Xiddigga Reer Argentiin Leo Messi Ayaa Ku Nagaadi Doona Barcelona Noqdeyna Ciyaaryahanka Ugu Qaalisan Aduunka.(By Jaahuur)
Barcelona-17-may-2014-(SDN) Asxaabtay faaqidaadeena ciyaaraha waxaynu ku bidhaamineynaa xiddiggaa reer Argentin una ciyaara naadiga Barcelona Leo Messi ayaa heshiis la galey Camp Nou. Heeshiiskan oo socdey wiigaggii aynu soo dhaafney ayaa is afgarad ku dhamaadey markii uu Messi qalinka ku jiidey 16.3 Million oo lacagta Ingiriiska ah,ayaamaha soo socdana waxaa shaaca laga qaadi doonaa inta xagaa…
