Atletico Madrid Ayaa Loo Cumaamadeeyey Horyaalka Spain ee La Liga Markii 1-1 Isla Dhaafiwaayeen Barcelona.(By Jaahuur)
Barcelona-17-May-2014 (SDN) Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu ku soo qaadaneynaa horyaalkii Spain ee La Liga oo lagu kala haajirey markii Real Atletico oo hal dhibic u baahneyd ka heshey Barcelona loona caleemo saarey hanashada La Liga 2014. Ciyaartan oo la wada sugayey waxay ka dhacdey garoonka weyn ee Barcelona (Campo Nou Stadium) waxaana ka soo qeyb…
