Hogaamiyaha Shiinaha Oo Soo Gabogabeeyay Booqashadii Uu Ku Joogay Kenya

    12,May,2014(SDN/QJ)- Ra’isal wasaaraha Shiinaha Li Keqiang ayaa soo gaba-gabeeyey booqasho rasmi ah oo uu ku joogay dalka Kenya muddo seddax maalin ah. Waxa uuna madaxda waddamada bariga afrika ee Kenya, Uganda, Koonfurta Suudaan iyo Rwanda uu la saxiixday qandaraasyo isugu jira gannacsi iyo kuwa maalgashi oo gaadhaya balaayin doolar. Mashaariicdaasi waxa ugu muhiimsan khad tareen…

    Read More

      Shil Naxdin leh Sadex ka Mid ah Shaqaalaha Somtel oo Geeriyooday kadib markuu la dhacay Taawar ay Samaynayeen

      Berbera 12.May 2014 (SDN/QJ)- Saddex qof oo ka tirsan Shaqaalaha Shirkadda isgaadhsiinta Somtel ayaa ku geeriyooday Degaanka Xabaalo Tumaalo oo u dhaw Magaalada Berbera ee Gobolka Saaxil. Geerida Shaqaalahan ayaa timid ka dib markii Taawar ay samaynayeen la soo dhacay, waxayna kala yihiin 1. Marxuum Deeq Siciid Cismaan 2. Marxuum Cabdiraxiin Maxamed Kaarshe 3. Marxuum…

      Read More

        Yuhuudda Oo Sheegtay Inay Qeyb Ka Qaadan Doonaan Hawl galadda Samata-bixinta Hablaha la Afduubtay

        12,May,2014(SDN/QJ)-Koox reer Isra’iil ah oo la sheegay inay ku takhasuseen la dagaalanka argegixisada ayaa la filayaa inay ku biiraan dadaallada lagu doonayo in lagu soo furto gabdhaha Nigeria ee la afduubay. Kooxda Boko Xaraam ayaa sheegtay inay ka dambaysay afduubka gabdhaha. Isra’iiliyiintu waxay ku biiri doonaan Maraykanka, Britain iyo Faransiiska oo horey u gaaray dalka…

        Read More

          Chine:Maydka Haweenay Soomaaliyeed Oo Halis ugu jira In La Gubo iyo Saygii Qabi Jirey Oo Qaylo-dhaan Soo Dirsaday

          Beijing:May,12,2014(SDN/QJ)-Ciidamada Booliska Dalka Chine ayaa la sheegay inay Maanta waraaq Digniin ah farta ka saareen Seyga Haweenay Soomaaliyad ahayd oo Shan maalmood ka hor Cisbitaal Dalkaas ku yaalla ugu geeriyootay xanuun caloosha ka haleelay. Warqada waxaa ku qorneyd in la gubi doono meydka haweeneyda Somaliyeed ee dalkaasi ku geeriyootay, haddii muddo dhan 5 cisho aan…

          Read More

            Badweynta Muqdisho Oo Uu Ku Dhintay Muwaadin Turki ahi

            Muqdisho:May,12,2014(SDN/QJ)-Muwaadin u dhashay Dalka Turkiga ayaa sida la sheegayo ku geeriyooday Muqdisho kadib markii uu si kedis ah u galay Badweynta, ugan Gudbay Xeebta. Muwaadinkan ayaa la sheegay inuu ku talo jirey inuu Booqdo Dhismaha uu Dalka Turkigu ka wado Agagaarka Dugsigii Tababarka Booliska ee School Police. Dadkii goob joogga u ahaa dhacdada ayaa sheegay…

            Read More

              DHEGEYSO: Guddoomiyaha Odeyaasha Soomaaliya oo sheegay in reer Somaliland ay aad diyaar ugu yihiin Midnimada,beeniyayna in ay May 18 ka qeybgalayaan

              Borama May 12, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Odeyaasha dhaqanka ee Soomaaliya oo booqasho ku jooga Somaliland ayaa u sheegay warbaahinta koonfurta in ay aad ula yaabeen sida reer Somaliland midnimada u doonayaan, “Maheyn waxa aanu fileynay ama laga sheekeyn karo sida dadku u doonayo Somalinimada,wixii horena waa laga bogsaday”ayuu yiri odey Xaad. [peckplayer id=”1″ sound=”http://www.somalimemo.net/old/m.xaad.lite.mp3”]  

