Madaxweynihii hore ee dalka Masar iyo inamo uu dhalay oo xabsi dheer lagu xukumay

     Qahira May 22,2014(SDN/QJ)-Maxkamad ku taal dalka Masar ayaa xukuno xariga ku riday madaxweynihii hore ee dalka Masar Maxamed Xusni Mubaarik iyo lab aka mida ubadkiisa. Madaxweynaha iyo inamada uu dhalay ayaa lagu helay denbiyo la xiriira lunsasho hanti qaran. Madaxweyne Mubaarak ayaa weli maxakamadi ugq socotaa denbiyo la xiriira dilala ay ciidamo ka amar qaataahi…

    Read More

      Guddi Hoosaadyada Golaha Wasiiradda oo yeeshay kulankoodii ugu horreeyey

      Muqdisho May 22, 2014(SDN/QJ)– Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed ayaa maanta shir guddoomiyey kulamadii ugu horreeyey ee ay yeeshaan Guddi Hoosaadyada Golaha Wasiirada, oo ka kooban shan guddi hooseed. Guddiyadan, oo uu magacaabay Ra’iisul Wasaarahu May 6, 2014 ayaa kala ah: Guddi Hoosaadka Siyaasadda; Guddi Hoosaadka Amniga Qaranka; Guddi Hoosaadka…

      Read More

        Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

        Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

        Read More

          Madaxweynaha Somaliland oo Cagta Saaray Dariiq uu Ku dhaliili Jiray Xukunkii Daahir Rayaale

          Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland ayaa Digreeto uu Maanta soo Saaray Waxa uu ku Magacaabay Laba Degmo oo Cusub kuwaas oo ku Biiraya Degmooyinkii Hore ee aan la Kala Xadayn . Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu digreeto Madaxweyne oo Sumadeedu tahay JSL/M/XERM/249-2501/052014 ku magacaabay laba Degmo oo Cusub. Warsaxaafadeed uu…

          Read More

            Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka Xisbiga WADDANI Oo Si Kulul Uga Hadlay Hadal Ka Soo Yeedhay Raysal Wasaaraha Somaliya, Baaqna U Diray Golayaasha Qaranka Somaliland

             21,May,2014(SDN/QJ)-. Xog-Hayaha Hidaha Iyo Dhaqanka ee Xisbiga Mucaaradka Ah Ee WADDANI Jiif Caaqil Cabdi Guuleed Gaboobe ayaa si kulul uga jawaabay hadal ka soo yeedhay raysal wasaaraha Somaliya Cabdi Wali Sheek Axmed kaasi oo uu raysal wasaaruhu sheegay in Oday dhaqameedka mudooyinkii danbe ku sugnaa gudaha Somaliland ee ka yimi Koonfurta Somaliya ee Magaalada Muqdisho…

            Read More

              Madaxweyne Axmed Siilaanyo oo Kulmay Jaaliyada Somaliland ee Sheffield Iyo arrimo ay ka wada hadleen Daawo

              Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)-Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamud Siilaanyo ayaa Maanta Qasriga Madaxtooyada ku qaabilay Xubno ka socday Jaaliyada Somaliland ee Magaalada Sheffield kuwaas oo Kaalin Weyn ka Qaatay Aqoonsigii ay Golaha Deegaanka ee Magaaladaasi dhawaan u fidiyeen Somaliland. Jaaliyada reer Somaliland ee ku dhaqan Sheffield ayaa madaxwaynaha uga warbixiyay mudadii uu qaatay Aqoonsigii…

              Read More

                Laba Todobaad Gudahood oo ay Golaha Deegaanka ee Caasimada Hargaysa ku soo Biireen Laba Xildhibaan oo Kayd ahaa

                Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Maxakamadda Gobolka Maroodi-jeex ayaa maanta Xilka Xildhibaanimo u dhaarisay Mubaariga Cabdi Malaw oo ka mid noqday Golaha degaanka Hargeysa. Xildhibaan Mubaarig ayaa buuxinaya Jago uu ka baxay Alle ha u Naxariistee Marxuum Deeq Ducaale oo 18-kii May ku geeriyooday Hargeysa. Xubintan Cusub ayaa ka soo Baxay Urur Siyaasadeedkii Hadhay ee Xaqsoor…

                Read More

                  Ururka Suxufiyiinta aan Xuduudka lahayn oo Cod dheer kula hadlay Somaliland,Dhaliilna u Jeediyay Hanaanka Garsoor ee dalka

                  Addis Ababa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Hay’adda Ilaalisa Xuquuqda Saxaafadda ee aan Xuduuuda(Reporters without Borders) ayaa Xukumadda Somaliland ugu baaqday inay sii dayso Masuuliyiinta Wargeyska Haatuf, Yuusuf Cabdi Gaboobe iyo Tifaftirihiisa Axmed Cali Cige. Warbixin Hay’addu soo saartay Isniintii ayaa lagu cabaareeyay waxay ugu yeedheen Dacwado Xaqdarro ah oo lagu Oogay Gudoomiyaha Haatuf iyo Tifaftirihiisa qaybta…

                  Read More

                    Garnaqsiga Madaxweyne Siilaanyo iyo Dhanbaal uu u diray Midowga Africa “ Yaa Hor taagan Aqoonsiga Somaliland Raacdada ugu Jirto

                    Hargaysa 21.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo ayaa tilmaamay in meesha kaliya ee Citiraafka Somaliland hor taagani tahay Africa. Waxa uu Madaxweynuhu Sabtidii oo ku beegnayd Maalin ka hor Xuska 18-ka May Qoraal Gar-naqsi ah u gudbiyey Midawga Africa(AU). Waxa uu qoraalkaasi oo qaar ka mida Warbaahinta Caalamiga ahi baahisay Ciwaan uga dhigay…

                    Read More

                      Milatariga Dalka Thailand Oo Xukun Deg Deg Ah Ku Soo Rogay Dalkaasi

                      21,May,2014(SDN/QJ)-Waddanka Thailand,oo la daaladhacaya Isu soo baxyo rabshado wata ayaa la sheegayaa in haatan uu Milatariga Dalkaasi soo rogay Xukun Deg-deg ah oo dalkaasi ka dhaqan gali doono ilaa mudoo aan la cayimin wakhtiga ay ku eegtahay. Taliyaha Ciidamada, General Prayuth Chan-Ocha oo televishanka kala hadlayey shacabka ayaa difaacey tallaabadaasi, kuna tilmaamey mid muhiim u…

                      Read More

                        Guddoomiye-xigeenka Xisbiga Waddani Oo Xukuumada Ku Eedeeyay Lunsi Hanti Qaran Iyo Maamul Xumo Baahsan

                        21,May,2014(SDN/QJ)-Guddoomiye ku xigeenka Xisbiga Mucaaradka ah ee Waddani Axmed Muumin Seed, ayaa Xukuumadda ku eedayey inay si sharci daro ah u lunsato Hantida Umadda, isaga oo Tusaale u soo qaatay Xuskii Munaasibada 18-may, waxaanu tilmaamay inay Hanti aad u badan Xukuumaddu ku lumisay, Olole Xisbiga Kulmiye gaar u ahna ka dhigatay, waxaanu sheegay inay Xisbi…

                        Read More

                          Wefdi Sare oo uu hogaaminayo Wasiirka Madaxtooyada Somaliland oo Canada yimi iyo Aamusnaanta saxaafada Somaliland(SAWIRO)

                          Toronto May 21,2014(SDN/QJ)-Waxa dalka Canada Soogaaray wefdi balaaran oo uu hogaaminayaan wasiirka Madaxtooyada Somaliland Md Xirsi Xaaji Cali Xasan iyo Guddoomiye ku-xigeenka 1aad ee Gollaha Wakiilada Md Baashe Maxamuud cade. Wediga ayaa sidoo kale waxa weheliyay Xildhibaan Cali Gebiley iyo xubno ka mid ah warbaahinta Qaranka. Wefdiga ayaa waxa dalka Canada ku soo dhaweeyay madax…

