Wasiirka Ganacsiga Oo Xilkii ka Qaaday Maareeyihii HaamahaShiidaal Berbera, Maareeye Cusubna Magacaabay
Hargeysa May 16,2014(SDN/QJ)-Wasiirka Ganacsiga iyo Maalgashiga caalamiga ahee Somaliland Dr. Maxamed Cabdilaahi Cumar, ayaa digreeto Wasiir oo uu maantasoo saaray waxa uu xilkii kaga qaaday Maareeyaha Haamaha Shidaalka Berbera Maxamuud Gahayr Ismaaciil. Waxaanu magacaabaymaareeye cusub. Sidaasna waxa uu Wasiirku ku bayaamiyay digreeto uu soosaaray oo nuqul ka mid ahi na soo gaadhay, waxaanu Mudane SaleebaanSiciid…
