Roobab Jawi Deggen Ku Da’aya Oo Saaka Caasimadda Hargeysa Geliyey Maalin Saddexaad Oo Fasax ah
Hargeysa:May,20,2014(SDN/QJ)-Waxa ilaa iyo Salaaddii subax ee Saaka Caasimadda Hargeysa ku Hooraya Roobab si wanaagsan loogu diirsaday oo jawi Haboon ku da’aya, kaas oo shacabka ku Khasbay inay Guryahooda ku Ekaadaan. Roobka Saaka caasimadda ka Day’aya ayaa ah mid aan dabaylo iyo dhibaato kale midna lahayn, isla-markaana ku daya hab deggen oo aan cabsi iyo baqdin…
