Laba Ka Mid ah Haweenka Wasiirrada Ka ah Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo Oo Ku Dhex Dagaallamay Marwada Koowaad Horteeda iyo Sababta Keentay

    Hargeysa:May,15,2014(SDN/QJ)-Waxa uu Dagaal Gacanta la isula Tegi Gaadhay Maalintii shalay Xarunta VIP-da Garonka Cigaal Internaional Airport ku dhex maray Wasiirka Deegaanka Shugri  Xaaji Baandare iyo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan. Sida ay Qurbejoog.com u sheegeen Xubno Xilligaas Joog-joog ka  ahaa dhacdadaasi, waxa Dagaalkani Bilaabmay xilli ay labadan masuul iyo Raxan Kale oo  Xaawalayda Madaxtooyada ku…

    Read More

      Xil-ka-qaadistii Cago-weyne Oo La Ogaaday Inuu Wasiir Cukuse Sababteeda Lahaa

      Hargeysa:May,15,2014(SDN/QJ)-Dadka u Dhuun Daloola sababta keentay xil ka qaadista Agaasimihii Guud ee Hore ee Wasaaradda Xannaanada Xoolaha Somaliland, ayaa sheegaya in Wasiirka warfaafinta Somaliland oo ay Isku Beel ka soo jeedaan uu Madaxweynaha u Gudbiyey Warar liddi ku ah. Wararka aanu Hayno ayaa intaas ku daraya in Wasiir Cukuse uu ka   cadhooday Saaxiibtinimo iyo Tolliimo…

      Read More

        Al-shabaab Oo Bogaadiyey Tallaabada Lagu Af-duubay Habalaha Reer Nigeria ee Boko Xaram Gacanta Ugu Jira

        Bardhere:May,15,2014(SDN/QJ)-Xarakadda Al-shabaab ee ka dagaallanta Somalia, ayaa la sheegay inay Hambalyo u direen Kooxda Boko Xaramka Nigeria, oo dhawaan in ka bdaan 200-gabdhood  oo ay Afduub u haysteen islaamiyey.  Wargeyska Enca report, ayaa qoray in Afhayeen u hadlay Xarakadda Alshabaab sheegay in Gabdhahaasi Ciyaal-iskuulka ah rabitaankooda uga soo tageen Dugsigooda, si ay ugu biiraan Kooxda…

        Read More

          Dawladda Xasan Sheekh Oo ka Muraara-Dillaacsan Xafiiska Kenya Hargeysa Ka Furan Doonto, Dacwadna Gudbisay

          Nairobi:May,15,2014 (SDN/QJ)-Dawladda Federal-ka ah Somalia ee uu Hoggaamiyo Xasan Sheeekh Maxamud, ayaa la sheegay  inay si aad ah uga cadhootay Tallaabada ay Kenya ku doonayso inay Xafiis  Diblomaasiyadeed kaga Furato Xarunta Somaliland ee Hargeysa. Wargeyska The Star ee ka soo baxa magaalada Nayrobi ee dalka Kenya, ayaa cadadkiisii Salaasadii baahiyay in sababta ay dawladda Somaliya…

          Read More

            Daawo Hees Cusub oo Loo Sameeyey Aqoonyahan Jamaal Cali Xuseen

            London May 15,2014(SDN/QJ)-Taageeradii Buuxdey ee qurbajooga reer Somaliland UK ay Siiyeen Aqoonyahanka kaliya ee ah Musharaxa Rasmiga ah ee ilaa hada si dastuuriya ugu taagan Musharxanimada madaxtinimo Xisbiga UCID ee doorashooyinka Lafilaayo inay dhicidoonaan 2014 ee madaxtinimada ayaa Sicad ay utaageereen Mr. Jamaal oo ah Qofka kaliya ee Maanta Badbaainkara Somaliland oo ay Qaranimadiisa iyo…

            Read More

              Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la qaatay Odayaasha Dhaqanka