              Read More

                Dhacdooyin La Yaab leh Oo Keenay In Ciidanka Seerra Leone Ee Somalia ay Codsadaan in Dalkoodii lagu Celiyo

                Kismaayo:May,12,2014(SDN/QJ)-Sida uu Qoray Wargeyska lagu magacaabo Africareview, Ciidamada Waddanka Seorra Leon ka jooga Somalia ee haatan ku sugan Gobolka jubada Hoose, ayaa codsaday in Dib loogu celiyo dalkoodii Hooyo. Wargeyska oo soo  xiganayey askar  ka tirsan ciidanka Sierra Leone  ayaa sheegay in ciidamada Sierra Leone  ay ka cabanayaan arimaha ay ka mid yihiin arrimahan Hoos…

                Read More

                  DAAWO:Calooxumada Tahriibta iyo Habdhaqanka Guracan ee Carabta Yemen iyo Sucuudigu kula kacaan Haweenka

                  Sanca May 12, 2014(SDN/QJ)-Barnaamijka Newsnight ee ka baxa TV-ga BBCda ayaa lagu soo bandhigay calool xumada Soo wejahda dhalinyarada ka socdaasha Geeska Africa ee beegsata Sucuudiga. Dhalinta oo siimara dalalka Jabuuti iyo Yemen iyaga oo ku sii jeeda dalka Sucuudiga ayaa waxa dhexda u gala qawleysato afduub,jirdil iyo kufsi isu raaciya dhalinta nolol doonka ah….

                  Read More

                    “Markii uu Xilka qabsaday Kulmiye anigu waan u tegay Siilaanyo oo waxan ku idhi inagu maraykan ma nihine oo Beelaynu nahay, laakiin…..” Eng. Faysal Cali Waraabe

                    London:May,12,2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, ayaa Xukuumadda Madaxweyne Siilaanyo ku Eedeeyey inay Eex iyo Kala sarraysiin dhinaca dadka deegaanka u ah Somaliland ku kacday. Guddoomiye Faysal oo Waraysi gaar ah siinayey Tv-ga Universal, ayaa tilmaamay inuu Xisbiga Kulmiye Sunne Qalloocan dalka ka hirgeliyey markii uu xukunka qabsaday, taas oo ah…

                    Read More

                      DAAWO:Guddoomiyaha UCID oo soo bandhigay aqoontiisa siyaasadaha is dulsaaran ee Soomaaliya

                      London May 12, 2014(SDN/QJ)-Guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee UCID Eng. Faysal Cali Waraabe ayaa wareysi uu siiyay warbaahinta Koonfur Galbeed ee dalka Soomaaliya waxa uu ku soo bandhigay aqoontiisa durugsan ee siyaasadaha isu foogan ee dalka Soomaaliya. Guddoomiyaha ayaa sida horeba uu u muujiyay dhawr jeer waxa uu yahay siyaasiga reer Somaliland ee ugu aqoonta…

                      Read More

                        Madaxweyne DDS Oo Isku Shaandhayn Ballaadhan ku Sameeyey Golihiisa Wasiirrada iyo Madax ka Tirsan Xukuumaddiisa

                        Jigjiga:May,12,2014(SDN/QJ)-Madaxweynaha Dawlad-deegaanka Ethiopia Cabdi Maxamuud Cumar ayaa isku-shaandhayn ku sameeyey Golihiisa Wasiirrada iyo Waliba Maareeyayaashiisii. Madaxweyne Cabdi Maxamud, ayaa qaar ka mid ah Wasiirradiisii iyo Guddoomiyayaashii Degmooyinka isku Beddel Ballaadhan ku sameeyey. Isku shaandhaynta ayaa sidan u dhacday, 1-Cabdi Geedi oo ahaa Guddoomiyaha Degmada Jigjiga wuxuu noqday maareeyaha Wakaalada Dakhliga 2-C/wahaab Rashiid oo ahaa Maareeyaha…

                        Read More

                        Man City Ayaa Hantidey Horyaalkii Ingiriiska (Premier League) Markii 2-0 Ku Khaarijisey West Ham. (By Jaahuur)