                          Read More

                            Dagaal Xooggan Oo Degmada Yaaqshiid ku Dhex Maray Shabaabka iyo Ciidanka Dawladda

                            Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Iska hor-imaad Xooggan ayaa Habeenkii xalay Magaalada Muqdisho ku dhex maray Xoogaga Al-shabaab iyo ciidamda ASIMOS iyo kuwa Dawladda Federalka oo isku dhinac ah. Dagaalka ayaa waxa uu ka dhacay degmada Yaaqshiid iyadoo dagaalkaas ay soo qaadeen ciidanka ka tirsan Shabaab kuwaas oo badhtilmaameedkooda uu ahaa Saldhiga Yaaqshiid balse ciidamo meel u dhaw saldhiga fadhiisimo…

                            Read More

                              Ciidamada Badda Talyaaniga Oo Badbaadiyey Boqolaal Tahriibayaal Cusub Oo Halis ugu jirey inay Dhintaan

                              Lambadusa:May,21,2014(SDAN/QJ)-Ciidamada Badda Talyaaniga ayaa sidii caadadu ahayd133 caruur ah  kamid ahaa 500 oo muhaajiriin African ah  Ka Badbaadiyey Dooni ay saarnaayeen Badda Medittaniean Ka Badbaadiyey Halis Nololeed oo ay ku jireen. Saraakiisha ciidamada badda dowlada Talyaaniga ayaa sheegay in hawada oo aad u xumeyd ay ku adkaatay in dadka ay dhaqso badbaadiyeen, kuwaasi oo la…

                              Read More

                                24-Kii Saac ee ina Dhaafay Oo Saddex Marxuum Lagu Dilay Deegaanka Maygaagle, Maydad La Kala Qafaashay iyo Xukuumadda Oo Daawanysa

                                Qorilugud:May,21,2014(SDN/QJ)-Waxa faraha ka sii Baxaysa Xaaladda Deegaanka Qorulugud iyo Buuhoodle, iyadoo ay Dilal cusub ka dhaceen muddadii 24-ka Saacadood ee ina dhaafay. Habeen hore waxa deegaanka Qoriley ka dhacay dilka Laba Nin oo labada dhinac ka soo kala jeeda, iyadoo Maydka Labadaas Marxuun-na la geeyey Deegaanka Buuhoodle. Sidoo kale waxa Shalay Casarkii gaabnaa  dil loogu…

                                Read More

                                  “Xaaladda Somaliland marka la eego waxay toos ugu xidhan tahay Ethiopia oo iyagaa gacal u ah, sidii uu Faysal cali waraabe sheegay,” sheikh Xasan Daahir.

                                  Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo Muddo dheer gacanta ugu jira Dawladda Xasan sheikh ayaa maalintii ururka SYL, waxa uu farriin uu ku guubaabinayo u diray dhallinyarada somaliyeed. Sheekh xasan ayaa ururka Al-shabaab oo uu hore xubin uga  ahaan jirey iyo maamullada badan ee Somalia ka jira ku tilmaamay kuwo kala qaybinaya shacabka somaliyeed. Waxa uu…

                                  Read More

                                    Guddoomiye Muungaab Oo Qoys Somaliyeed Gacantooda Ku Soo Celiyey Aqalkoodii Oo Muddo 23-sano ah Xoog Loogaga Haystay

                                      Muqdisho:May,21,2014(SDN/QJ)-Muddo Kooban ka dib markii uu Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho General Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ku dhawaqaaday In ay bilaabatay xiligii la isu celin lahaa hantida Maguurtada ah ee la kala haysto ayaa waxaa dib gurigeeda u heshay Hooyo Soomaaliyeed oo mudo 23 sano Xoog lagaga haystay. Amarkan kasoo baxay Guddoomiyaha…

                                    Read More