              Mogadishu May15, 2014 Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta kulan kula qaatay xarunta Madaxtooyadda Qaranka Soomaaliyeed Odayaasha Dhaqanka Soomaaliyeed ee soo xulay Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliyeed. Madaxweynaha ayaa marka hore Duubaabka Soomaaliyeed uga warbixyey sababaha uu ugu yeeray islamar-kaana u sheegay in ujeedada kulanka tahay wada-tashi, talo-bixin iyo hiigsiga mustaqbalka dalka. “Dalab…

              Read More

                R.W Cabdiwali ayaa maanta kulan kula qaatay xafiiskiisa saraakiil Talyaani ah

                Moqdisho May14, 2014(SDN/QJ)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cabdiweli sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Taliyaha guud ee Ciidamadda Talyaaniga u qaabilsan hawlgalada dibedda oo Soomaaliya kamid tahay general Batarooni. Kulanka Ra’iisul Wasaaraha iyo Taliyaha oo uu goob-joog ka ahaa Wasiirka Difaaca Soomaaliya ayaa diiradda lagu saaray arrimaha ammaanka dalka, tababarada iyo…

                Read More

                  Fannaanada Caanka ah ee Sahra Halgan oo Sheegtay inay Maxkamad ka Dacwaynayso Telefishanka Qaranka Daawo

                  Hargaysa 14.May 2014 (SDN)- Fannaanada Sahra Axmed Halgan ayaa Maanta Sheegtay inay Telefishanka ay Xukuumadu maamusho ee Somaliland National Tv ay Maxkamad Sharci ah ka dacwayn doonto hadii ay sii daayaan Heesaha ay qaado. Hadalkan Fannaanad Sahra Halgan ayaa ka danbeeyay kadib markii uu Telefishanku baahin waayay Hees Cusub oo ay kaga qayb qaadanaysay Xuska…

                  Read More

                    Madaxweyne Siilaanyo oo ka Tacsiyadeeyay Turkiga Muhalako ku timid Laba Boqol oo Muwaadiniintooda ah

                    Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) ayaa dawladda iyo shacbiga dalka Turkiga ka tacsiyadeeyay khasaarihii balaadhnaa ee ka dhashay godad macdanta laga qodo oo dab qabsaday gelinkii dambe ee maalintii Salaasadii todobaadkan, halkaasi oo ay ku dhinteen dad ka badan 200 oo qof. Sidaasna waxa lagu sheegay war-saxaafadeed uu…

                    Read More

                      Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                      Hargaysa 14.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad ee…

                      Read More

                        Beelaha Degaannada Xeebta (Xarshaw Ilaa Geelweyte) Gobolka Sanaag Oo Qaylo-dhaan ka muujiyey Boob iyo Xaalufinta Ajnebigu ku hayo Khayraadka Baddooda

                        Ceerigaabo 14.May 2014 (SDN/QJ)- Madax-dhaqameedyada iyo guurtida bulshada ku dhaqan degaannada Xarshaw, Laasasurad, Waqderiya iyo Geelweyte ayaa shir-jaraa’id oo ay ku qabteen beerta xorriyadda magaalada Ceerigaabo Waxay halkaas qaylo-dhaan ka muujiyeen Boob iyo Xaalufinta Ajnebigu ku hayo Khayraadka Baddooda iyo Buuro-macdaneedyo degaannadaas ku yaalla arrimahaas oo ay ku eedeyeen wasiirrada kalluumaysiga iyo macdanta Waxayna baaqyo…

                        Read More

                          Su’aal Hor leh oo la iska Weydiinayo in Magaalada Buuhoodle laga Xusi doono Munaasibada 18 May

