ay iyagu mas’uul ka ahaayeen isagoona intaas ku daray in ay dileen askar badan baabuurna soo qafaasheen kuwa kalena ay  ka Gubeen…

                        Read More

                          RW. Cabdiwali ayaa xalay kulan sagootin ah la qaatay Ciyaartooy Soomaaliye​ed oo ka qayb galaya tartan caalami ah

                          Muqdisho, May 20.2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa kulan sagootin ah la qaatay labo kamid ah ciyaartoyda Soomaaliya uga qeyb galaya Ciyaaraha Fudud ee Africa oo dhawaan ka dhacaya magaalada Gaborone ee dalka Botiswana. Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasiirka Dhalinyarada iyo Cayaaraha Xukuumadda Soomaaliya Dr. Khaalif Cumar ayaa si wadajir ah…

                          Read More

                            Xafiisyada Qaramada Midoobay Ee Nairobi Oo Cabsi Darteed Awaamiir Cusub Lagu Soo Rogay

                            Nairobi:May,20,2014(SDN/QJ)-Cabsida iyo Qaraxyadii ka dhacayey Xarunta Kenya ee Nairobi, ayaa keenay inay qaramada Midoobay Go’aan cusub ka qaadato dhacdooyinkaas Soo Kordhay. Waxa Gebi ahaanba si xooggan loo adkeeyey xafiisyadii qaramada midoobay ku lahayd Halkaasi, iyadoo Heegan la Geliyey Ilaalada gaarka ah ee Xarumahaas, maadaama ay Nairobi Xuddun u noqotay Mawjado qaraxyo ah oo kooxo islaami…

                            Read More

                              Ra’isal Wasaaraha Ethiopia Oo Sheegay In Ciidamadiisu Soomalia ku Sugnaan Doonaan ilaa Ammaan Buuxa La Helayo

                              Addis  Ababa:May,20,2014(SDN/QJ)-Ra’isul Wasaaraha Dalka Ethiopia Hailemariam Deselegn, ayaa ka Hadlay ciidamadiisa ku sugan Gudaha Dalka Somalia. Ra’isal Wasaaraha oo la Hadlayey Wargeyska The Afrika Report, ayaa sheegay  in hadafka iyo siyaasadda Ethiopia tahay  inaanay dalka Somalia ka bixi doonin inta ay socdaan dagaalladda lagula jiro Xarakadda Alshabaab.   Waxa uu mar kale ku celiyey inay…

                              Read More