                        London-11-May-2014(SDN)Akhyaartay qormadeena ciyaaraha waxaynu u caraabineynaa xaggaaiyo cariga Ingirska iyo horyaalkii oo lagu kala faraxashey(Premier League)waxaana ku guuleystey Man City. Horyaalkan ayaa soo marey marxalado kala daran intii uu socdey laguna jaahwareersanaa saadaashiisa kooxdii hantiyi lahayd waayo Chelsea,liverpool iyo Man City ayaa kooxiba markeeda hogaamineysey. Haddaba maanta oo ahayd maalintii ugu dambeysey hoyaalka Ingiriiska (Premier…

                        Read More

                          Wararkii Caawa ee Dalka iyo Dibada ee Shabakada Qurbejoog.com {DHAGAYSO}

                          Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Ku Soo dhawaada Dhamaan Akhyaarta ku Xidhan Shabakada Somalidiasporanews.com Meel kasta oo Dunnida Dacaladeeda aad kaga Sugan Tihiin Warar Wixii Naga  Soo Gaadhay Dalka Gudihiisa iyo Dibadiisa oo aanu idiinka Soo Gudbinayno Studiyaha Qurbejoog.com ee Caasimada Somaliland ee Hargaysa . Waxaa Warka Caawa  Idiin Soo Tebin Doona Weriye Maxamed Xasan Daacad…

                          Read More

                            ” Umada Soomaliyeed koonfur ha joogto ama waqooyi ha joogtee waa inay is bartaan ” Afhayeenka Duqayda Reer Muqdisho {DHAGAYSO}

                            Boorama 11.May 2014 (SDN/QJ)- Odoyaashaasi Waxay Sheegeen In Aanay Wax Siyaasad Ah U Socon, Laakiin Waxa Booqashadoodu Ay Ka Abuurtay Guux Siyaasadeed Somaliland Gudaheeda, Iyada Oo Warar Kala Duwan Laga Bixiyay Booqashadooda. Haddaba  Guddoomiyaha Odoyaashaasi Soomaaliyeed Ee Dhaqanka Maxamed Xasan Xaad Isaga Oo Hadda Jooga Magaalada Boorame Waxaa Khadka Telefoonka ku Waraysatay Laanta afka Somaliga…

                            Read More

                              “Waaxda Garsoorka Waxaanu doonaynaa oo Keliya inay ka Jawaabaan Mushaharka uu Yidhi Madaxweynuhu Waan Siiyaa” Xubno Qareeno ah {DHAGAYSO}

                              Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Xubno ka Mid ah Qareenada iyo Daneeyeyaasha Xuquuqul Iinsaanska Somaliland oo Maanta la Hadlay Warbaahinta ayaa Si Xoogan u Naqdiyay Hanaankii ay Maxkamada Gobolka Maroodi Jeex u martay Xadhigii ay ku riday Gudoomiyaha Wargayska Haatuf iyo Tifaftirihii Wargayskaas. Xubnahani Waxay Cod Dheer ku sheegeen inaanu Jirin Wax Madax banaani Garsoor ah…

                              Read More

                                Madasha Wada Tashiga oo Mashruuc Turkigu Maalgelinayo Ku Tilmaamay Socdaalka Odayada Somalia Daawo

                                Hargaysa 11.May 2014 (SDN/QJ)- Madasha Wada Tashiga iyo Toosinta Qaranka ayaa Shir Jaraa’id oo ay Maanta ku qabteen Magaalada Hargaysa Waxay kaga Hadleen Mawqifkooda ku aadan Odayaasha Dhaqanka ee Beesha Hawiye ee Socdaalka ku Jooga Somaliland Waxaa kale oo ay ka hadleen Xadhigii Mas’uuliyiinta Wargayska Haatuf ee Shalay ay Maxkamadu Xabsiga u taxaabtay. Xubnaha Kulankaas…

                                Read More

                                  Odayaal Dhaqameedkii Reer Somalia,ayaa Maanta Gaadhay Magaaladda Borame

                                  11,May,2014(SDN/QJ)– Odayaashii,Ganacsatadii iyo Salaadiintii kale ee ka socotay Magaaladda Muqdisho ee Caasimadda Somaliya,dhawaanahan ku sugnaa Somaliland ayaaa maanta u kicitimay Mgaaladda Borame ee Xarunta Gobolka Awdal.waxaana la sheegayaa inay halkaas kula kulmi doonaan Qeybaha Bulshadda Sida:Madaxdhaqmeedka reer Awdal,Ganacsatadda iyo guud ahaanba Qeybaha kal duwan ee Bulshadda reer Awdal. Joogi taanka Odayaashan,ayaa waxa uu dareeno kale…

                                  Read More