                          Buuhoodle 14.May 2014 (SDN/QJ)- Wasiirka Caafimaadka Somaliland Saleebaan Ciise (Xaglo-toosiye),ayaa maalmihii ugu dambeeyay ku suganaa magaalada Buuhoodle isla markaana ka soo fuliyay mashaariic horumarineed oo  dhanka caafimaadka ah. Wasiir Saleebaan Xagla-toosiye,ayaa intii uu joogay magaalada Buuhoodle waxaa uu kullammo kala duwan la yeeshay wax-garadka-duqayda,dhalinyarad iyo qaybaha kala dawn ee reer Buuhoodle. Magaalada Buuhoodle,ayaan wali laga…

                          Read More

                            Dawladda Koonfur Afrika Oo Sheegtay Inay Aqoonsatay Baasaaboorka Somaliya,Laguna Soo Gali Karo Dalkeeda

                            14,May,2014(SDN/QJ)-  Dalka ugu horumarsan geyiga Afrika ee Koonfur Afrika, ayaa waxa uu aqoonsaday Basaboorka Somaliga, xilli dalkaasi ay ku badan yihiin ganacsatada Somaliyeed ee dalalka Afrika ganacsiga ku heysta. General C/laahi Gaafow Maxamuud, Taliyaha Waaxda Socdaalka iyo Jinsiyadaha ee Somaliya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Dowladda Koonfur Afrika ay aqoonsatay Basbaoorka Soomaaliga. Taliyaha, ayaa…

                            Read More

                              Agaasimihii Xannaanada Xoolaha Dr: Cagaweyne Oo Xilkii Laga Qaaday iyo Mid Cusub Oo La Magacaabay

                              14,May,2014(SDN/QJ)-  Waxa maanta laga qaaday Jagadii Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha Jamuuridda Somaliland Dr:Cagaweyne,iyada oo loo Magacaabay Agaasime Cusub Wasaaradda Xanaanadda Xoolaha JSL.sidaasna waxa lagu sheegay Warsaxaafadeed Goor dhawd laga soo saaray Qasriga Madaxtooyadda Somailand.waxaana lag socodsiiyay Wasiirka Wasaaradaasi inuu Xilka ukala wareejiyo laba Masuul. Waxaaana uu Warsaxaafadeedkaasi u dhignaa sida tan: “War-saxaafadeed-Date: –…

                              Read More

                                Haay’adda Maraykanka Ah Ee CPJ Oo Madaxweyne Siilaanyo Ugu Baaqday Inuu Xayiraadda Ka Qaado Wageyska Haatuf,Saxafiyiinta Xidhan Soo Daayo

                                14,May,2014(SDN/QJ)- Hay’adda qaabilsan ilaalinta saxaafadda dunida ee loo yaqaan CPJ, oo ay xarunteedu tahay magaalada New York ee dalka Maraykanka, ayaa Madaxweyne Axmed Maxamed Siilaanyo ugu baaqday inuu xorriyadooda u soo celiyo saxafiyiinta Wargeyska Haatuf ee toddobaadkan la xidhay, islamarkaana xayiraadda laga qaado xarunta Wargeyska Haatuf. Mr. Tom Rhodes, oo ah ergayga CPJ u qaabilsan…

                                Read More

                                  “Dhaqaale $ 212 Milyan Ah Dawo Loogama Waayin 850 Mujaahid, Waa Arrin Inna Seegay, Dawladdaana Dadka Ka Masuul Ah” Dr. Sacad Cali Shire

                                  14,May,2014(SDN/QJ)-Jimciyadda Mujaahidiiinta SOOYAAL oo kaashanaya urur Magaciisu yahay Raywan, ayaa bilaabay dedaallo dhaqaale loogu ururinayo Mujaahidiintii SNM ee Maskaxda ka naafoobay, kuwaasi oo xaalad liidata ugu nool deegaanno kala duwan oo dalka ah. Sooyaal iyo Raywan, ayaa Munaasibaddii ugu horeysay ee kaga dhawaaqeen qaadhaan ururinta ay doonayaan in lagu daaweeyo Mujaahidiinta Maskaxda ka naafoobay, waxa…

                                  Read More